WARBIXIN: 624 Xiddig Oo Ka Qayb-gelaya EURO 2020, Kooxaha Ciyaaryahanadda
24ka waddan ee ka qayb-gelaya tartanka qaramada Yurub ee Jimcaha bilaabmaya, waxa mid walba uu haystaa 26 ciyaartoy, taas oo tirada guud ee xiddigaha kasoo muuqanaya tartankan ka dhigaysa 624, waxaanay tiradani halkan gaadhay markii ay UEFA beddeshay tirada loo ogol yahay waddamada ka qayb-gelaya tartankan.
Sharciga ayaa hore u dhigayey in 23 ciyaartoy uu waddan kastaa soo magacaabo, laakiin Fayraska Korona dartii iyo halista ay ciyaaryahannadu ugu jiraan inuu ku dhaco oo ay karantiil galaan ayaa sababtay in UEFA ay tirada ciyaartoyda xulalka ka dhigto 26 waddan walba.
30 kooxood oo kala duwan oo dalalka Yurub oo dhan ka kala ciyaara ayaa ka qayb-gelaya tartankan, waxaase tirada ugu badan ku leh labada kooxood ee Chelsea iyo Manchester City oo ciyaartoyda ugu badan ee ka dheelaysa tartankan ay ka yimaaddeen kooxahooda.
Manchester United, Juventus iyo Bayern Munich ayaa iyaguna ku leh min 10 ciyaartoy iyo ka badan, halka Dynamo Kiev ay isku mid yihiin Manchester United oo kaliya ay ka dambayso kooxaha Juve, Bayern, City iyo Chelsea.
Halkan kaga bogo tirada ciyaartoyda ay koox kastaa ku leedahay tartanka Euro 2020
=11 Atalanta – 8 Ciyaartoy
Ciyaaryahanadda laga soo xulay ee ka qayb-gelaya Euro 2020: Rafael Toloi (Italy), Remo Freuler (Switzerland), Joakim Maehle (Denmark), Aleksei Miranchuk (Russia), Marten de Roon (Netherlands), Ruslan Malinovskyi (Ukraine), Mario Pasalic (Croatia), Robin Gosens (Germany)
=11 Napoli – 8 Ciyaartoy
Ciyaaryahanadda laga soo xulay ee ka qayb-gelaya Euro 2020: Giovanni Di Lorenzo (Italy), Lorenzo Insigne (Italy), Alex Meret (Italy), Dries Mertens (Belgium), Elif Elmas (North Macedonia), Piotr Zielinski (Poland), Stanislav Lobotka (Slovakia), Fabian Ruiz (Spain)
=11 Dinamo Zagreb – 8 Ciyaartoy
Ciyaaryahanadda laga soo xulay ee ka qayb-gelaya Euro 2020: Mario Gavranovic (Switzerland), Arijan Ademi (North Macedonia), Stefan Ristovski (North Macedonia), Dominik Livakovic (Croatia), Mislav Orsic (Croatia), Bruno Petkovic (Croatia), Josko Gvardiol (Croatia), Luka Ivanusec (Croatia)
=11 Tottenham – 8 Ciyaartoy
Ciyaaryahanadda laga soo xulay ee ka qayb-gelaya Euro 2020: Ben Davies (Wales), Joe Rodon (Wales), Gareth Bale (Wales), Toby Alderweireld (Belgium), Pierre-Emile Hojbjerg (Denmark), Harry Kane (England), Hugo Lloris (France), Moussa Sissoko (France)
=11 Barcelona – 8 Ciyaartoy
Ciyaaryahanadda laga soo xulay ee ka qayb-gelaya Euro 2020: Martin Braithwaite (Denmark), Frenkie de Jong (Netherlands), Sergio Busquets (Spain), Jordi Alba (Spain), Pedri (Spain), Clement Lenglet (France), Antoine Griezmann (France), Ousmane Dembele (France)
=11. Liverpool – 8 Ciyaartoy
Ciyaaryahanadda laga soo xulay ee ka qayb-gelaya Euro 2020: Xherdan Shaqiri (Switzerland), Ozan Kabak (Turkey), Neco Williams (Wales), Georginio Wijnaldum (Netherlands), Jordan Henderson (England), Andrew Robertson (Scotland), Thiago Alcantara (Spain), Diogo Jota (Portugal)
=9 RB Leipzig – 9 Ciyaartoy
Ciyaaryahanadda laga soo xulay ee ka qayb-gelaya Euro 2020: Yussuf Poulsen (Denmark), Marcel Sabitzer (Austria), Konrad Laimer (Austria), Dani Olmo (Spain), Emil Forsberg (Sweden), Marcel Halstenberg (Germany), Lukas Klostermann (Germany), Peter Gulacsi (Hungary), Willi Orban (Hungary)
=9 Inter – 9 Ciyaartoy
Ciyaaryahanadda laga soo xulay ee ka qayb-gelaya Euro 2020: Stefano Sensi (Italy), Nicolo Barella (Italy), Alessandro Bastoni (Italy), Romelu Lukaku (Belgium), Christian Eriksen (Denmark), Stefan de Vrij (Netherlands), Ivan Perisic (Croatia), Marcelo Brozovic (Croatia), Milan Skriniar (Slovakia)
=7 Borussia Monchengladbach – 10 Ciyaartoy
Ciyaaryahanadda laga soo xulay ee ka qayb-gelaya Euro 2020: Yann Sommer (Switzerland), Nico Elvedi (Switzerland), Denis Zakaria (Switzerland), Breel Embolo (Switzerland), Stefan Lainer (Austria), Valentino Lazaro (Austria), Marcus Thuram (France), Matthias Ginter (Germany), Jonas Hofmann (Germany), Florian Neuhaus (Germany)
=7 Borussia Dortmund – 10 Ciyaartoy
Ciyaaryahanadda laga soo xulay ee ka qayb-gelaya Euro 2020: Manuel Akanji (Switzerland), Axel Witsel (Belgium), Thomas Meunier (Belgium), Thorgan Hazard (Belgium), Thomas Delaney (Denmark), Jadon Sancho (England), Jude Bellingham (England), Mats Hummels (Germany), Emre Can (Germany), Raphael Guerreiro (Portugal)
=5 Dynamo Kyiv – 11 Ciyaartoy
Ciyaaryahanadda laga soo xulay ee ka qayb-gelaya Euro 2020: Heorhiy Bushchan (Ukraine), Serhiy Sydorchuk (Ukraine), Mykola Shaparenko (Ukraine), Illya Zabarnyi (Ukraine), Viktor Tyshankov (Ukraine), Vitaliy Mykolenko (Ukraine), Artem Besyedin (Ukraine), Oleksandr Karavayev (Ukraine), Oleksandr Tymchuk (Ukraine), Denys Popov (Ukraine), Tomasz Kedziora (Poland)
=5 Manchester United – 11 Ciyaartoy
Ciyaaryahanadda laga soo xulay ee ka qayb-gelaya Euro 2020: Daniel James (Wales), Donny van de Beek (Netherlands), Luke Shaw (England), Harry Maguire (England), Marcus Rashford (England), Dean Henderson (England), Scott McTominay (Scotland), David de Gea (Spain), Victor Lindelof (Sweden), Paul Pogba (France), Bruno Fernandes (Portugal)
4. Juventus – 12 Ciyaartoy
Ciyaaryahanadda laga soo xulay ee ka qayb-gelaya Euro 2020: Giorgio Chiellini (Italy), Federico Chiesa (Italy), Leonardo Bonucci (Italy), Federico Bernardeschi (Italy), Merih Demiral (Turkey), Aaron Ramsey (Wales), Matthijs de Ligt (Netherlands), Wojciech Szczesny (Poland), Alvaro Morata (Spain), Dejan Kulusevski (Sweden), Adrien Rabiot (France), Cristiano Ronaldo (Portugal)
3. Bayern Munich – 14 Ciyaartoy
Ciyaaryahanadda laga soo xulay ee ka qayb-gelaya Euro 2020: David Alaba (Austria), Robert Lewandowski (Poland), Benajmin Pavard (France), Corentin Tolisso (France), Kingsley Coman (France), Lucas Hernandez (France), Manuel Neuer (Germany), Joshua Kimmich (Germany), Serge Gnabry (Germany), Jamal Musiala (Germany), Niklas Sule (Germany), Leon Goretzka (Germany), Leroy Sane (Germany), Thomas Muller (Germany)
=1 Manchester City – 15 Ciyaartoy
Ciyaaryahanadda laga soo xulay ee ka qayb-gelaya Euro 2020: Kevin De Bruyne (Belgium), Nathan Ake (Netherlands), Oleksandr Zinchenko (Ukraine), Kyle Walker (England), John Stones (England), Raheem Sterling (England), Phil Foden (England), Ferran Torres (Spain), Eric Garcia (Spain), Rodri (Spain), Aymeric Laporte (Spain), Ilkay Gundogan (Germany), Ruben Dias (Portugal), Bernardo Silva (Portugal), Joao Cancelo (Portugal)
=1 Chelsea – 15 Ciyaartoy
Ciyaaryahanadda laga soo xulay ee ka qayb-gelaya Euro 2020: Jorginho (Italy), Emerson (Italy), Andreas Christensen (Denmark), Mateo Kovacic (Croatia), Mason Mount (England), Ben Chilwell (England), Reece James (England), Billy Gilmour (Scotland), Cesar Azpilicueta (Spain), Olivier Giroud (France), N’Golo Kante (France), Kurt Zouma (France), Antonio Rudiger (Germany), Kai Havertz (Germany), Timo Werner (Germany)