Browsing Category

Sports

Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.

“Haddii Aad Doonayso Inaad Gool Dhaliso, Waa Inaad Ka

Xiddiga khadka dhexe uga ciyaara Manchester United ee Bruno Fernandes ayaa daboolka ka qaaday in saaxiibkiisa Old Trafford ee Fred uu u sheegay inuu soo minguuriyo oo uu koobiyeeyo qaab-ciyaareedkii halyeygii Red Devils ee Paul Scholes, taas oo uu xusay inay caawisay.Bruno Fernandes oo ah ciyaartoyga ugu saamaynta badan Manchester United waqtigan, dad badanna ay barbar-dhigaan Scholes, ayaa waxa uu tilmaamay inuu talooyin guuleystay siiyey Fed.Isaga oo bixinayay waraysi lagu baahiyey United Podcast ayaa waxa uu Fernandes…

Waa Imisa Mushaharka Ciyaaryahanadda Weerarka Dhinacayada Ee

Warbaahinta Ingiriiska ayaa bilowday inay soo bandhigto mushaharka ay qaataan ciyaartoyda kooxuhu, iyadoo lagu sallaynayo boosaska ay ka ciyaaraan.Horyaalka Premier League ayaa ah kan mushaharka ugu badan bixiya sannadkii marka la isku wada geeyo ciyaartoyda kooxaha, waxaanay ka sarreeyaan LaLiga, Serie A, Bundesliga iyo Ligue 1, sababtuna waa in ciyaartoyda ka dheesha Premier League ay yihiin xiddigo waaweyn oo intooda badan lacago badan lagu soo iibsaday.Waddanka Spain, labada kooxood ee Real Madrid iyo Barcelona oo ay soo…

Muxuu Toni Kroos Ka Yiri In Mesut Ozil Uu La Saftay

Toni Kroos ayaa ku tilmaamay “maaweelo” hadalkii uu Mesut Ozil ku garab istaagay Pierre-Emerick Aubameyang kaasoo uu xiddiga Jarmalka ku weeraray dabaaldegihiisa uu xirto maaskarada.Xiddiga khadka dhexe ee Real Madrid ayaa ku weeraray kabtanka Arsenal dabaaldegiisa uu xirto maaskarada Batman ama Black Panther ka dib marka uu gool dhaliyo.Wuxuu ku tilmaamay dabaaldegihiisa wax maalayacni ah taasoo keentay in Aubameyang uu Twitter ugu jawaabo Kroos isagoo u sheegay inuu dabaaldegyadaas u sameeyo willkiisa oo jecel Spiderman,…

Cesc Fabregas Oo U Jawaabay Taageerayaasha Arsenal Ee

Cesc Fabregas ayaa ugu baaqay taageerayaasha Arsenal inay sabar muujiyaan ka dib markii xilli ciyaareedka ay ku bilowdeen si gaabis ah iyadoo uu hogaaminayo Mikel Arteta.Tababaraha reer Spain ayaa ka durbaba cadaadis ku hoos jira ka dib markii ay Arsenal guuldarro 3-0 ka soo gaartay Aston Villa Axadii la soo dhaafay.Gunners ayaa laga badiyay afar ka mid ah sideedii kulan ee ay ciyaareen horyaalka Premier League, halka Arteta uu sidoo kale wajahayo eedeyo la xiriira go’aankiisa uu garabka bidix ee weerarka uga ciyaarsiinayo…

Daily Mail Oo Isku Dayday Inay Iska Horkeento Dadka

Waxyaabihii uu sameeyay Marcus Rashford sannadkan 2020 waxay ahaayeen kuwa cajiib ah. 23 jirkaan u dheela Man United ayaa iska dhegotiray soo jeedintii aheyd inuu ku ekaado kubada cagta isagoo hormuud ka noqday olole uu dowlada Ingariiska ku qasbay inay caawiso caruurta saboolka ah oo ay siiso raashiin bilaash ah inta iskuulka uu xiran yahay.Wuxuu dadaalkiisa ku muteystay in la gudoonsiiyo abaalmarinta ay bixiso boqorada Ingariiska ee MBE, wuxuuna rajo geliyay dad badan oo sannad adag ku jiray.Xiddiga Ingariiska ayaa…

England’s left-back option – ranked

When it comes to full backs, it would be fair to say that England is a bit skewed.A fan of right-backs? Have as many as you want, friend! We'll even keep some of them in midfield for some reason we have so many. Reece James has had to play one of the best footballs of his career just to get into the conversation, and there is so much quality competition that Aaron Wan-Bissaka has almost completely given up on an England quay.Left backs your thing more? Well ... the news is not as good, but things are gradually…

Waa Maxay Sababta Ay Barcelona 33 Milyan U Siineyso Lionel

Barcelona ayaa ku qasban inay Lionel Messi siiso lacag gaareysa 33 milyan euro xagaaga danbe xitaa haddii uu doorto inuu si xor ah uga tago kooxda.Messi ayaa isku dayay inuu soo gabagabeeyo waqtigiisa Camp Nou xagaagii la soo dhaafay laakiin waxaa taas ka horjoogsaday in qandaraaskiisa lagu burburin karay 700 milyan euro.Laakiin wuxuu ku bixi karaa si xor ah xagaaga soo socda iyadoo ESPN ay sheegeyso inuu lacag aad u badan ku leeyahay Barcelona.Qandaraaskii uu 33 jirkaan saxiixay sannadkii 2017 waxaa ku jirtay sharuud aheyd…

Maamulka Barcelona Oo Gaaray Mid Ka Mid Ah Go’aamadii Ugu

Agaasimihii hore ee kooxda Barcelona Javier Bordas ayaa sheegay in kooxda reer Spain ay soo martay fursad ah inay la wareegaan xiddiga Paris Saint-Germain Kylian Mbappe balse ay bedelkiisa u dhaqaaqeen xiddiga dhaawacyada u nugul ee Ousmane Dembele.Agaasimaha ayaa sheegay in wakiilka Kylian Mbappe inuu la soo xiriiray iyadoo heshiiska lagu dhameyn karay 100 milyan euro laakiin ay ka doorteen inay 105 milyan euro kula soo wareegaan xiddigii Borussia Dortmund Dembele.“Markii aan la saxiixaneynay Dembele, waxaa la isla soo…

Xiddig Man United Ah Oo Markii Labaad Laga Helay Cudurka

Manchester United ayaa dhibaato weyn ay soo gaartay ka dib markii daafaca bidix Alex Telles laga helay cudurka Korona Fayras markii labaad. 27 jirkaan ayaa durbaba seegay afar kulan oo Red Devils ah ka dib markii ugu horeysay ee Korona Fayras laga helay dhamaadkii bishii October. Telles ayaa u hayaamay xulka dalkiisa Brazil markii baaritaan lagu sameeyay laga waayay cudurka. Daaficii hore ee FC Porto ayaa kursiga keydka ka soo kacay kulankii ay Brazil 1-0 kaga badisay xulka Venezuela maalintii Jimcaha. Laakiin…

Waa Kuma Daafaca Cusub Ee Kusoo Biiray Liiska Xiddigaha Ay

Kooxda Liverpool ayaa liiska daafacyada ay saxeexooda doonayso si ay ugu xaliso dhibka dhaawacyada safkeeda dambe haleelay ku darsatay dambeedka xulka qaranka Portugal iyo kooxda Olympiacos ee Ruben Semedo.Jurgen Klopp ayay u muuqataa inuu hubaal daafac dhexe oo cusub lasoo saxeexan doono bisha January kaddib dhaawacyo mudo dheer ah oo loo jaray lamaanihii booskaas ee Virgil Van Dijk iyo Joe Gomez.Van Dijk ayaa seegi kara dhammaan inta xilli ciyaareedka ka hadhay kaddib qaliin jilibka loogaga sameeyay isagoo ku dhaawacmay…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More