Browsing Category
Sports
Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.
Aubameyang Iyo Ciyaaryahanadda Gabon Oo Muddo LIX SAACADOOD Ah
Ciyaaryahanadda xulka qaranka Gabon ayaa muddo lix saacadood ah lagu haystay garoonka diyaaradaha ee Gambia xilli ay doonayeen inay waddankaas la ciyaaraan kulan ka tirsan isreeb-reebka tartanka African Cup of Nations.Dhacdadan oo ahayd ka hor intii aanay ciyaartu bilaabmin ee ay xiddigaha Gabon kasoo dageen garoonka diyaaradaha ayaa waxa baasabooradooda la wareegay laanta Socdaalka ee Gambia, waxaana layaab noqotay in muddo lix saacadood ah laga haystay baasaboorada oo aan loosoo celinin.Pierre-Emerick Aubameyang ayaa…
Donald Trump Iyo Kooxda Leeds United Oo Warbaahinta Iskugu
Leeds UNited ayaa baraha bulshada ugu jawaabtay Madaxweynaha muddadiisu sii dhamaanayso ee waddanka Maraykanka ee Donald Trump, kaas oo baraha bulshada ka sameeyey arrin kooxdan la la xidhiidha.Madaxweyne Trump oo weerar ku qaadayay telefishanka Telefishanka FOX NEWS waxa ereyadii qallafsanaa ee uu kusoo xusay (mention-gareeyey) ama tag gareeyey barta Twitterka ee taageerada Leeds United ee “Lifelong Leeds United”, taas oo keentay in kooxduna jawaab degdeg ah oo ku maadaysi ah ay ka bixiso.Leeds United ayaa waxay qoraal ay…
Chelsea Oo Ku Biirtay Dhibbaneyaasha Xiddigaha Ku Waayey
Jamaahiirta Chelsea ayaa ka war helay in saxeexdooda cusub ee Ben Chilwell ay suurtogal tahay inuu in muddo ah garoomada ka maqnaado kaddib dhaawac kasoo gaadhay kualnkii xalay England iyo Belgium ay ku kala baxeen 2-0, taas oo Ingiriisku kaga hadheen tartanka UEFA Nations League.Difaacan bidix ayaa dhowaan kasoo laabtay dhaawac waqti dheer uu ku maqnaa ayaa muddadii uu soo laabtay waxa uu bandhig wanaagsan ka sameeyey garoomada, isagoo 10 ciyaarood oo uu Chelsea u saftay laba gool u dhaliyey, saddex caawimoodna raaciyey,…
“Murugo Iyo Qalbi-jab Ayaan Ku Dareemay Qaabkii Aan Uga
Weeraryahanka reer Uruguay ee Luis Suarez ayaa dib ugu laabtay ka sheekaynta sidii aan wanaagsanayn ee uu kusoo dhamaaday waayihiisii Barcelona oo xagaagii dhowaa uu si waji xumaan ah uga tegay, kaddib markii ay kooxdaasi go’aamisay inuu iska tago.Luis Suarez waxa uu sheegay inuu dareemay murugo iyo niyad-jab xanuun leh, isla markaana dhabarka loo jeediyey oo loo sheegay in aan la doonayn, balse uu helay koox kale oo uu ka helay soo dhoweyn iyo kalgacal, isla markaana uu ku dareemayo qab.Laacibkan oo waraysi siinayay…
Inka Ilow Dhaawacyadii Robertson, Arnold, Gomez, Van Dijk,
Kabtanka kooxda kubadda cagta Liverpool ee Jordan Henderson ayuu xalay dhaawac kasoo gaadhay kulankii xalay uu xulka qaranka England kaga hadhay tartanka UEFA Nations League ee waddanka Belgium uu ku garaacay 2-0.Tababaraha xulka qaranka England ee Gareth Southgate ayaa xaqiijiyey in Henderson uu beddelay markii uu dhaawac kasoo gaadhay muruqa, taas oo sii kordhisay musiibada dhaawacyada Liverpool.Laacibkan ayaa la beddelay waqtigii nasashada, waxaana booskiisa yimid Harry Winks, xilli ciyaartanna ay awoodi waayeen inay ka…
Xiddig Khad Dhexe Uga Ciyaaray Liverpool, Daafac Dhexena U
Daaficii hore ee Barcelona Javier Mascherano ayaa ku dhawaaqay inuu si rasmi ah uga fariistay ciyaarista kubada cagta.Xiddiga reer Argentina ayaa kabaha iska bixiyay ka dib waayo ciyaareed uu ku soo qaatay wadankiisa iyo sidoo kale Brazil, England, Spain iyo Shiinaha.Mascherano ayaa udub dhexaad u ahaa kooxdii Rafael Benitez ee Liverpool ka hor inta uusan ku biirin kooxdii Barcelona ee Pep Guardiola ee qabsatay dunida sannadkii 2010.Wuxuu dib u habeyn ku sameeyay ciyaartiisa isagoo ka tagay booskiisa burburiyaha khadka dhexe…
England Oo Laga Reebay Koobka UEFA Nations League Ka Dib
Rajadii xulka England ee inay u soo baxaan ciyaaraha kama danbeysta ee koobka UEFA Nations League ayaa soo dhamaatay iyadoo xulka Gareth Southgate ay guuldarro 2-0 ka soo gaartay xulka Belgium.Xulka Three Lions ayaa ogsaanaa inay qasab ku tahay inay seddexda dhibcood ka qaataan xulka kaalinta 1aad ee dunida si ay u sii nooleeyaan rajadooda tartankaa, laakiin guuldaradii soo gaartay caawa ayaa taasi meesha ka saartay.Kaliya 10 daqiiqo ayay ku qaadatay Belgium inay hogaanka u qabtaan ciyaarta iyagoo ka faa’ideystay baas uu…
“Waligay Waqti Sidan Oo Kale Iigu Adag Ima Soo Marin,
Paul Pogba ayaa markii ugu horreysay ku furtuuray tababare Ole Gunnar Solksjaer oo la miciinsadayy kursiga kaydka, waxaanu xaqiijiyey in aanu ku faraxsanayn doorka laga siinayo kooxda.Laacibka reer France waxa uu hoosta ka xariiqay inuu ku jirto waqtigiisii ugu adkaa intii uu xirfadda kubadda cagta ku jiray, xilli uu kasoo muuqday 10 ciyaarood dhamaan kulamadii Premier League iyo Champions League ee xili ciyaareedkan, kuwaas oo qaarna uu beddel kusoo galay kuwo kalena uu kusoo bilowday.Tababare Ole Gunnar Solskjaer ayaa la…
Shaxda Rasmiga Ah Ee Kulanka Belgium vs England – Xiddigaha
Tababaraha xulka qaranka Belgium ayaa kusoo bilaabay kubbad-sameeyaha Manchester City ee Kevin de Bruyne, kulanka adag ee tartanka UEFA Nations League ee England ay iskaga hor imanayaan.Gareth Southgate ayaa dhinaciisa safka hore kusoo bilaabay laacibka khadka dhexe uga ciyaara Chelsea ee Mason Mount oo bandhig wanaagsan ka samaynayay kulamadii horyaalka Premier League ee xili ciyaareedkan.England oo ku jirta kaalinta saddexaad ee Group A2 ayaa guul weyn u baahan si ay kaalinta koowaad uga cidhiidhsan karto Belgium oo…
Kevin De Bruyne Oo Weerar Afka Ah Ku Qaaday Roy Keane Iyo
Kevin De Bruyne ayaa ka difaacay Kyle Walker eedayn uga timid halyeygii Manchester United ee Roy Keane oo ku tilmaamay mid edeb daran oo liita.Walker ayaa xili ciyaareedkan si joogto ah u ilaashanayay booskiisa difaaca midig, waxaase uu la kulmay dhalleecayn kulamada qaarkood, gaar ahaan qaladkii uu ku galay Sadio Mane ciyaartii Sabtidii usbuucii hore, taas oo keentay in rikoodhe lagu qabto uu gool u beddelay Mohamed Salah.Roy Keane oo fadhiyey istuudiyaha telefishanka Sky Sports ayaa dhacdadaas kaddib ku tilmaamay Walker…