Kevin De Bruyne Oo Weerar Afka Ah Ku Qaaday Roy Keane Iyo
Kevin De Bruyne ayaa ka difaacay Kyle Walker eedayn uga timid halyeygii Manchester United ee Roy Keane oo ku tilmaamay mid edeb…
Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.
Kevin De Bruyne ayaa ka difaacay Kyle Walker eedayn uga timid halyeygii Manchester United ee Roy Keane oo ku tilmaamay mid edeb…
Xiddiga khadka dhexe uga ciyaara Manchester United ee Bruno Fernandes ayaa daboolka ka qaaday in saaxiibkiisa Old Trafford ee Fred uu u…
Warbaahinta Ingiriiska ayaa bilowday inay soo bandhigto mushaharka ay qaataan ciyaartoyda kooxuhu, iyadoo lagu sallaynayo boosaska ay ka ciyaaraan. Horyaalka Premier League…
Toni Kroos ayaa ku tilmaamay “maaweelo” hadalkii uu Mesut Ozil ku garab istaagay Pierre-Emerick Aubameyang kaasoo uu xiddiga Jarmalka ku weeraray dabaaldegihiisa…
Cesc Fabregas ayaa ugu baaqay taageerayaasha Arsenal inay sabar muujiyaan ka dib markii xilli ciyaareedka ay ku bilowdeen si gaabis ah iyadoo…
Waxyaabihii uu sameeyay Marcus Rashford sannadkan 2020 waxay ahaayeen kuwa cajiib ah. 23 jirkaan u dheela Man United ayaa iska dhegotiray soo…
When it comes to full backs, it would be fair to say that England is a bit skewed. A fan of right-backs?…
Barcelona ayaa ku qasban inay Lionel Messi siiso lacag gaareysa 33 milyan euro xagaaga danbe xitaa haddii uu doorto inuu si xor…
Agaasimihii hore ee kooxda Barcelona Javier Bordas ayaa sheegay in kooxda reer Spain ay soo martay fursad ah inay la wareegaan xiddiga…
Manchester United ayaa dhibaato weyn ay soo gaartay ka dib markii daafaca bidix Alex Telles laga helay cudurka Korona Fayras markii labaad.…
Kooxda Liverpool ayaa liiska daafacyada ay saxeexooda doonayso si ay ugu xaliso dhibka dhaawacyada safkeeda dambe haleelay ku darsatay dambeedka xulka qaranka…