Zlatan Ibrahimovic Oo Ku Biiray Liiska Cuqaasha Horyaalka
Zlatan Ibrahimovic ayaa lagu daray diiwaanka taariikhiga ah ee cuqaasha horyaalka waddanka Talyaaniga ee Serie A, waxaanu noqday ciyaartoygii afraad ee abid…
Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.
Zlatan Ibrahimovic ayaa lagu daray diiwaanka taariikhiga ah ee cuqaasha horyaalka waddanka Talyaaniga ee Serie A, waxaanu noqday ciyaartoygii afraad ee abid…
Liverpool ayaa war farxad leh ka heshay xaaladda xiddigeeda xanuunka Korona Fayraska u jiifay ee Mohamed Salah oo seegay kulankii ay xalay…
Halyeygii difaaca Liverpool ee Jamie Carragher ayaa saadaaliyey tababare khibrad iyo waayo aragnimo ba leh oo heersare ah oo mustaqbalka la wareegi…
Ousmane Dembele ayaa ku biiray liiska dhaawacyada Barcelona kaddib markii ay waxyeello kasoo gaadhay ciyaartii Atletico Madrid ee Sabtidii, taas oo ay…
Patrice Evra ayaa sheegay in kooxda Jurgen Klopp ee Liverpool inaan lagu tilmaami karin koox weyn ilaa iyo ay seddex jeer oo…
Liverpool ayaa soo bandhigtay mid ka mid ah qaab ciyaareedyadeedii ugu fiicnaa xilli ciyaareedkan iyagoo 3-0 ku xaaqay kooxda Leicester City xilli…
Mikel Arteta ayaa ku tilmaamay casaankii uu Nicolas Pepe qaatay mid aan la aqbali karin isagoo ku eedeeyay xiddiga garabka ka ciyaara…
Cidna uma cadeyn wixii ay Arsenal isku dayaysay inay sameyso, iyadoo haatan ay soo martay 450 daqiiqo oo aysan gool dhalinin horyaalka…
Arsenal ayaa ka badbaaday guuldarro xilli casaan laga siiyay bilowgii qeybta labaad Nicolas Pepe iyagoo barbaro goolal la’aan ah ku qabtay kooxda…
Manchester United ayaa lagu waramayaa inay ogolaatay inay 150 milyan euro oo u dhiganta 133 milyan ginnu kula soo wareegto Ansu Fati…
Arsene Wenger ayaa dabeecadiisa qarsooneyd banaanka soo dhigay isagoo ku kaftamay inuu ku raaxeysto daawashada tababarayaasha dhibaateysan ee Premier League. Halyeeyga Arsenal…