Waa Maxay Sababta Ay Barcelona 4.4 Milyan U Siisay Borussia
Barcelona ayaa lagu qasbay inay isbuucaan miiska u saarto Borussia Dortmund lacag gaareysa 4.4 milyan ginni madaama xiddiga fashilmay Ousmane Dembele uu…
Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.
Barcelona ayaa lagu qasbay inay isbuucaan miiska u saarto Borussia Dortmund lacag gaareysa 4.4 milyan ginni madaama xiddiga fashilmay Ousmane Dembele uu…
Mesut Ozil ayaa jawaab hadalkii ku xirtay siiyay taageeraha caanka ah ee Arsenal Piers Morgan kaasoo isku dayay inuu Twitter ku aflagaadeeyay…
Tartanka Champions League ayaa soo laabanaya ka dib seddex isbuuc uu hakad ku jiray iyadoo la gaarayo gabagabada wareega group-yada. Seddex ka…
Barcelona ayaa u safreysa Ukraine si ay u la ciyaaraan Dynamo Kyiv kulan ka tirsan wareega group-yada Champions League habeenka Talaadada, laakiin…
Taageerayaasha isboortiga ee Britain ayaa ku laaban doona garoomada 2da bisha December iyadoo ra’isal wasaaraha UK uu ansixiyay sharciyo lagu dabcinayo xakameynta…
Halyeeyga Arsenal Martin Keown ayaa soo jeediyay in mid ka mid ah sababihii loo celcelinayay Kieran Tierney dhamaadkii ciyaartii Leeds United inay…
Weeraryahanka Inter Milan ee Romelu Lukaku ayaa rumaysan in kooxdiisu ay tahay mid awood badan oo jawaab siin karta Real Madrid, kagana…
Kabtan Lionel Messi ayaa laga reebay liiska ciyaartoyda Barcelona ee gellinka dambe ee maanta safarka ugu baxaya waddanka Ukraine oo ay kula…
Rabitaankii Lionel Messi ee ahayd inuu Barcelona iskaga tago suuqii xagaaga ayaa noqotay mid soo jiidatay dhammaan dareenka jamaahiirta kala duwan ee…
Halyeeyga kooxda Manchester United ee Gary Neville ayaa sheegay in labada kooxood ee ree London ee Chelsea iyo Tottenham ay yihiin kuwa…
Maalin wanaagsan akhristayaasheena sharafta leh meel kasta oo aad dunida ka joogtaan. Suuqii iibka ciyaartoyda ee xagaagii waxa uu xidhmay horraanta bishii…