“Wuxuu Doonayaa Inuu Horyaal Kale Isku Tijaabiyo” – Wakiilka
Khadka dhexe ee kooxda Real Madrid ee Isco ayaa doonaya inuu iskaga tago kooxdaas kaddib mudo toddoba sano ah oo uu kasoo…
Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.
Khadka dhexe ee kooxda Real Madrid ee Isco ayaa doonaya inuu iskaga tago kooxdaas kaddib mudo toddoba sano ah oo uu kasoo…
Jose Mourinho wuxuu haystaa ciyaartooyo uu ka maydhay ‘maskaxdii hore’, isla markaana awood u leh inay ku guuleystaan horyaalka waddanka Ingiriiska ee…
Franck Kessie ayaa ilig laga tuuray kulankii AC Milan ay 3-1 ku garaacday Napoli Axaddii, laakiin daawayn kooban oo loogu sameeyey garoonka…
Tababaraha Manchester City, Pep Guardiola ayaa la sheegay inuu bartilmaameesanayo ciyaartoy horyaalka Premier League ka dheela oo waxqabadkiisu sarreeyo, isla markaana warbaahinta…
Siddeed maalmood oo kaliya ayuu haystaa si uu shaqadiisa u badbaadsan karo, haddii uu shuruuddaas kasoo bixi waayana waxa qaadi doonta seefta.…
Antoine Griezman ayaa daboolka ka qaaday inuu si cad u diidi doono inuu timihiisa jaro xataa haddii ay kooxdiisa Barcelona ka dalbato.…
Kulamada afraad ee tartanka Champions League ee heerka Group-yada ayaa caawa bilaabmaya, waxaanay kooxuhu bilaabayaan inay is-araggii labaad foodda isku daraan. Waxa…
Taageerayaasha kubada cagta ayaa loo ogolaaday inay dib ugu soo laabtaan garoomada Premier League Arbacada isbuuca danbe laakiin kumanaan taageerayaal ah ayaan…
Xiddiga Arsenal Nicolas pepe ayaa raaligeliyay asxaabtiisa kooxda ka dib markii uu casaan ku qaatay inuu herdiyay xiddiga Leeds United Ezgjan Alioski.
Real Madrid waxaa ka maqnaan doona xiddigooda Karim Benzema kulanka Champions League ee ay todobaadkan la ciyaarayaan Inter Milan sida ay sheegtay…
Sannadihii ugu danbeeyay tartanka horyaalka Premier League wuxuu noqday tartan labo fardood ah iyadoo ay ku tartamayeen kooxaha Liverpool iyo Manchester City…