Barcelona Oo Si Raaxo Leh Ugu Soo Baxday Wareega 16ka
Barcelona ayaa u soo gudubtay wareega 16ka Champions League ka dib markii ay 4-0 kaga badiyeen kooxda Dynamo Kyiv oo marti loo…
Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.
Barcelona ayaa u soo gudubtay wareega 16ka Champions League ka dib markii ay 4-0 kaga badiyeen kooxda Dynamo Kyiv oo marti loo…
Kooxda kubadda cagta Chelsea ayaa waqtigii dheeraadka ahaa guul ka gaadhay Rennes oo ay ugu tagtay waddanka Faransiiska, waxaanay kusoo garaacday 2-1.…
Manchester United ayaa garoonkeeda Old Trafford kusoo dhoweynaysa kooxdii guul-darrada 2-1 ugu soo xambaarisay waddanka Turkey ee Istanbul Basaksehir, waxaanu Ole Gunnar…
Paulo Dybala ayaa dib ugu soo laabtay shaxda Juventus waxaanay iska garab ciyaarayaan Cristiano Ronaldo kulanka ay Allianz Juventus Stadium kusoo dhoweynayaan…
Halyeygii weerarka xulka qaranka Netherlands iyo AC Milan ee Marc van Basten ayaa ku eedeeyey Lionel Messi iyo Antoine Griezmann inay u…
Tababaraha Manchester City ee Pep Guardiola ayaa faahfaahin ka bixiyey sababta kooxaha Ingiriisku ay ugu dhibaatoodaan tartamada Yurub, waxaana uu ku dooday…
Tababaraha Inter Milan ee Antonio Conte ayaa ku qoslay wararka sheegaya in kooxdiisa Nerazzurri ay ka faa’iidaysan doonto Real Madrid oo ay…
Kooxda Chelsea ayaa marti ku ah dalka France iyagoo booqanaya gegida kooxda Rennes ee Roazhon Park kulan ka tirsan wareega afraad ee…
Tababaraha kooxda Tottenham ee Jose Mourinho ayaa markale qabsaday baraha bulshada gaar ahaan barta Instagram ee uu wacdaraha ka dhigayay muddooyinkan ugu…
Tababaraha kooxda Liverpool ee Jurgen Klopp ayaa ka hadlay haddiiba garabka kooxdiisa ee Mohamed Salah uu diyaar u yahay kulanka Atlanta ee…
Kabtanka kooxda Barcelona ee Lionel Messi ayaa imika ku jira wakhtigii ugu adkaa ee waayihiisa ciyaareed ee cajiibka ah, xiddiga ree Argentina…