Saadaasha Khabiir Mark Lawrenson Ee Kulamada Premier League
Mark Lawrenson ayaa soo saaray saadaashiisa kulamada usbuuca tobnaad ee horyaalka Premier League, xilli ay hoggaanka hayso Tottenham oo ay Axadda ballansan…
Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.
Mark Lawrenson ayaa soo saaray saadaashiisa kulamada usbuuca tobnaad ee horyaalka Premier League, xilli ay hoggaanka hayso Tottenham oo ay Axadda ballansan…
Xiddiga khadka dhexe ee Inter Milan Arturo Vidal ayaa waxaa soo martay habeen ay tahay inuu iska ilaawo Arbacadii markii casaan la…
Arsenal, Hoffenheim, Leicester City iyo AS Roma ayaa noqday kooxihii ugu horeeyay ee u soo gudba wareega 32da ee Europa League. Arsenal…
Liverpool ayaa kulankooda Champions League ee FC Midtjylland waxay ku ciyaari doonaan garoonka Signal Iduna Park ee Borussia Dortmund. Waxay la micno…
Arsenal oo saftay ciyaartoyda keydka ayaa sii ilaashatay rikoodhkeeda guulaha Europa League iyagoo 3-0 ku xaaqay kooxda Molde, islamarkaana xaqiijistay booskooda wareega…
Mino Raiola ayaa shaaca ka qaaday in ugu yaraan 300 ciyaaryahan inay kula biireen Zlatan Ibrahimovic dagaalka ka dhanka ah shirkada sameysa…
Wargeyska L’Equipe ee ka soo baxa dalka Faransiiska ayaa qoray in kubadsameeyaha khadka dhexe ee kooxda Lyon Houssem Aouar in laga reebo…
Kurt Zouma ayaa cashar kubada cagta ah siiyay Eduardo Camavinga ka dib kulankii ay Chelsea 2-1 kaga badisay Rennes. Labada nin ee…
Musharaxa madaxweynaha Barcelona Toni Freixa ayaa sheegay in Neymar uusan ku jirin 30ka xiddig ee ugu sareeya kubada cagta Yurub islamarkaana uusan…
Jadwalka kulamada xiriirka ah ee Premier League ee la ciyaaro waqtiga ciida masiixiga ilaa dhamaadka sannadka ayaa la soo saaray iyadoo kulamada…
Sawir si qaldan loogu tilmaamay inuu yahay sawirkii ugu danbeeyay ee laga qaaday Diego Maradona oo nool ayaa keentay in dhakhtarkiisa qaaska…