Lionel Messi wuxuu jabiyaa rikoor Xili ay Barcelona kusafreyso wadadii gusha
Lionel Messi ayaa dhaliyay goolkiisii 644-aad ee kooxda Barcelona isaga oo dhaafay rikoodhkii waqtiga dheer ee Pele ee ahaa goolasha ugu badan…
Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.
Lionel Messi ayaa dhaliyay goolkiisii 644-aad ee kooxda Barcelona isaga oo dhaafay rikoodhkii waqtiga dheer ee Pele ee ahaa goolasha ugu badan…
Fiorentina ayaa 3-0 ku garaacday Juventus markii kooxda martida loo ahaa ay la kulantay guuldaradoodii ugu horeysay ee xilli ciyaareedkaan, iyagoo 7…
Manchester City ayaa u soo baxday semi-finalka Carabao Cup ka dib markii ay 4-1 ku xaaqeen Arsenal kulankii ka dhacay Emirates Stadium,…
Tababaraha kooxda Barcelona Ronald Koeman ayaa isbadal badan ku sameeyay kulanka caawa ay la ciyaarayaan kooxda Real Valladolid. Kadib barbarihii ka dhacay…
Xiddigii hore ee Manchester United iyo Arsenal Henrikh Mkhitaryan ayaa ah ciyaaryahanka khadka dhexe ee ugu fiican Yurub, sida lagu sheegay xog…
Tababarayaasha Mikel Arteta iyo Pep Guardiola ayaa soo saaray shaxda ay ku ciyaarayaan kulanka wareega 8 dhamaadka Carabao Cup ee ka dhici…
Khabiirka BBC Garth Crooks ayaa lagu maadeystay kadib markii daafaca Liverpool Joel Matip uu todobaadkan ku soo daray Premier League isla markaana…
Musharaxa madaxweynaha Barcelona Jordi Farre ayaa sheegay in Neymar uu ku laaban karo Camp Nou laakiin waa inuu marka hore raali galiyaa…
Manchester United ayaa kusoo biirtay loolanka loogu jiro saxiixa xiddiga kooxda Bayern Munich David Alaba. Alaba, oo 28 jir ah, ayaa saxiixay…
Napoli ayaa ku guuleysatay racfaankii ay ka qaadatay guuldaradii ka soo gaartay Juventus, sidaas darteed ciyaarta dib ayaa loo ciyaari doonaa halka…
Taageerayaasha Arsenal ayaa ku maadeystay tababarahooda Mikel Arteta ka dib markii uu si la yaab leh u difaacay qaab ciyaareedka liita ee…