Browsing Category

Sports

Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.

Waa Kuma Xiddiga Ay Man United U Dooratay Inay

Kooxda Manchester United ayaa lagu soo warramayaa inay doonayso saxeexa garabka weerar ee Wolves ee Pedro Neto oo ay ku rabaan lacag ka badan 50 Milyan oo Pound isla markaana u arkaan bedelka ugu haboon ee Jadon Sancho oo ay Borussia Dortmund mudo dheer ka rabeen.21 sano jirkaas ayaa ahaa mid kamida xiddigaha u dhalaalayay kooxdiisa oo xilli ciyaareed adag qaadanaysa isaga oo qaab ciyaareedyo heer sarre ah soo bandhigay kulamo badan ilaa hadda.Wargeyska The Sun ayaa sheegaya in bandhigyadiisa waaweyni ay ku dareen liiska…

Arsenal Oo Ugu Dambayn Gacanta Ku Dhigaysa

Kooxda Arsenal ayaa la xusayaa inay ugu dambayn la saxeexan karto khadka dhexe ee kooxda Barcelona ee Philippe Coutinho iyaga oo waliba garab ka helaya qoddob ku jiray heshiiskii ay Liverpool sanadkii 2018 Barca kaga iibisay ciyaaryahankaas.Kooxda uu horkacayo tababare Mikel Arteta ayaa ahayd mid si culus loola xidhiidhinayay saxeexa Coutinho suuqii xagaaga ee sanadkii hore balse heshiiskaas ayaan noqon mid qabsoomay.Gunners ayaa la filayaa inay suuqa soo socda  u geli doonaan saxeexa khad dhexe oo weerar ah iyadoo ku…

Waatan Kooxda Lavatory Sheegay Inuu Erling Haaland

Kooxda difaacanaysa horyaalka La Liga ee Real Madrid ayaa la xusayaa inay tahay kooxda loo sheegay inuu ku biiristeeda doonayo mashiinka goolasha Borussia Dortmund ee Erling Braut Haaland.Weeraryahanka kooxda ree Germany ayaa ku jira qaab ciyaareed aad u heer sarreeya waxaana saxeexa safaf dhaadheer ugu jira kooxaha ugu waaweyn Yurub.Sida uu sheegay wargeyska MARCA, Haaland ayaa qalbiga gashaday inuu ku biiro Real Madrid waxaana uu wakiilkiisa Mino Raiola u sheegay inuu wadahadalo la bilaabo kooxdaas.Laakiin Madrid ayaysan…

DAAWO: Goolhaye Xalay Daqiiqadii 94-aad Gool U

Goolhayaha kooxda Sevilla ee Yassine Bounou ayaa xalay kooxdiisa u badbaadiyay dhibic dahabi ah kaddib markii uu goolka bar-bardhaca uga soo celiyay Real Valladolid oo ay marti u ahaayeen daqiiqadii 94-aad oo ahayd midii ugu dambaysay ee kulanka.Real Valladolid oo kulan adag ciyaartay ayaa hoggaanka ka haysay Sevilla ilaa daqiiqadii ugu dambaysay iyaga oo aaminsanaa inay saddexda dhibcood ee kulankaas gacanta ku dhigeen.Bounou ayaa kubad gees ka tuur ahayd soo galay daqiiqadii ugu dambaysay ee ciyaarta balse kaddib kubadda…

Chelsea Oo Xooga Saaraysa Saxeexa Weeraryahan

Kooxda Chelsea ayaa u muuqata mid suuqa xagaaga ee soo socda isku dayi doonta inay la saxeexato weeraryahan cusub iyadoo la xusay saddex ciyaaryahan oo ay u aragto kuwo ay ka dhex xulan doonto midka booskaas u buuxinaya.Tuchel ayaa dhammaadkii bishii January yimid gegida Stamford Bridge iyadoo ay taageerayaasha kooxdiisu yihiin kuwo si adag ugu kala qaybsan shaqo ka caydhintii Frank Lampard oo halyeey ka ahaa kooxdooda.Tuchel ayaa sameeyay saamayn deg-deg ah isaga oo xasiliyay daafacii Chelsea isla markaana u muuqda mid soo…

HESHIIS DHAN: Barcelona Oo Koox Weyn Oo Premier

Kooxda Barcelona ayaa lagu soo warramayaa inay meel saartay oo ay isku hubsatay saxeexa khadka dhexe ee kooxda Liverpool ee Gini Wijnaldum oo si weyn loola xidhiidhinayay soo xerogalintiisa ilaa suuqii xagaagii 2020.Wijnaldum ayaa sida ay wararku sheegayaan go’aansaday inuu iskaga tago Liverpool, wargeyska Sunday Times ayaa xusaya inuu xiddiga Dutch-ka ahi heshiiska shaqsiga ah la meel dhigay Barcelona isla markaana noqon doono saxeexa ugu horreeya ee madaxweyne Joan Laporta.Heshiiska uu Gini hadda ku joogo Liverpool ayaa ah…

HORDHAC: Actual Sociedad vs Barcelona – Barca Oo

Barcelona ayaa isku dayaysa inay gaadho guusheedii shanaad ee xidhiidh ah tartamada oo dhan marka ay caawa gegida Anoeta ku booqanayso kooxda Real Sociedad.Barcelona ayaa hadda booska saddexaad ka joogta miiska kala sarreynta horyaalka La Liga waxaana ay hal dhibic ka dambaysaa Real Madrid oo xalay guul gaadhay iyo Atletico Madrid oo caawa ciyaaraysa isla markaana afar dhibcood ka sarreysa iyaga.WARARKA LABADA KOOXOOD EE KULANKA KAHORReal Sociedad ayay markale ka maqnaanayaan Luca Sangalli, Miguel Moya, Joseba Zaldua iyo…

HORDHAC: Chelsea vs Sheffield United – Tuchel Oo

Kooxda qaab ciyaareedka iyo wakhtiga fiican ku naaloonaysa ee uu hoggaanka u yahay tababare Thomas Tuchel ee Chelsea ayaa galabta gegida Stamford Bridge kusoo dhawaynaysa dhigeeda ugu hooseysa Premier League ee Sheffield United kulan FA Cup ah.Tuchel ayaa wali guuldarro la’aan ah 13 kulan oo uu Chelsea hoggaamiyay ilaa hadda halka tababare bedelistii ay Sheffield samaysay ay qaabkii ugu xumaa ku bilaabantay kulankii ugu horreeyay oo ay guuldarro 5-0 ah kala soo kulmeen Leicester City.WARARKA LABADA KOOXOOD EE KULANKA…

HORDHAC: West Ham vs Arsenal – Gunners Iyo Hammers

West Ham United ayaa soo dhawaynaysa dhigeeda Arsenal iyagoo isha ku haya guul ay kusoo xoojiyaan tartanka ay ugu jiraan ku dhammaysiga afarta kaalmood ee sarre xilli ciyaareedkan kulan London Derby ah oo muhiim ah kana qabsoomaya London Stadium.Hammers ayaa hadda booska shanaad ka jooga miiska kala sarreynta horyaalka waana kaalin aad Arsenal u qiyaasan karaysay bilawgii xilli ciyaareedka halka Gunners ay fadhiyaan kaalinta 10-aad oo aad bilawgii horyaalka u sawiran karaysay West Ham.XOGTA LABADA KOOXOOD EE KULANKA…

HORDHAC: Leicester Metropolis vs Man United – Purple Devils

Manchester United ayaa markii 31-aad ee waayaheeda gaadhi karta wareega afar dhammaadka FA Cup waana rekoodh aysan hore u gaadhin koox England ahi marka ay la ciyaarayaan caawa kooxda Leicester City oo ay ku booqanayaan gegida King Power Stadium.Labada kooxoodba waxa ay muhiimad siinayaan inay ku dhammaystaan afarta sarre ee Premier League balse waxa ay FA Cup u arkaan wado kale oo macquul ah oo ay koob ugu guuleysan karaan xilli ciyaareedkan.WARARKA LABADA KOOXOOD EE KULANKA KAHORManchester United ayaa qiimayn doonta taam…