Browsing Category

Sports

Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.

Wixii Sababay Inuu Dembele Ku Dhex Suuxo

Moussa Dembele ayaa cabsi geliyay ciyaartoyda iyo shaqaalaha tababarka Atletico Madrid ka dib markii uu ku dhex suuxay tababarkii shalay oo Talaado aheyd. Shaqaalaha tababarka Atletico ayaa u kala orday xiddiga reer France markii uu dhulka ku dhacay islamarkaana ay lugtii bilowday inay gariiro, cabaar uu suuxsanaa ka dib ayuu soo kacay isagoo awood u yeeshay inuu istaago isagoo aan la caawineynin. Baaritaano ayaa lagu sameeyay si loo ogolaado waxa sababay inuu suuxo iyadoo dhakhaatiirta Atletico Madrid ay sheegeen in…

DEG DEG: Barcelona Oo Bathroom Magacaabay Kooxdii Ugu

Barcelon ayaa noqotay kooxda ugu fiican dunida qarnigaan 21aad sida ay sheegtay xiriirka caalimga ee kubada cagta, taariikhda iyo istaatistikada ee marka magacooda la soo gaabiyo loo yaqaano IFFHS.Blaugrana ayaa loo aqoonsaday inay tahay kooxdii ugu fiicneyd 10kii sannadood ee ugu danbeeyay ee 2011 ilaa 2020.Madaama ay Barcelona sidoo kale noqotay kooxdii ugu fiicneyd ee 2001 ilaa 2010, waxay taasi keentay in loo aqoonsado kooxda ugu fiican qarnigaan 21aad.Tobankii sannadood ee ugu danbeeyay Barcelona waxay gaartay guulo waa…

Who’s Kayky? Things to know about the Brazilian star

Samba, carnivals, rainforests and produces the most sought after and technically talented young people in the world. Nobody does it like Brazil. And the five-time winners of the World Cup have produced another teenage sensation set up by Europe's biggest clubs. The newest world-beating star initially goes by the name Kayky.The 17-year-old has been officially picked up by Manchester City for a fee that reports could rise to £ 21.5 million and could be in England after he turned 18 on June 11 this summer.But who is he?…

Xiddig Weyn Oo Ka Tirsan Man United Oo Ka

Eric Bailly ayaa ka raaligeliyay tababare Ole Gunnar Solskjaer iyo asxaabtiisa Manchester United qaabkii ixtiraamdarada aheyd ee uu u dhaqmay markii laga reebay shaxda kulankii AC Milan ee isbuucii lasoo dhaafay.Daafaca dhexe ee Manchester United ayaa ka carooday in tababare Solskjaer uusan fursad siinin iyadoo mustaqbalkiisa Old Trafford aan la hubin.Ilo ku dhow Bailly ayaa sheegay inuu dareensan yahay in kooxda ay si ixtiraamdarro ah u la dhaqantay gaar ahaan markii laga saaray shaxda kooxda kulankii lugta labaad ee…

Laba Ka Mid Ah Xiddigaha Xulka Qaranka England Oo

Ciyaaryahanadda xulka qaranka England ayaa loo sheegay in ay sii wadaan in ay jilibka dhulka u dhigaan, taas oo iyaga muhiimad weyn iyo awood ba siinaysa.Kooxaha Celtic iyo Rangers ayaa noqday labadii naadi ee ugu dambeeyey ee si wada jir ah u joojiya in ay jilbaha dhulka dhigaan ka hor intii aanay bilaabmin ciyaartoodii horraantii usbuucan iyadoo maalmo ka horna la cunsuriyeeyey xiddiga Rangers ee Glen Kamara, taas oo la sheegayo in ay suurtogal tahay in UEFA ay ku ciqaabayso Slavia Prague oo ay ka saarayso tartanka Europa…

Madaxweynihii Hore Ee FIFA Ee Sepp Blatter Oo Mar

Madaxweynihii hore ee xidhiidhka kubadda Cagta Adduunka FIFA ee Sepp Blatter  ayaa mar kale lagu riday ganaax waqti dheer ah oo lagaga mamnuucay kubadda cagta, iyadoo uu ku jiro ganaaxii hore ee sannado ka hor la saaray.Sepp Blatter ayaa lagu xukumay in lix sannadood iyo siddeed bilood aanu wax dhaqdhaqaaq ah ama galaan gal ah la yeelan karaynin kubadda cagta, sida ay shaacisay FIFA.Guddida anshaxa FIFA ayaa shaacisay in muddadii uu xilka hayey uu sharciyo badan meel kaga dhacay, isla markaana loo dheeraynayo waqtiga ganaaxa…

Xiddig Ka Tirsan Barcelona Oo Joojiyey Isticmaalka

Xiddiga da’da yar ee Barcelona ee Ansu Fati ayaa sharraxaad ka bixiyey sababta uu u joojiyey isticmaalka baraha bulshada.18 jirkan oo xirfaddiisa ciyaareed si cajiib ah u kobocday 18kii bilood ee ugu dambeeyey ayaa noqday mid ka mid ah laacibiinta ugu mustaqbalka wanaagsan ee waqtigan la tilmaamayo inay ugu xirfadda wanaagsan yihiin, ayaa waxa uu ku maqan yahay dhaawac muddo qaatay.Kulankiisii ugu horreeyey ayuu saftay bishii August ee sannadkii hore, waxaanu dhaliyey 13 gool 43 ciyaarood oo uu saftay, iyadoo xulka qaranka…

Qorshihii Lixda Kooxood Ee Waaweyn Ee Ahaa In La

Lixda kooxood ee waaweyn ee horyaalka Premier League ayay ku noqon doontaa usbuuc niyad-jab iyo fashil ah, iyadoo meesha laga saarayo isbeddelkii ay doonayaan in lagu sameeyo horyaalka Premier League.Kooxaha Manchester United, Liverpool, Chelsea, Manchester City, Arsenal iyo Tottenham ayaa keenay qorshe ay doonayeen in saamayntooda ay u adeegsadaan oo lagu yaraynayo tirada kooxaha horyaalka ee hadda ah 20ka naadi, kaas oo ay soo jeediyeen in laga dhigo 18 kooxood.Kooxahan oo qayb ka ah tartanka ay kooxaha waaweyn ee Yurub…

Ole Gunnar Solskjaer Oo Lagula Taliyey Inuu

Ole Gunnar Solskjaer ayaa lagula taliyey in uu u dhaqaaqo sidii uu Old Trafford u keeni lahaa weeraryahanka reer Argentina ee Sergio Aguero oo afka hore uga ciyaara naadiga ay deriska yihiin ee Manchester City.Sida uu sheegay Paul Ince, Ole Gunnar Solskjaer ayay tahay in uu qaado tallaabadii uu hore u sameeyey Sir Alex Ferguson oo keenay Old Trafford halyeygii reer France ee Eric Cantona oo isku qoray taariikhda kooxda sannadihii uu xidhnaa garanka guduudan.Manchester United ayaa u baahan weeraryahan toos ah iyadoo xagaaga…

UEFA Oo Gaartey Go’aan Saamayn Ku Yeelanaya Man

Xidhiidhka kubadda cagta Yurub ee UEFA ayaa la sheegay in ay go’aan ku gaadhay in ay meesha ka saarto sharciga dhaqaale wanaagga ee FFP, isla markaana ay ku beddesho shuruuc cusub oo la xidhiidha dhaqaalaha oo ka saamayn badanaya midkii hore.Sharciga cusub ayaa la sheegay in kooxaha uu siinayo xorriyad ka badan intii hore oo ay ku samayn karaan saxeexyo ay ka bixiyaan lacag badan iyagoon wax cabsi ahi ka haynin in ay mutaysan doonaan ganaaxyo sababi kara in laga mamnuuco suuqa iibka ciyaartoyda.FFP oo ah sharciga dhaqaale…