Browsing Category

Sports

Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.

Ma Yahay Midkii Xalin Lahaa Dhibta Daafaca Man

Xalinta dhibaatooyinka daafac ee Manchester United ayaa ah kuwo aad uga dhex guuxaya tababare Ole Gunnar Solskjaer kahor suuqa xagaaga soo socda waxaana hadda soo baxay xogo sheegaya in uu bar-tilmaameed ka dhiganayo daafaca dhexe ee Villarreal ee Pau Torres.Daafaca ree Spain oo kamida xiddigaha ugu muhiimsan ee uu tababare Unai Emery ku haysto Villarreal ayaa dhawaan lagu daray liiska xiddigaha Spain uga qayb galaya kulamada isreeb-reebka koobka aduunka ee 2022.Warbixin cusub oo lagu qoray wargeyska Manchester Evening News,…

Waatan Sababta Ugu Weyn Ee Uu Cristiano Ronaldo

Waxa aad u adag in weeraryahanka kooxda Juventus ee Cristiano Ronaldo uu kusoo laabto kooxdiisii hore ee Real Madrid balse caqabadaha kahor istaagi kara ayaa ah kuwo badan, mid kamida sababaha ugu waaweyn ee uu uga baaqan karo ayaa ah in kooxdu ay weydiisan doonto mushahar dhimis.Ronaldo ayaan awood u yeelan inuu wixii laga filayay ku muujiyo Juventus kaddib mudo saddex sano ku dhaw oo uu joogo, inuu kooxdaas iskaga tago suuqa xagaaga sanadkan ayaa ah wax macquul ah.Dhibtii ugu dambaysay ee ahayd inay wareega 16-ka kaga…

XASAASI: Halyeeyga Barcelona Ee Rivaldo Oo Dhinac

Halyeeyga xulka qaranka Brazil iyo kooxda Barcelona ee Rivaldo ayaa shaaca ka qaaday aragtidiisa mustaqbalka Lionel Messi iyo haddiiba uu filanayo in kabtanka kooxdiisii hore uu heshiis kordhin u sameeyo Barca.Messi ayaa suuqii xagaagii hore ka yaabsaday Barcelona kaddib markii uu si cad ugu sheegay inuu doonayo inuu iskaga tago kooxda maadaama oo uusan ku faraxsanayn waxa kooxda ka dhacaya garoonka dhexdiisa iyo banaankiisaba.Mustaqbalka xiddiga Argentina kasoo jeeda ayaa wali ah mid shaki ku jiro iyadoo kooxo laga xusi…

Miyuu Sergio Ramos Sabab Dhaawac Uga Baxay

Kabtanka xulka qaranka Spain iyo kooxda Real Madrid ee Sergio Ramos ayaa xalay bedel kaga baxay kulankii uu xulkiisu bar-bardhaca lasoo galay dhigiida Greece iyadoo arrintaasi wer-wer cusub ku abuurtay kooxdiisa oo kulamo muhiim ahi sugayaan ciyaaraha caalamiga ah kaddib.Ramos ayaa ahaa mid dhawaan lagu sameeyay qaliin isaga oo mudo kooban kahor kasoo kabtay isla markaana kulamo aan badnayn oo intooda badan bedel lagu samaynayay usoo ciyaaray kooxdiisa.Markale xalay Ramos ayaa wakhtigii nasashada uu tababare Luis Enrique…

Andrea Pirlo Oo Kusii Dhawaanaya In Shaqada Laga

Kooxda ree Talyaani ee Juventus ayaa lagu soo warramayaa inay doonayso inay weerar ku qaado dhigeeda Real Madrid oo ay ka doonayso tababare Zinadine Zidane xilli uu culaysku kusii kordhayo macalinka haatan jagadeeda haya ee Andrea Pirlo.Juventus ayaa badhtanka kaga jirta xilli ciyaareed aad ugu adag ilaa hadda iyaga oo tobban dhibcood ka dambeeya kooxda Serie A hoggaaminaysa ee Inter Milan xilli ay 11 kulan hadheen iyaga oo waliba dhawaan ka hadhay Champions League.Haatan Juventus ayaa doonaysa inay dib usoo ceshato xilli…

England beat San Marino, Zlatan Ibrahimovic make comeback & more

We all really love the international break, right? Come on, who does not love a little England against San Marino?However, that Wembley meeting was not the only deal on Thursday night. Many of the big guns were in action, while a few more of the home countries got their World Cup qualifying campaigns underway.Here is your compilation for the entire Thursday night action.17-year-old Jude Bellingham plays for England.Let it sink in. Pic.twitter.com/0hSSVATwCM- 90min (@ 90min_Football) 25 March 2021England made a decent…

England Oo Xasuuqday Xulka Ugu Xun Dunida, Spain

Xulka Ingariiska ayaa ku bilowday guul weyn isreebreebka Koobka Adduunka iyagoo 5-0 ku xasuuqay xulka ugu liita dunida ee San Marino oo marti ku ahaa garoonka Wembley ee magaalada London.Goolasha waxaa u furay James Ward-Prowse daqiiqadii 14aad ka hor inta uusan u labeynin Dominic Calvert-Lewin todoba daqiiqo ka dib. Waxaa ciyaarta 3-0 ka dhigay ka hor inta aan la aadin waqtigii nasashada kabtan Raheem Sterling.Bilowgii qeybta labaad weeraryahanka Everton Dominic Calvert-Lewin ayaa dhaliyay goolkiisii labaad iyo goolkii…

Rivaldo Oo Baahiyay Battle Cusub Oo Ka Soo Kordhay

Lionel Messi ayaa ku dhow inuu qandaraas cusub u saxiixo Barcelona sida uu sheegay halyeeyga Barca Rivaldo.Xiddiga reer Argentina ayaa mustaqbalkiisa Camp Nou uu shaki ku jiraa tan iyo markii uu codsaday in la iibiyo xagaagii la soo dhaafay.Messi ayaa ku dhawaaday inuu ka tago Barcelona xilli ciyaareedkii hore ka hor inta uusan ka laabanin isagoo ogolaaday inuu dhameysto qandaraaskiisa.Laakiin wuxuu noqonayaa xiddig xor ah dhamaadka xilli ciyaareedkan isagoo moodayay inuu xor ahaa sannadkii hore.Xiddiga reer Argentina ayaa…

Xiddig U Dheela Man United Oo Lavatory Saadaaliyay Inuu

Ninkii ka mas’uulka ahaa in xiddiga Manchester United Amad uu fursad ka helo Atalanta ayaa sheegay in 18 jirkaan uu leeyahay tayo uu ku qaadi karo abaalmarinta Ballon d’Or shanta sanno ee soo socota.Xiddiga garabka ka ciyaara ee Ivory Coast ayaa ka soo wareegay Talyaaniga una soo wareegay Old Trafford bishii Janaayo, isagoo haatan wax yar ka soo bandhigay tayadiisa iyo waxa laga filan karo.Wuxuu goolkiisii ugu horeysay u dhaliyay Red Devils kulankii AC Milan ee horaantii bishaan, wuxuuna ahaa mid wacdarro dhigay kulamadii…

Shanta Goolhaye Ee Ugu Fiican Xilli Ciyaareedkan

Horyaalka Premier League ayaa haatan hakad galay iyadoo ciyaartoyda ay ku maqan yihiin waajibaad qaran madaama la ciyaarayo kulamada Isreebreebka Koobka Adduunka iyo isreebreebka Koobka Qaramada Afrika.Tartanka Gacmashiga Dahabka ee Premier League ayaa meel xiiso leh maraya iyadoo goolhayaha Manchester City oo kooxdiisa ay horyaalka hogaamineyso uu isna hogaaminayo tartanka goolhayaha ugu fiican xilli ciyaareedkan.Goolhayaha reer Brazil ayaa shabaqa ilaashada 16 kulan xilli ciyaareedkan mana jiro goolhaye kale oo tiro intaas…