Browsing Category

Sports

Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.

AC Milan key figures confirm the club’s plans for Tomori

Fikayo Tomori signed for AC Milan on loan from Chelsea earlier this year and it seems that the Serie A giants are keen to sign the player on a permanent contract.As part of the original agreement, in which the 23-year-old exchanged London for Milan, a purchase clause worth 24.1 million pounds was introduced. When discussing the future of the Canadian-born defender, Rossoneri's honorary president Franco Baresi revealed the club's intentions: Tomori has impressed at the San Siro | Jonathan Moscrop / Getty Images Chelsea…

Laacib Manchester United Ah Oo Maxkamad Lasoo

Difaaca Manchester United ee Brandon Williams ayaa lasoo taagay Maxkamad Khamiistii shalay, waxaana lagu riday xukun kaddib markii ay dacwad kusoo oogeen boolisku. laacibkan ayaa kasoo muuqday maxkamadda Mould Magistrates Court maalintii Khamiista iyadoo uu wehelinayo qareenka caanka ah ee Nick Freeman oo uu ku lammaan yahay Mr Loophole, waxaana halkaas lagu dhegaystay qalad dhinaca waddo-marista ah oo uu galay. Brandon Williams ayaa ku eedaysnaa in xawaare xad-dhaaf ah uu ku kaxeeyey baabuurkiisa, waxaase uu soo…

Barcelona consider Andre Silva as Memphis Depay’s alternative

Barcelona can move to Eintracht Frankfurt sensation Andre Silva this summer, if a proposed deal for Memphis Depay does not go off.With its economy dramatically depleted by the coronavirus pandemic, Ronald Koeman's team wants to make cheap deals this summer. The new president Joan Laporta is perceived as the value of the free transfer market and business before Eric Garcia, Georginio Wijnaldum and Depay is on its way. That is the case, a move for Silva is not entirely correct. The 25-year-old has been in tears this season,…

Why Man Utd will not sign Marcos Llorente for 80 million euros

Manchester United have been linked with an unlikely summer move of 80 million euros (68.4 million euros) for Atletico Madrid midfielder Marcos Llorente, and a report in Spain even claims that the Old Trafford club has already made an offer.Llorente is a top player whose goals and assists from an attacking midfielder have helped Atletico climb to the top of La Liga this season and give themselves a strong chance to just win their second Spanish title since 1996.Llorente has a breakout year as goal scorer midfielder Angel…

Xiddig Ka Tirsan Chelsea Oo Lionel Messi Ku

Xiddiga reer Argentina ee Lionel Messi waxa uu bahdil ku sameeyaa goolhayeyaasha iyo difaacyahannada inta uu garoonka ku jiro, sida uu sheegay goolhayaha ruug-caddaaga Chelsea ee Willy Caballero. Goolhayaha saddexaad ee Chelsea ayaa ka garab ciyaaray Lionel Messi iyagoo jooga xulka qaranka Argentina, laakiin waxay sidoo kale iska hor yimaaddeen marar badan waqtiyo ay ka wada ciyaarayeen horyaalka Spain ee LaLiga. Lionel Messi oo xilli ciyaareedkani yahay midkiisii ugu dambeeyey heshiiska uu kula jiro Barcelona, dad…

Daawo Wixii Uu Sameeyay Mohamed Salah Ee Lagu

Mohamed Salah ayaa si weyn loogu amaanay talaabadii uu qaaday markii ay soo dhamaatay ciyaartii xulalka Masar iyo Kenya isagoo xulka Kenya oo marti loo ahaa ku booqday qolkooda labiska. Kenya ayaa ku guuldareysatay inay u soo baxdo Koobka Qaramada Afrika ka dib markii ay barbaro 1-1 la galeen xulka Masar. Si kastaba, Faraaciinta ayaa xaqiijistay booskooda Koobka Qaramada Afrika inkastoo Mohamed Salah uusan shabaqa soo taabanin. Xiddiga Liverpool ayaase lagu amaanay inuu xulka Kenya ugu hambalyeeyay dadaalkii ay…

WER-WER: Mid Kamida Xiddigaha Laf-Dhabarta U Ah

Khadka dhexe ee kooxda Chelsea ee N’Golo Kante ayaa gabi ahaanba laga saaray liiska xiddigaha xulka qarankiisa uga qayb gelaya labada kulan ee ka hadhsan wajiga koowaad ee isreeb-reebka koobka aduunka 2022 kaddib dhaawac ku gaadhay kulankii Ukraine ee habeen hore. Kante ayaa dhaawac ka gaadhay muruqa daqiiqadihii ugu dambeeyay ee ciyaartii ay Les Bleus bar-bardhaca 1-1 ka ah soo galeen taas oo dhalisay in dib loogu diro London. Dhawaan ayay ahayd markii warbixin rasmi ah uu xulka French-ku ku xaqiijiyay dhaawaca Kante…

WARBIXIN: Shanta Xiddig Ee Man United Ka Tirsan Ee

Tababaraha kooxda Manchester United ee Ole Gunnar Solskjaer ayaa lagu soo warramayaa inuu heshiis cusub oo saddex sano ah u saxeexayo kooxdaas xataa haddii uu ku fashilmo inuu wax koob ah kooxda ku guuleeyo xilli ciyaareedkan.Tababaraha Norwegian-ka ah ayaa ahaa mid majaraha u hayay Manchester tan iyo December 2018 balse wali ma awoodin inuu wax koob ah ku guuleysto.Man United ayaa hadda joogta wareega siddeeda ee Europa League balse xataa haddii ay ka hadhaan koobkaas ayuu heshiis kordhintiisa heli doonaa Ole oo haysta…

Why Barcelona delays the transfer of Georginio Wijnaldum.

Liverpool midfielder Georgino Wijnaldum may have to wait until Barcelona can download Miralem Pjanic before he can formally seal his expected free transfer to Camp Nou this summer.Wijnaldum is nearing the end of his Liverpool contract and has not agreed on an extension with the Reds, which means that he will leave Anfield as a free agent at the end of June if things do not change.Wijnaldum is expected to leave Liverpool as a free agent this summer | Catherine Ivill / Getty ImagesThe Dutch international has been an important…

Barcelona Oo Laba Weeraryahan Doonaysa, Bruno

Waxa wali halkiisa ka socda oo xilligii ugu muhiimsanaa lagaga jiraa xilli ciyaareedka 2020-21 iyadoo ay koox kastaaba qiyaasan karto halka ay xilli ciyaareedkan ku dhammaysan doonto, haddiiba ay koob la hoyan doonto iyo haddii ay faro-madhnaan baxayso markale.Iyadoo xilli ciyaareedku uu halkaas marayo ayay kooxaha Yurub durtaba sii qorshaynayaan ololaha ay ku galayaan xilli ciyaareedka dambe iyagoo ka bilaabaya inay siyaasad cad kasii yeeshaan suuqa kala iibsiga xagaaga.Haddaba, waxaanu halkan idiinku soo bandhigaynaa sidii…