Browsing Category

Sports

Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.

CAJIIB: Liverpool Oo Kulan Ay Ku Qiimaynaysay

Kooxda Liverpool ayaa lagu soo warramayaa in kulankii dhawaan dhex maray xulalka Norway iyo Turkey oo ay rag soo indho-indheeya u dirsatay da’yarka weerarka dhexe e ee Erling Haaland kusoo arkootay xiddig kale oo si lama filaan ah u cajab geliyay.Liverpool ayaa lagu soo warramayaa inay hadda diyaarinayso dalab balse dalabkaas ayaan ahayn mid ay ku doonayso Haaland waxaana ay bedelkiisa rabaan goolhayaha xulka qaranka Turkey-ga ee Ugurcan Cakir.Sida uu sheegay wargeyska Daily Express, shaqsiyaad indho-indhayn u waday…

James Ward-Prowse shows his value for England ahead of Euro 2020

Although the matches against San Marino and Albania are hardly the most interesting for England, this cluster of World Cup qualifiers is the last hurdle the Three Lions face before jumping on the plane for the European Championships this summer.And with Poland left to play, there has been a lot for Gareth Southgate to learn more about his side before the tournament. Understanding how to ensure that such a talented crop is based on the efforts for their run at the 2018 World Cup, so that everyone can spend the summer running…

DEG-DEG: Robert Lewandowski Oo Dhaawac Looga

Kabtanka xulka qaranka Poland ahna weeraryahanka kooxda Bayern Munich ee Robert Lewandowski ayaa dhaawac lagaga saaray liiska xulkiisa ee ka qayb qaadanaya kulamada isreeb-reebka koobka aduunka ee ay hadda kooxaha Yurub ciyaarayaan.Lewandowski ayaa markale ku jira qaab ciyaareedkii ugu fiicnaa noloshiisa isaga oo xilli ciyaareedkan 47 gool kusoo dhaliyay 41 kulan oo uu usoo ciyaaray qarankiisa iyo kooxdiisaba.Lewandowski ayaa laba gool kasoo dhaliyay kulankii ugu dambeeyay ee xulkiisu ciyaaray waxaana hadda hubaal ah inuu…

Thomas Muller would have “no problem” leaving Bayern Munich

Thomas Muller has admitted that he would not "have any problems" leaving the lifelong club Bayern Munich if the time came, and suggested that he would like to follow in Thiago Alcantara's footsteps when he moved to the Premier League. The 31-year-old joined Die Roten as a child and has spent more than 20 years at the club, played over 600 games and scored more than 200 goals during that time. Muller is not afraid to leave Bayern Pool / Getty ImagesDespite his synonymy with Bayern, Muller admitted in an interview with The…

Daawo Xiddigaha Croatia Oo Ka Ilmeysiiyay Luka

Xiddiga khadka dhexe ee Real Madrid Luka Modric ayaa noqday xiddigii ugu safashada badnaa taariikhda xulka qaranka Croatia.Wuxuu jabiyay rikoodhkii halyeeyga Darijo Srna isagoo u saftay xulkiisa 135 kulan.Xiriirka kubada cagta Croatia ayaa rikoodhka Luka Modric ugu dabaaldegay muuqaal maamuus ah oo ay sameeyeen Luka Modric iyadoo muuqaalka uu ahaa mid laga soo duubay halyeeyadii xulka oo amaanaya xiddiga khadka dhexe.Ciyaaryahanadda xulka Croatia oo daawaday muuqaalka ayaa bilaabay inay u sacbiyaan xiddiga khadka dhexe Real…

Gareth Southgate insists that Frank Lampard was always right in Mason Mount

England boss Gareth Southgate has warned fans that they must open their eyes to Mason Mount's talent and forget about his relationship with former Chelsea boss Frank Lampard.Mount received unjustified scrutiny during Lampard's time at Stamford Bridge, with many fans - Chelsea and others - believing that the 22-year-old was not good enough to play at the highest level and even called him a "teacher's pet".Lampard was ridiculed for defending Mount | Robin Jones / Getty ImagesHowever, Lampard's replacement, Thomas Tuchel, has…

DEG DEG: Liverpool Oo Qarka U Saaran Dhameystirka

Liverpool ayaa qarka u saaran inay dhameystirto saxiixa daafaca tayada leh ee kooxda RB Leizpig iyo xulka Faransiiska Ibrahima Konate.Kooxda Jurgen Klopp ayaa la dhibtooneysay dhibaato daafac xilli ciyaareedkan madaama ay ka dhaawacmeen Virgil van Dijk iyo Joe Gomez laakiin Reds ayaa dooneysa inay xoojiso awoodeeda daafac xagaaga.Sida ay sheegtay warbaahinta aadka loogu kalsoon yahay ee The Athletic Liverpool ayaa kooxdeeda ku xoojineysa inay dhameystirto saxiixa Konate kaasoo haatan u ciyaara xulka Faransiiska ee da’dooda…

Maxaa Dhexmaray Kylian Mbappe Iyo Anthony Martial

Anthony Martial iyo Kylian Mbappe ayaa wadaagay xaalad wajigabax ah markii weeraryahanka Manchester United uu diiday inuu salaamo saaxiibkiisa xulka Faransiiska.Xulka difaacanaya Koobka Adduunka ee France ayaa barbaro ku bilowday isreebreebka markii ay barbaro 1-1 ah la galeen xulka Ukriane isbuucii hore.Inkastoo ay dhibco dhumiyeen kulankoodii ugu horeeyay hadana tababare Didier Deschamps ayaa go’aansaday inuu kulankii salay ee Kazakhstan inuu kursiga keydka geliyo xiddigihiisa Kylian Mbappe.Bedelkiisa waxaa weerarka lagu…

Liverpool complete agreement to sign RB Leipzig midfielder Ibrahima Konate

Liverpool are close to concluding a € 40 million deal to sign RB Leipzig center-back Ibrahima Konate when the summer transfer window opens.Jurgen Klopp has been keen to strengthen his defensive joints after long-term injuries to Virgil van Dijk, Joe Gomez and Joel Matip left him forced to chop and change squad just to try to stay afloat. Ben Davies and Ozan Kabak were brought in in January, but the desire to find a new midfielder remained.Klopp wants a new defender Laurence Griffiths / Getty ImagesWell, according to The…

Kabtankii Ugu Fiicnaa Taariikhda Horyaalka Premier

Roy Keane ayaa loo doortay kabtankii ugu fiicnaa taariikhda horyaalka Premier League.Keane ayaa kaalinta koowaad ka galay kabtankii hore ee Chelsea John Terry iyo kabtankii hore ee Manchester City Vincent Kompany.Musharaxiinta loo codeynayay waxaa ka mid ahaa kabtankii Arsenal Tony Adams, kabtankii Man United Rio Ferdinand, kabtankii Liverpool Steven Gerrard, kabtankii Man United Roy Keane, kabtankii Man City Kompany, kabtanka Leicester City Wes Morgan, kabtankii Chelsea John Terry iyo kabtankii Arsenal Patrick Viera.26 kun…