Browsing Category

Sports

Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.

Jermain Defoe predicts Steven Gerrard will handle Liverpool

Rangers striker Jermain Defoe has supported Steven Gerrard to take over as Liverpool boss in the future and predicts that the Anfield legend's "main goal" as manager is to lead his former club.Gerrard began his coaching career at Liverpool in January 2017 when he took on a role in the youth squad. Within a few months, he was promoted to under 18-year-old manager before Rangers offered him the manager's job at Ibrox for the 2018/19 season.Gerrard trained in Liverpool before landing Rangers job Laszlo Szirtesi / Getty…

Miyay Jirtaa Koox Ku Guuleysatay Saxeexa David

Wakiilka daafaca dhexe ee Bayern Munich ee David Alaba oo lagu magacaabo Pini Zahavi ayaa shaaca ka qaaday waxa ka cusub mustaqbalka ciyaaryahankiisa oo qaab bilaash ah lagu heli karo suuqa xagaaga sanadkan isla markaana ay kooxaha ugu waaweyn Yurub ku dagaalamayaan.Alaba ayaa ah mid kamida ciyaaryahanada suuqa yaala hadda kuwooda ugu wanaagsan iyadoo lala xidhiidhinayo kooxo laga xusi karo Real Madrid, Barcelona, Paris Saint-Germain iyo Chelsea.Alaba ayaa xilli horeba si rasmi ah u xaqiijiyay inuu xagaaga ka tagayo Bayern…

AKHRISO: Garsoorihii Goolka Cadaanka Ah Ka Diiday

Garsoore Danny Makkelie ayaa shaaca ka qaaday waxa uu yeelay kaddib markii uu soo dhammaaday kulankii dhex maray xulalka Serbia iyo Portugal maalmo kahor ee kusoo dhammaaday bar-bardhaca 2-2 gool ah.Dhacdada muranka badan dhalisay ayaa ahayd markii uu Cristiano Ronaldo wakhtigii dhimashada u muuqday mid dhaliyay gool balse kubadda oo loo arkayay inay dhaaftay liidka goolka uu soo celiyay xiddig Serbia ah iyadoo garsooraha ree Netherlands uu diiday goolkaas.Si kastaba, garsooraha iyo garsooraha labaad ee calanka hayay ayaa…

The best UEFA matches in 21 years through the ages

This year's UEFA European Championship under 21 is taking place as part of this strange football calendar. The tournament is hosted by Hungary and Slovenia along with the group stage which will end at the end of the month.The knockout stages will take place when the club's season is over and starts on 31 May. When we look back at the history of the tournament, we have selected eight of the best matches ever in the competition ...The Czech Republic won an exciting meeting | Jamie McDonald / Getty ImagesThe 2002 final took…

SHAXDA RIYADA: Serge Gnabry Oo Soo Xushay

Garabka weerar ee kooxda Bayern Munich iyo xulka Germany ahna xiddigii hore ee Arsenal ee Serge Gnabry ayaa soo doortay shaxda xiddigaha ugu fiican ee uu kasoo garab ciyaaray waayihiisa ciyaareed.Gnabry ayaa ahaa mid si weyn ay Arsenal u qiimaynaysay markii uu ku biiray sanadkii 2011 balse kaddib afar sano oo uu tartamada oo dhan 18 jeer uga ciyaaray isaga oo waliba xilli ciyaareed amaah ugu maqnaa West Bromwich Albion ayuu ku biiray kooxda Werder Bremen.Bayern ayaa hal sano kaddib lacag ka yar 7 Milyan oo pound kusoo…

Dani Alves reveals why he left Barcelona for Juventus in 2016

Dani Alves has revealed that a split in the relationship between himself and the hierarchy in Barcelona was the reason why he left the club in 2016.Alves undoubtedly became the best defender in the world after joining Barça in 2008, winning three Champions League and six La Liga titles, but joining Juventus after eight years with La Blaugrana.Brazilian wins trophies in his sleep | VI-Images / Getty ImagesTalking on an Instagram question and answer with followers - quoted by Marca - Alves revealed that he does not miss being…

Sababtii Uu Uga Tagay Barcelona, Xiddigii Ugu

Daafacii hore ee kooxda Barcelona ee Dani Alves ayaa shaaca ka qaaday sababtii uu u go’aansaday inuu iskaga tago kooxdaas isaga oo sidoo kale doortay daafacii ugu adkaa ee uu kahor tagay iyo xiddigii ugu caqliga badnaa ee uu kasoo garab ciyaaray waayihiisa ciyaareed. Alves ayaa iskaga tagay Barcelona sanadkii 2016 isaga oo madaxda sarre ee kooxda  wakhtigaas haysatay u arkayay kuwo aan ku haboonayn kaddib mudo siddeed sano ah oo uu soo joogay oo uu kula soo guuleystay lix horyaal La Liga iyo saddex Champions League. Hadda…

Gianluigi Buffon looks set to leave Juventus this summer

Italy and Juventus legend Gianluigi Buffon will leave Turin at the end of the season and the experienced goalkeeper is willing to move abroad in search of more playing time as he nears the end of his career.The 43-year-old has only played ten in all competitions for I Bianconeri this year, and with his contract to expire in the summer, he is now assessing his options for the 2021/22 campaign.According to La Gazzetta, Buffon has decided to leave Juventus and is prepared to stay in Italy or even see himself abroad to secure…

Waa Kuwan LABADA Xiddig Ee Ay Ciyaaryahanadda

Xiddiga mudada dheer muhiimka usoo ahaa Manchester City ee Sergio Aguero iyo Fernandinho ayaa iskaga tagi doona kooxdaas dhammaadka xilli ciyaareedkan sida lagu sheegay warbixin cusub.Heshiisyada ay labada xiddig ku joogaan Manchester City ayaa ah kuwo dhacaya dhammaadka xilli ciyaareedkan oo ay kaliya bilooyin ka hadheen, wargeyska The Athletic ayaa sheegaya in xiddigaha kooxdu ay u arkaan Fernandinho iyo Aguero oo udub dhaxaad usoo ahaa horyaalada ay kooxdu qaaday ay bixi doonaan.Fernandiho oo bisha May 36 sano jirsan…

How to watch TV, livestream, team news and prediction

England ended the international break in March with the biggest test of their three matches when they face Poland in their third World Cup qualifier on Wednesday night.The Three Lions have made it to two wins from two so far, sending comfortably to San Marino and Albania, but are now facing their toughest match in the World Cup qualifying group and must win to prove their quality against improved competition.Two wins from two in #WCQ. Next up for #ThreeLions: ?? pic.twitter.com/Sr6arzQ54R- England (@England) 29 March…