Kulanka Xulka England Ee Isreebreebka Koobka
Kulanka isreebreebka Koobka Adduunka ee Axada dhexmari lahaa xulalka England iyo Albania ayaa halis ugu jira in la kansalo madaama dalka martida…
Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.
Kulanka isreebreebka Koobka Adduunka ee Axada dhexmari lahaa xulalka England iyo Albania ayaa halis ugu jira in la kansalo madaama dalka martida…
Jasiirada aadka u yar ee Comoros Islands ayaa u soo baxday Koobka Qaramada Afrika markii ugu horeysay abid ka dib markii ay…
Caawiyaha Liverpool Pep Lijnders ayaa hoosta ka xariiqay in xilli ciyaareedkooda uu burburay ka dib markii uu Fabinho ka baxay khadka dhexe…
Xilli ciyaareedka soo socda ee horyaalka Premier League ee 2021/22 ayaa bilaaban doona 14ka bisha Agoosto iyagoo la soo gabagabeyn doono 22ka…
Halyeeyga Barcelona Andres Iniesta ayaa loo magacaabay xiddigii khadka dhexe ee ugu fiicnaa abid kubada cagta isagoo kaalinta koowaad ka galay halyeeyga…
Ciyaaryahanadda Norway ayaa xirtay funaanado ay ku qoran yihiin “Xuquuqda aadanaha garoonka dhexdiisa iyo banaankiisa” ak hor kulankooda isreebreebka Koobka Adduunka ee…
Liverpool ayaa xiiseyneysa inay dib u la saxiixato weeraryahanka Atletico Madrid iyo xulka Uruguay Luis Suarez oo 34 sanno jir ah. (Fichajes)…
Weeraryahanka hoggaanka u ah kooxda Juventus ee Cristiao Ronaldo ayaa la sheegayaa inuu wadahadalo la yeelanayo madaxda sarre ee kooxdiisa isla markaana…
Kooxda Manchester United ayay soo baxeen warar sheegaya inay heshiis cusub ka saxeexanayso tababare Ole Gunnar Solskjaer iyadoo waliba loo samaynayo mushahar…
Kabtanka xulka qaranka Norway ee Martin Odegaard ayaa kamid ah xiddigaha muddooyinkan ugu dambeeyay inta ugu badan laga hadlayay mustaqbalkooda waxaana haatan…
Sida ay sheegayaan warar kasoo baxaya dalka Spain, Bayern Munich ayaa aad ugu dhaw saxeexa xiddiga Real Madrid ee Lucas Vazquez oo…