Muxuu N’Golo Kante Ka Yidhi Inuu U Qalmo Abaal-marinta Xiddiga
N’Golo Kante ayaa iska fogeeyey soo-jeedimaha sheegaya, in isagu uu u qalmo in la guddoonsiiyo abaal-marinta xiddiga adduunka ee N’Golo Kante ee…
Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.
N’Golo Kante ayaa iska fogeeyey soo-jeedimaha sheegaya, in isagu uu u qalmo in la guddoonsiiyo abaal-marinta xiddiga adduunka ee N’Golo Kante ee…
Mulkiilaha Chelsea ee Roman Abramovich ayaa usoo degay garoonka gudihiisa markii ay kooxdiisu ku guuleysatay Champions League, waxaana dabbaal-degga iyo farxadda kaddib…
Halyeygii hore ee Manchester United ee Rio Ferdinand ayaa magacaabay xiddigii ugu wanaagsanaa ciyaartoyda Chelsea kulankii finalka Champions League ee ay koobka…
N’Golo Kante ayaa la guddoonsiiyey abaal-marinta xiddigii ugu wanaagsanaa garoonka, kulankii finalka Champions League ee ay ku garaaceen Manchester City, waxaanu ahaa…
Pep Guardiola ayaa sharraxaad ka bixiyey go’aan uu qaatay kulankii xalay ay kooxdiisa guul-darradu kasoo gaadhay ee finalka Champions League, taas oo…
Kooxda kubadda cagta Chelsea ayaa ku guuleysatay koobka horyaalka naadiyada Yurub ee Champions League, iyadoo 1-0 kaga badisay Manchester City oo ay…
Thiago Silva oo ooyaya ayaa ka baxay garoonka daqiiqaddii 38aad ee qaybta hore, kaddib markii uu dhaawac kasoo gaadhay muruq xilli ay…
Kaamirooyinka garoonka Polsat Plus Arena Gdansk ee ay ka dhacday ciyaartii finalka Europa League ayaa qabtay Bruno Fernandes oo canaananaya garsooraha waqtigii…
Manchester City iyo Chelsea ayay ciyaartoydoodu ku sugan yihiin garoonka Do Dragao ee magaalada Porto, halkaas oo ay ka dhacayso ciyaarta finalka…
David Alaba ayaa noqday ciyaartoyga saddexaad ee ugu mushaharka badan Real Madrid, kaddib markii uu shalay qalinka ku duugay heshiis si bilaash…
Kooxda kubadda cagta Liverpool ayaa bilowday qorshe kale oo ay kooxdeeda dib ugu dhisayso maalin kaddib markii ay gacanta ku dhigtay difaaca…