Browsing Category

Sports

Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.

how Les Parisiens could line up next season

There has been a lot of discussion recently about how most clubs will fight to make big money in this summer's transfer market - Paris Saint-Germain is not "most clubs".Ligue 1 outfits are seemingly unharmed by the impact that coronavirus has had on their economy and are pushing forward with their transmission business as if they were funded by an entire state - very strange, we know.Speculation about Mauricio Pochettino's possible departure seems to have disappeared recently, but no matter who is in the hot seats, PSG will…

Rio Ferdinand Oo Xushay Shaxda Xulka Qaranka England Ee Kulanka

Rio Ferdinand ayaa soo xushay shaxda ugu fiican ee xulka qaranka England uu ku ciyaari karayo kulankooda ugu horreeya tartanka qaramada Yurub ee Jimcaha ka bilaabmaya waddanka Talyaaniga, kuna soo dhamaanaya magaalada London ee waddanka Ingiriiska bil kaddib.England ayaa tartanka ku furanaysa Croatia oo ay Axadda wada ciyaari doonaan, waxaanay doonayaan inay ka aarsadaan sababtoo ah Croatia ayuu ahaa dalkii wareegga semi-finalka ku garaacay England Koobkii Adduunka 2018.Xulka qaranka England oo ay isku hormo yihiin Scotland,…

FADEEXAD: Xiddig Afrikaan Ah Oo Been Ka Sheegay Magaciisa & Da’diisa

Kooxda kubadda cagta Stuttgart ee ka dhisan waddanka Germany ayaa daboolka ka qaadday in xiddigeeda weerarka ee ugu goolasha badnaa xilli ciyaareedkii dhamaaday ee 2020-21 uu isticmaalayay magac been ah.Weeraryahanka reer Congo ee Silas Wamangituka ayaa qaaradda Yurub tegay sannadkii 2017 isagoo u ciyaaray kooxda yar ee Ales, waxaana uu usii dhaafay Paris FC sannad kaddib.Stuttgart ayaa Silas Wamangituka waxay kasoo iibsatay Paris FC sannadkii 2019 isagoo u saxeexay heshiis shan sannadood ah, laakiin kooxda ayaa hadda…

AFART Meelood Ee Thomas Tuchel Uu Ka Xoojinayo Chelsea Oo La Tilmaamay

Tababaraha Chelsea ee Thomas Tuchel ayaa doonaya inuu afar ciyaartoy kusoo kordhiyo kooxdiisa inta uu furan yahay suuqa iibka ciyaartoyga ee xagaagan, waxaana mudnaanta koowaad u ah weeraryahanka reer Norway ee Erling Haaland.Roman Abramovich ayaa go’aansaday in uu Tuchel gacanta ka geliyo boqollaal milyan oo suuqa iibka ciyaartoyda ee xagaagan kaga soo adeegto, kaddib guulihii uu tababaraha reer Germany gaadhsiiyey kooxda lixdii bilood ee uu macallinka u ahaa.Tuchel oo Chelsea la wareegay iyadoo kaalinta sagaalaad ku jirta…

Waqtiga Uu Kylian Mbappe Go’aanka Ugu Dambeeya Ee Mustaqbalkiisa U

Weeraryahanka reer France ee Kylian Mbappe ayaa la kulmi doona madaxweynaha kooxdiisa PSG ee Al-Khelaifi marka uu soo dhamaado tartanka qaramada Yurub ee EURO 2020, markaas  oo uu la wadaagi doono go’aankiisa kama dambaysta ah ee mustaqbalkiisa.Kylian Mbappe oo uu qandaraaskiisa PSG ka hadhsan yahay sannad kaliya, ayay kooxda  reer France raadinaysaa inay hesho xeelad ay ku qanciso si uu usii joogo Parc des Princes oo uu heshiis cusub u saxeexo, halka kooxo kale oo waaweyn oo reer Yurub ah ay doonayaan in ay lasoo…

Waatan Shaxda Aan La Joojin Karin Ee Ay PSG Doonayso Inay Abaarta

Paris Saint-Germain ayaa wax ka bedelaysa safka kooxdeeda suuqa xagaaga xilli uu tababare Mauricio Pochettino isku dayi doono inuu xilli ciyaareedka dambe u tartamo koobabka maxaliga ah iyo kuwa Yurub labadaba.Kooxda French-ka ah ayaa soo dhammaysatay xilli ciyaareed qalbi-jab ah iyadoo ku bilaabatay xilli ciyaareedkii hore qaab gaabis ah kuna fashilantay inay si buuxda gadaal uga soo kabato.Paris ayaa xilli ciyaareedkii dhawaa horyaalka u waayay kooxda Lille laakiin waxa ay isku dayi doonaan inay Ligue 1 dib u hantaan…

MUHIIM: Kylian Mbappe Oo Ka Cadhooday Hadaladii Madaxweyne Nasser

Garabka weerar ee kooxda Paris Saint-Germain ee Kylian Mbappe ayaa la xusayaa inay taabteen hadaladii madaxweynaha kooxdiisa ee Nasser Al-Khelaifi uu dhawaan kaga hadlay mustaqbalka ciyaaryahankaas ee kooxda.Mbappe ayaa ah mid lala xidhiidhinayo kooxaha Real Madrid iyo Liverpool xilli kaliya hal sano ka hadhay heshiiska uu ku joogo Parc des Princes.Laakiin Al-Khelaifi ayaa soo af-jaray wararka la xidhiidhinaya bixitaan isaga oo sheegay inaysan abid iibin doono Mbappe sidoo kalena uusan marnaba kooxda bilaash kaga tagi doonin…

RASMI: Liiska Lixda Xiddig Ee Ku Tartami Doona Abaalmarinta Xiddiga

Ururka xirfadlayaasha kubadda cagta ee Professional Footballers Association loona soo gaabiyo PFA ayaa ku dhawaaqay liiska lixda xiddig ee ku tartami doona abaalmarinta xiddiga sanadka horyaalka Premier League ee PFA qaybta ay jamaahiirtu coddeeyaan.Lixdaas xiddig ayaa kala ah Harry Kane, Ollie Watkins, Mohamed Salah, Bruno Fernandes, Kevin De Bruyne iyo Patrick Bamford iyadoo laga reebay xiddigo ku tartamay abaalmarinihii kale ee xiddiga sanadka.De Bruyne ayaa si lama filaan ah ugu soo guuleystay xiddiga sanadka ee PFA…

Miyuu Riyad Mahrez Ku Biirayaa Arsenal? Mahrez Qudhiisa Oo Su’aashii

Garabka weerar ee kooxda Manchester City ee Riyad Mahrez ayaa biyo qabaw ku shubay wararka la xidhiidhinaya bixitaan gaar ahaan kooxda kale ee Premier League ee Arsenal oo magaciisa lagu garab xusayay dhawaanahan.Riyad ayaa ah mid aqoon u leh tababaraha Arsenal ee Mikel Arteta markii uu macalinka Gunners ahaa ku xigeenka Pep Guardiola ee Sky Blues.Inuu ku qanciyo Mahrez inuu kula soo biiro Arsenal ayaa shaqo adag uga baahan doonta Arteta xilli ay jiraan warar dhinacooda xusaya in Guardiola uu doonayo inuu iska iibiyo 30 sano…

Man United Oo Dalab Ka Gudbisay Daafacii Sanadka Ee Horyaalka Serie A

Kooxda ree Talyaani ee Atalanta ayaa lagu soo warramayaa inay diiday dalab 39 Milyan oo pound ah oo ay ka heshay dhigeeda Manchester United oo ka doonaysa daafaca dhexe ee Cristian Romero.Kooxda ka ciyaarta Old Trafford ayaa doonaysa saxeexa daafac dhexe, 23 sano jirkaas ree Argentina ayaa ah mid ay xiiso u qabaan kaddib qaab ciyaareed wanaagsan oo uu xilli ciyaareedkii dhammaaday soo sameeyay.Sida uu sheegayo wargeyska Talyaaniga ah ee Tuttosport, Atalanta ayaa diiday da;ab 39 Milyan oo pound ah oo ay ka heshay United…