Browsing Category
Sports
Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.
Kaddib Jadon Sancho, Manchester United Oo U Dhaqaaqday Xiddigii Ay Ku
Manchester United ayaa culayskeeda iskugu geynaysa sidii ay u heli lahayd xiddiga da’da yar ee khadka dhexe ee Eduardo Camavinga kaddib marka ay toddobaadkan dhamaystirto heshiiska xiddiga reer England ee Jadon Sancho oo la filayo in toddobaadkan lasoo gabogabeeyo.Red Devils ayaa £77 milyan oo Gini kula soo wareegaysa Sancho iyadoo Borussia Dortmund iyo ciyaartoygaba ay heshiisyo la gaaadheen, waxaana kaliya hadhsan in heshiisyada si rasmi ah loo saxeexo.Kaddib markii ay Manchester isku hubsatay Sancho, waxay u dhaqaaqday…
Wayne Rooney Oo Magacabaay Xiddig Ingiriis Ah Oo Ay Tahay Inaan La
Wayne Rooney ayaa ka baqaya halista xulka qaranka Germany marka ay iska hor yimaaddaan England, waxaanu dareensan yahay in jab xooggan soo gaadhi karo dalkiisa oo ay ka hadhi doonaan tartanka Euro haddii aanu Gareth Southgate la imanin shax iyo xeelad dagaal.Xulka qaranka England ayaa wareegga 16ka ugu soo gudbay laba guulood iyo barbarro iyagoo soo dhaliyey laba gool oo kaliya, halka Jarmalku ay kulankii ugu dambeeyey barbarro lasoo galeen Hungary oo gool uu waqti dambe u dhaliyey Leon Goretzka oo ay ku barbarreeyeen ay…
YAAB: Mancini Oo Sheegay In Austria Ka Adag Tahay Belgium & Portugal
Tababaraha xulka qaranka Talyaaniga ee Roberto Mancini ayaa ku dooday in kulankii Austria uu yahay mid kaga adkaan doona dalka ay la ciyaari doonaan wareegga siddeedda oo Belgium iyo Portugal midkooda soo baxa ay la ciyaari doonaan.Xulka qaranka Talyaaniga ayaa si dhib badan ugu soo baxay wareegga siddeedda kaddib markii ay ciyaar lagu daray 30 daqiiqadood oo dheeraad ah ay 2-1 kaga adkaadeen Austria.Federico Chiesa iyo Matteo Pessina oo beddel kusoo galay ayaa Talyaaniga u xaqiijiyey guusha, waxaanay goolashu yimaaddeen…
Chiesa becomes Italy’s hero with crucial Euro 2020 goals
The stage was set for a hero to take the plunge and win the hearts of his nations at Wembley Stadium. On Saturday night, new Euro 2020 favorites saw Italy against underdogs Austria, in a game that should have been routine for the troubled Azzurri. However, it was far from straight forward. After 90 minutes, Italy and Austria were at a standstill. 0-0. Roberto Mancini dipped his hand in his bag of tricks and pulled out the joker in the package: Federico Chiesa. The Juventus star is electric, a power cable, a lighted fuse…
Talyaaniga Oo Waqtigii Dheeraadka Ahaa Ka Tallaabsaday Austria &
Xulka qaranka Talyaaniga ayaa u gudbay wareegga siddeedda tartanka Euro kaddib markii ay 2-1 kaga badiyeen Austria kulan kusoo dhamaaday 120 daqiiqadood.Kulan aad u adkaa oo labada waddan ee Talyaaniga iyo Austria ay ku kala bixi waayeen waqtigii caadiga ahaa ee 90ka daqiiqadood oo ay goolal la’aan ku dhamaysteen ayaa laba beddel oo uu sameeyey tababare Roberto Mancini ay Talyaaniga ku hoggaamiyeen gool ay ugu gudbeen wareegga siddeeda.Xulka qaranka Talyaaniga ayaa birta garaacay, sidoo kalena bilowgii horeba halis geliyey…
Italy 2-1 Austria: Euro 2020 players’ ratings
Italy reached the quarter-finals of Euro 2020 on Saturday night and needed extra time to take a nervous 2-1 victory over Austria at Wembley Stadium. Gli Azzurri started quickly, with Leonardo Spinazzola driving a shot off goal and Nicolo Barella forcing a clever save from Austria's goalkeeper Daniel Bachmann. Ciro Immobile took advantage of a misunderstanding between the home side's goalie and center backs 26 minutes into the match. Immobile then knocked a brilliant long-range strike from the post, but it was as close as…
Bergwijn a goal for Ajax
Ajax are interested in taking a step towards Tottenham Hotspur winger Steven Bergwijn, who wants to leave Spurs in search of regular football in the first team. The Dutch winger was one of Jose Mourinho's first acquisitions at the club and arrived in January 2020, but after a strong half-season after signing, he struggled to impress in his first full season of Premier League football, just starting 13 league games in 2020/21 campaign. Steven Bergwijn in Premier League action for Tottenham / Marc Atkins / Getty…
Difaacii Manchester United, Chelsea Iyo Kooxaha Premier League U
Inkasta oo ay lasoo saxeexdeen David Alaba, haddana Real Madrid waxay raadinaysaa difaac dhexe oo kale, si ay u buuxin karto booskii uu banneeyey Sergio Ramos iyo mustaqbalka Raphael Varane oo mustaqbalkiisu laalan yahay.Jules Kounde oo difaaca dhexe uga ciyaara Sevilla ayaa ka midah ciyaartoyda lala xidhiidhinayo Real Madrid, waxaana uu laacibkani caddeeyey kooxda uu doonayo inuu ku biiro.22 jirkan oo xulka qarankiisa France kala qayb-gelaya tartanka qaramada Yurub ayaa waxa uu go’aankiisa la wadaagay weeraryahannada…
Wales overcame Kasper Hjulmand and Denmark in the round of 16 defeat
The spirits were high in the Wales camp after the Dragons' match day two against Turkey, where a fantastic team performance gave them a 2-0 victory and placed them on four points in Group A in Euro 2020.Since then, the lack of control and scoring opportunities in a 1-0 defeat against Italy dampened the mood somewhat - although not much at all, given that they still made it to the knockout stages.Wales team spirit has been visible throughout the tournament / Quality Sport Images / Getty ImagesBut their round 16 loss 4-0…
DAAWO: Wixii Uu Sameeyey Gareth Bale Kaddib Guul-darradii Waddankiisa
Gareth Bale ayaa dareenkiisa xakamayn kari waayey kaddib markii ay soo dhamaatay ciyaartii guul-darrada weyni kasoo gaadhay waddankiisa Wales ee Denmark ay karbaashtay 4-0 ayna sidaas kaga hadheen tartanka qaramada Yurub.Mustaqbalka Gareth ee dhinaca xulka iyo kooxdaba ayay calaamad su’aal saaran tahay, waxaanay doodaha qaarkood sheegayaan in ay caawa u ahayd markii ugu dambaysay ee uu calaamadda kabtannimada u xudho Wales.Iyadoo guul-darro xanuun badan oo ay kaga hadheen tartanka Euro oo maraya wareegga 16ka loosoo…