Browsing Category
Sports
Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.
GO’AAN: Gareth Southgate Oo Go’aan Ka Gaarey Mustaqbalkiisa Xulka
Tababaraha xulka qaranka England ee Gareth Southgate ayaa go’aan ka gaadhay mustaqbalkiisa xulka qaranka England kaddib markii uu dalkaasi ku guul-darraysatay hanashada Euro 2020 oo finalkii uu rikoodheyaal ku garaacay Talyaanigu.Southgate ayaa ku hoggaamiyey xulka England inay yimaaddaan finalkoodii ugu horreeyey abid ee tartanka qaramada Yurub, iyadoo wax final ah oo ay yimaaddaan dhamaan tartamada na ay ugu dambaysay sannadkii 1966kii oo ay ku guuleysteen Koobka Adduunka.Inkasta oo laga badiyey, Ingiriiska ayaa muujiyey…
Raphael Varane Oo U Duulaya Magaalada Manchester, Madrid Oo Aanu Ku
Manchester United ayaa qarka u saaran inay heshiis shaqsi ahla gaadho difaaca reer France ee Raphael Varane, kaas oo ay kooxdiisa Real Madrid go’aamisay in ay iibiso bishan July.Varane oo sannad ka hadhsan yahay qandaraaskiisa Santiago Bernabeu ayay kooxdiisa isku afgaran waayeen inuu saxeexo heshiis cusub, sababta ugu weyn ee lagu kala tegayaana waa dhinaca mushaharka.Sida uu qoray wargeyska MEN, Manchester United ayaa ka faa’iidaysanaysa kala fogaanshaha Real Madrid iyo Varane, waxaanay hadda u dhowdahay inay heshiis…
Imisa Lacag Ah Ayaa La Siinayaa Ciyaaryahanadda Talyaaniga Ee Ku
Kaddib markii ay rikoodheyaasha ku garaaceen England ee ay ku guuleysteen tartanka Euro, ciyaartoyda xulka qaranka Talyaaniga ayaa mid walba gaarkiisa loo siin doonaa lacago boqollaal kun oo Euro ah, taas oo ay ku helayaan guushii koobka.Talyaaniga oo sannadkii 2006 ku guuleystay Koobka Adduunka ayaa sannadkii 1968kii ay ugu dambaysay inay qaataan Euro, waxayse xalay xaqiijisteen markoodii labaad ee ay helaan abaal-marintan.Roberto Mancini ayaa isku urursaday ciyaartooyo bandhig wanaagsan sameeyey oo dib usoo celiyey…
RASMI: Liverpool Oo Shaacisay AFAR Kooxood Oo Ay Ciyaaro Saaxiibtinimo
Kooxda kubadda cagta Liverpool ayaa shaacisay afar kulan oo saaxiibtinimo oo ay ciyaari doonto ka hor inta aanu bilaabmin xilli ciyaareedka 2021-22 oo ay ka hadhsan tahay muddo bil ah.Ciyaarrtoyda Liverpool ayaa ku sugan magaalada Salzburg ee waddanka Austria oo ay gaadheen Isniintii, halkaas oo ay tababarka ku qaadanayaan inta uu soo dhowaanayo xilli ciyaareedka.Tababare Jurgen Klopp ayaa ula saftay Austria 34 ciyaartoy oo isugu jira kooxda koowaad iyo ciyaartoyda da’yarta, waxaana halkaas kula ciyaari doonaan afar kooxood…
“Bonucci & Chiellini Waxay Jaamacadda Harvard Ka Dhigi Karayaan
Tababaraha reer Portugal ee Jose Mourinho ayaa xaqiijiyey hadalladii uu hore uga sheegay labada xiddig ee difaaca Talyaaniga ee Leonardo Bonucci iyo Giorgio Chiellini, kuwaas oo uu ku tilmaamay macallimiin xilli uu ka hadlay qaab difaaceedkooda.Leonardo Bonucci iyo Giorgio Chiellini ayaa xalay hormood u ahaa xiddigii Talyaaniga u qaaday Koobka Euro 2020 oo ay rikoodheyaal ku garaaceen Ingiriiska kaddib ciyaar waqti dheeraad ah lagu daray oo ay barbarro 1-1 ah ku kala baxeen.Kulankan oo Ingiriisku gool la hormaray bilowgii…
Raheem Sterling acquired its reputation with big Euro 2020
Euro 2020 will do a lot for the careers of many different players, but no one will benefit from the tournament as Raheem Sterling.The 26-year-old participated in the competition without a doubt the biggest route in his senior career. He had undoubtedly been overwhelming at club level for Manchester City and ended the season as a bit-part player behind England team-mate Phil Foden in pecking order.Sterling had a tough year at City / David Ramos / Getty ImagesThere was a general feeling that Sterling may have passed his last…
Blues ‘active’ in the Griezmann hunt
Chelsea have been described as the 'most active' side in the hunt for Barcelona striker Antoine Griezmann this summer.While Barcelona would prefer to keep Griezmann, club officials are open to downloading the Frenchman as part of their efforts to write about Lionel Messi, whose new contract at Camp Nou will be kept until Barcelona can come under their salary cap.It is unlikely that Barcelona will keep both Griezmann & Messi / Quality Sport Images / Getty ImagesRumors of a return to Atletico Madrid have been circulating,…
Real Madrid Oo Doonaysa Mucjisadii Euro, Arsenal Oo Khad Dhexe Heshay
Everton tababaraheeda Rafa Benitez ayaa madaxda kooxdaas ku dhiirigeliyay inay lasoo saxeexdaan daafaca 30 sano jirka ah ee Kalidou Koulibaly kaas oo uu Napoli kusoo maamulay. (90min)Napoli ayaa doonaysa inay iska dirto Kalidou Koulibaly iyo khadka dhexe ee Fabian Ruiz si ay u yarayso mushaharaadka ay bixiso balse wali ma aysan helin dalab ku haboon. (Calciomercato – in Italian)Lionel Messi ayaa sii joogaya Barcelona heshiis cusubna saxeexi doona kaddib markii ay kooxdaasi horyaalka La Liga magaciisa ka diiwaan gashatay…
Talks were held about naming rights for the stadium
Tottenham Hotspur are close to a breakthrough to secure naming rights for their stadium, almost three years after it opened.Named 'Tottenham Hotspur Stadium' at the opening, the plan was for that name to be a placeholder while a multi-million pound deal was struck to sell the naming rights, but no agreement has been reached yet.Daniel Levy has been looking for a buyer for several years / Alex Burstow / Getty ImagesFinding a sponsor has taken an absolute eternity, but according to the Daily Mail, the wait for a new name may…
Muxuu Kusoo Dhammaaday Kulankii Saaxiibtinimo Ee Uu Carlo Ancelotti
Kooxda Real Madrid ayaa toddobaadkeedii ugu horreeyay ee diyaar garawga ka horreeya xilli ciyaareedka kusoo xidhatay guul ay ka gaadhay kooxda heerka labaad ee Fuenlabrada, kulanka ayaa ka dhacay xerada tababarka Real ee Valdebebas.Fuenlabrada ayaa kulankaas ciyaartay qaab daafac iyaga oo iska caabin weyn muujiyay balse Real ayaa guul 3-1 ah gaadhay kaddib goolal ay ka kala heshay Victor Chust, Martin Odegaard iyo Mariano Diaz.Qaar badan oo kamida xiddigaha waaweyn ee Real Madrid ayaan qayb ka qaadan kulankaas maadaama oo ay…