Hogaamiye Farmaajo oo ka hadlay Dhul-gariirka ku dhuftay
Hogaamiyaha DFS Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa qoraal uu soo dhigay Bartiisa Twitter waxa uu uga hadlay dhul-gariirka ku dhuftay dalka Turkiga…
Hogaamiyaha DFS Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa qoraal uu soo dhigay Bartiisa Twitter waxa uu uga hadlay dhul-gariirka ku dhuftay dalka Turkiga…
Magaalada Muqdisho waxaa kusoo wajahan Xubnaha Guddiga farsamada & xalinta Khilaafaadka Doorashada 20/21 oo dhawaan magacaabeen DG si ay u yeeshaan fadhigoodii…
Magaalada Baydhabo xarunta KMG ah ee DG Koofur Galbeed waxaa howlgal qorsheysan ka sameeyay Ciidamada ammaanka ee maamulkaas, si loo xasiliyo amniga…
Cismaan Abuukar Dubbe Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya oo la hadlay Warbaahinta Dowladda ayaa sharaxay howlaha lagu wajahayo Doorashada 20/21 oo la mariyay labada…
Bartamihii September 2020 waxaa heshiis laga gaaray doorashada dalka 20/21 kadib kulan dhexmaray Hogaamiyayaasha DFS & DG oo horay wada-xaajood saddex heer…
War kasoo baxay Hay’adda Socdaalka Adduunka ee IOM ayaa lagu sheegay in xeebaha dalka Senegal ay ku dhinteen dad gaaraya 140-ruux oo…
Dowladda Faransiiska ayaa wajaheysa walwal xooggan oo lagu bartilmaameedsan kara Muwaadiniinteeda, kadib markii ay korortay carada ka dhalatay Aflagaadada uu Muslimiinta u…
Muuse Biixi Cabdi Hogaamiyaha Gobaladda Waqooyi oo ka hadlay Munaasabad ka dhacday Magaalada Hargeysa ayaa sharaxaad ka bixiyay qorshaha siyaasadeed & wada-hadalka…
Hogaamiye ku xigeenka DG Galmudug Cali Daahir Ciid ayaa la sheegay in uu laamaha ammaanka amray dhaqangelinta Bandowgaan oo lagu sugayo ammaanka…
Magaalada Gaakacyo xarunta Gobolka mudug waxaa maanta ka dhacay dibadbax ay ka qaybgaleen Culima-udiin, Arday, Waxgarad & qaybaha kala duwan ee Bulshada…
Danjiraha Talyaaniga ee Dalka Uganda Massimiliano Mazzarati oo qalab loogu talagalay Covid-19 ku wareejiyay hoggaanka Militariga dalkaas ayaa bogaadiyay howlgalka UPDF-ta ee…