Qaybo badan oo kamid ah Dalka waxaa ka socda abaabulka
Banaanbax ka dhan ah Hogaamiyaha Faransiiska Emmanuel Macron ayaa laga qaban-qaabinayaa Magaalooyinka Muqdisho, Cadaado, Gaalkacyo iyo meelo kale oo katirsan Gobollada Dalka.…
Banaanbax ka dhan ah Hogaamiyaha Faransiiska Emmanuel Macron ayaa laga qaban-qaabinayaa Magaalooyinka Muqdisho, Cadaado, Gaalkacyo iyo meelo kale oo katirsan Gobollada Dalka.…
Magaalada Jowhar waxaa xalay looga dhawaaqay liiska & magacyada Xildhibaannada cusub ee Baarlamaanka labaad DG Hir-Shabeelle oo lagu qaybiyay hab-qabsiga beelaha Hiiraan…
Xannuunka Covid-19 ayaa saameeyay waddamada Qaaradda Yurub oo si joogta ah maalin waliba looga diiwaangeliyo dhimasho, kiisas cusub iyo dadka ka caafimaaday…
Magaalada Boosaaso Xarunta Gobolka Bari oo dhawaan Ciidamo dheeraad ah DG Puntland geysay waxaa ka bilawday howlgalo saraakiisha askarta hoggaamineysa ku tilmaameen…
Magaalada Muqdisho waxa ay martigelineysaa dhaq-dhaqaaqyo Siyaasadeed oo ay sameynayaan mas’uuliyiinta Dowladda iyo Xisbiyada Mucaaradka kahor inta aan la guda gelin waqtiga…
Muddo xileedka 4-ta sano ah ee DG Hir-Shabeelle ayaa ku idlaaday 9-kii bishaan, waxaana qorshuhu ahaa in la diyaariyo Baarlamaanka labaad si…
Heshiiska Israaiil & Suudaan ee uu Garwadeynka ka ahaa Hogaamiyaha Mareykanka Donald Trump ayaa sahlay in Yuhuuddu ay Qamadi ugu deeqdo Xukuumadda…
Magaalada Dhuusamareeb xarunta DG Galmudug waxaa ka dhacay kulan looga hadlay ammaanka Magaaladaas, waxaana shir guddoomiyay Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed S/gaas Cabdi…
Dowladda Federaalka ayaa furtay qaar kamid ah waddooyinka Magaalada Muqdisho oo qaarkood waqti dheer xiran, waxaana ugu dambeysay wadada isku xirta Isgoysyada…
Golaha Shacabka BFS ayaa maanta fadhi ka leh saddex ajende sida ku cad warqadda Wargelinta ah ee loo diray Xildhibaannada si ay…
Dowlad Goboleedyada Koofur Galbeed, Jubbaland, Puntland, Galmudug iyo Hir-Shabeelle oo ugu dambeysay magacaabista Xubnaha Guddiga farsamada & xalinta khilaafaadka Doorashada 20/21 ayaa…