Odoyaasha KGS oo sheegay in ay bilaabeen diyaargarowga
Odoyaal dhaqameed soo xulaya Ergada dooraneysa Xildhibaannada Golaha Shacabka BFS ayaa bilaabay howsha ay isugu duwayaan Ergo beeleedyada leh kuraasta Aqalka hoose…
Odoyaal dhaqameed soo xulaya Ergada dooraneysa Xildhibaannada Golaha Shacabka BFS ayaa bilaabay howsha ay isugu duwayaan Ergo beeleedyada leh kuraasta Aqalka hoose…
Nabadsugidda DG Puntland ayaa howlgal qorsheysan ay ka fulisay Waqooyiga Magaalada Gaalkacyo Gobolka Mudug waxa ay kusoo saartay miino la geliyay qayb…
Magaalada Muqdisho waxaa heshiis ku kala saxiixday Dowlaaha Soomaaliya & Talyaaniga, ujeedkiisu waa horumarinta mashruuca biyo xireenka Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka…
Kiisas cusub oo Covid-19 ah ayaa guud ahaan caalamka laga diiwaangeliyay maanta oo jimco ah, waxaana diiwaanka galay 97,058-xaalado cusub ah, halka…
Magaalada Jowhar ee xarunta DG Hir-Shabeelle waxaa ka socda dhaq-dhaqaaq siyaasadeed oo la xiriira dhismaha Baarlamaanka labaad ee Maamulkaas, loolanka Kursiga Hogaamiyaha…
16-ka Oktoobar maalinta cunnada aduunka ee Qaramada Midoobay u gooni yeeshay in lagu xusuusto dhibaatooyinka dhanka cunta la’aanta, tayada, helista cunno badqabkeedu…
Xiriirka kubadda Cagta adduunka ee FIFA ayaa muddo sanad ah garoon Caalami ah u aqoonsaday Stadium Muqdisho, kamid markii heerar kala duwan…
Hogaamiyaha DG Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor-Qoor oo ka hadlay Munaasabad ka dhacday Degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud ayaa dul istaagay xaaladaha…
DFS ayaa sheegtay in howlgal qorsheysan oo Ciidamada Xoogga dalka ay ka fuliyeen Duleedka Degmada Afgooye ay ku dileen Madaxii Howlgalada Al-Shabaab…
Ciidamada Difaaca Kenya (KDF) ayaa gudaha Soomaaliya usoo tallaabay 14-kii Oktobaar 2011-kii, iyaga qiil ka dhiganaya kahortagga weerarada & Afduubka Al-Shabaab oo…
Ciidamada Booliiska DG Hir-Shabeelle ayaa Magaalada Jowhar ee xarunta Maamulkaas ka bilaabay howlgalo lagu baarayo xaafadaha Degmadaas, Gaadiidka & la socodka dhaq-dhaqaaqa…