Waa Kuma Xiddiga Ay Jamaahiirta Arsenal Ka Quusteen Ee Kooxda Ka

Kooxda Arsenal ayaa isku diyaarinaysa inay heshiis cusub oo lama filaan ah miiska u saarto khadkeeda dhexe ee Granit Xhaka kaddib markii AS Roma oo doonaysay ay dalab macquul ah kasoo gudbin weyday.28 sano jirkaas ayaa heshiiska shaqsiga ah la gaadhay kooxda tababare Jose Mourinho balse Roma ayaan wali dalab macquul ah ka keenin, taas bedelkeeda Gunners ayaa isku diyaarinaya inay heshiis cusub ka saxeexdaan sida lagu sheegay The Athletic.Xhaka ayaa shan sano kusoo qaatay kooxda waqooyiga London isaga oo asaasi kasoo ahaa…

Atletico does not exclude Griezmann

Atletico Madrid president Enrique Cerezo has left the door open for a potential move for Barcelona's Antoine Griezmann, although he acknowledged that such a move would be extremely difficult to pull off.Griezmann is for sale this summer when Barcelona look to drastically reduce the cost of signing Lionel Messi again, and the idea of ​​a swap deal between the Frenchman and Atletico Madrid's Saul Niguez gained momentum already during the month.Negotiations between the two clubs were intense but ultimately fruitless, and…

Grealish is expected to make frequent moves

Manchester City and Aston Villa expect Jack Grealish to become British football's record signing this week, 90 minutes can confirm.Earlier this week, 90 minutes revealed that talks are progressing between the two clubs, and they have now agreed on terms for a deal worth 100 million pounds.The previous record goes back to 2016 when Manchester United paid £ 89 million to bring Paul Pogba back to Old Trafford from Juventus, but the deal for Grealish will see City beat that figure and break their own transfer record by over £ 30…

CAJIIB: Saxeexyada Varane Iyo Sancho Oo Durba Saameeyay Paul Pogba &

Khadka dhexe ee kooxda Manchester United ee Paul Pogba ayaa lagu soo warramayaa inuu go’aankiisii hore ee kooxdaasi bedeli karo kaddib saxeexyada cusub ee suuqa xagaagan ilaa haatan lagu soo kordhiyay Old Trafford.Manchester United ayaa dhaq-dhaqaaq cajiib ah ka samaynaysa ilaa haatan suuqa waxaana ay xaqiijiyeen saxeexyada Raphael Varane oo ay Real Madrid kala wareegeen iyo Jadon Sancho oo Borussia Dortmund kaga biiray.Labadaas xiddig ayaa tababare Ole Gunnar Solskjaer toos usoo galaya shaxdiisa koowaad iyaga oo booska…

Villarreal Oo Ka Xaqiijisay In Halbowlahoodii Khadka Dhexe Dhaawac Ku

Kooxda reer Spain ee Villarreal ayaa xaqiijisay, in ciyaarta koobka ah ee UEFA Super Cup ee ay Chelsea ku ballansan yihiin uu ka maqnaan doono laacibka khadka dhexe ee Dani Parejo oo xuddun u ahaa guushoodii xilli ciyaareedkii hore.Villarreal oo kusoo guuleysatay Europa League iyo Chelsea oo hanatay Champions League ayaa August 11 waxay ku dagaallami doonaan UEFA Super Cup oo midkooda guuleysta la siin doono koobka.Chelsea ayaa finalkii Champions League waxay ku garaacday Manchester City oo ay kaga adkaatay gool madi ahaa oo…

Iska Illow Chelsea, Man United, City & Liverpool: Erling Haaland Oo La

Weeraryahanka reer Norway ee Erling Haaland waxa uu bartilmaameed u yahay kooxaha ugu waaweyn horyaalka Premier League, gaar ahaan Chelsea oo geed dheer iyo mid gaaban ba u fuushay sidii ay u heli lahayd, laakiin waxa uu isagu dareensan yahay in ay tahay, in uu wali sii joogo Borussia Dortmund oo uu ku qaatay muddo sannad iyo badh ah.Muddo kooban oo uu wacdaro kaga dhigay RB Salzburg oo ka dhisan waddanka Austria, Erling Haaland ayaa ka degay Bundesliga xilli ay kooxaha qaarkood gaar ahaan Manchester United fursad weyn u…

the six soldiers held at an airport released, Paris

The six French soldiers and the helicopter, which have been held since Wednesday at the airport in Bata, Equatorial Guinea's economic capital, where they landed their planes to refuel, were allowed to leave the territory on Friday night, the French army confirmed to RFI. The six French soldiers were allowed to land urgently in…

Liverpool Oo Ku Dhawaaqaysa Saxeexyada LIX Ciyaaryahanadda, Roberto

Kooxda kubadda cagta Liverpool ayaa isku diyaarinaysa in ay ku dhawaaqdo lix saxeex oo ay waqtiga ugu kordhinayso xiddigaheeda waaweyn maalin kaddib markii uu Trent Alexander-Arnold qalinka ku duugay qandaraas cusub oo shan sannadood ah. Alexander-Arnold oo 22 jir ah, ayaa waxa uu xaqiijiyey mustaqbalkiisa Anfield ee illaa sannadka 2025, waxaana inkasta oo aanay kooxdu si rasmi ah u shaacin haddana ay warbaahinta Ingiriisku sheegayaan in uu da’yarkani ka mid noqday ciyaaryahannada ugu mushaharka badan Anfield. Wargeyska…

Kenyans leave Tokyo 2021 at a high level

The Kenyans were beaten 24-10 by Canada and finished ten in the rugby tournament in the Olympic Games at the Olympics in Tokyo 2021. A result slightly better than what was achieved at the Olympics 2016 (11th) but which gave hope to a team from Kenya definitely. From our special correspondent in Tokyo,Felix Oloo, coach of the…

questioning the leaders of a movement that wants to form one

In Burkina Faso, twenty-four hours after their public speech, the leaders of a movement calling itself the "Union for the Liberation of Burkina Faso" were arrested by the police. At a press conference, they called for the recruitment of about 25,000 people to form, they say, a "liberation army". as reported from Ouagadougou,…