Xabeeb oo sabab yaab-leh uga horyimid doorashada madaxweynah…

Muqdisho (Axadle) – Dhaqtar Cabdiraxmaan Cali Cawaale (Xabeeb) oo ah maamulaha hay’adda Xabeeb Mental Health Foundation oo wareysi gaar ah siiyey telefishinka Shabelle ayaa ka hadlay arrimo ku aadan jadwalka doorashooyinka dalka. Dr Xabeeb ayaa cabasho ka muujiyey jadwalka soo baxay ee ay soo saareen golaha wada-tashiga qaran, siiba doorashada madaxweynaha oo loo asteeyey 10-ka October. Dhaqtarka ayaa tilmaamay in maalintaas ay ku beegan tahay…

Rooble oo u ambabaxay Kismaayo iyo wararkii ugu dambeeyay ee…

Muqdisho (Axadle) – Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda xil-gaarsiinta, Maxamed Xuseen Rooble ayaa goordhoweyd oo maanta ah u ambabaxay magaalada Kismaayo ee axadle KMG ah ee dowlad goboleedka Jubbaland. Ra’iisul Wasaaraha oo hoggaaminaya wafdi ballaaran ayaa inta uu joogo Axadle Jubbaland waxa uu kulamo la yeelan doonaa madaxda, waxgaradka iyo qeybaha kala duwan ee bulshada Jubbaland oo uu kala hadli doono arrimaha hirgelinta doorashooyinka, dib u…

Sidee ayuu Puntland uga baxsaday maxbuuskii ku xukunaa dilka…

Garoowe (Axadle) – Taliska ciidanka Asluubta dowlad goboleedka Puntland ayaa faah faahiyey sida uu u baxsday Axmed Cabdi Jaamac oo ku xirnaa xabsiga magaalada Qardho ee gobolka Karkaar, kuna xukunaa, xukun dil toogasho ah. Afhayeenka ciidanka Asluubnta oo lagu magacaabo, G/le Cabdirisaaq Maxamuud Xirsi ayaa warbaahinta u sheegay in maxbuuska oo ay soo wajahday xaalad caafimaad uu u baahday daryeel caafimaad oo ka baxsan xabsiga kadibna marka la…

Beel ka mid ah ABGAAL oo ka hor-timid saami qeybsiga xildhib…

Muqdisho (Axadle) – Waxgaradka beesha Ebakar-gaab Macalin Dhiblaawe oo ka mid ah beesha Waceysle ee Abgaal maanta shir jaraa’id ku qabtay Caasimadda Muqdisho ayaa ka horyimid saami qeybsiga xildhibaanada baarlamaanka federaalka Soomaaliya ee beeshooda. Kuraastaan ay beesha Ebakar-gaab Macallin cabashada ka qabto waxay deegaan doorashadoodu tahay magaalada Dhuusamareeb ee Galmudug,…

Ethiopia oo ku dhaqaaqday arrintii ay MASAR ka digtay – Caas…

Addis Ababa (Axadle) – Wasiirka waraabka dalka Masar ayaa sheegay in Isniintii uu ka helay ogeysiis rasmi ah dalka Itoobiya, kaas oo ku saabsan in ay bilaabeen buuxinta kaydka biyo-xidheenka weyn ee loo yaqaan GERD sanadkii labaad. Masar ayaa dhinaceeda ku wargalisay Ethiopia diidmado qayaxan oo ay ka qaadatay talaabadan, taas oo ay u aragto mid khatar ku ah xasiloonida gobolka. Wasiirka waraabka Maxamed Cabdel Aty ayaa bayaan ku sheegay diidmada…

Xog: Loolan dowladda dhexdeeda ah oo sababay in lagu kala ta…

Muqdisho (Axadle) – Sida ay ogaatay Axadle, khilaaf culus iyo is mari-waa xoog leh ayaa maanta ka dhashay doorashadii guddoonka guddiga doorashada ee beelaha Banaadiriga, taas oo keentay lagu kala dareero. Goobtii ay maanta doorashadu ka dhaceysay waxaa isku qabtay xubno ka wada socday dowladda federaalka, oo u kala jabay laba garab oo kala taabacsan madaxtooyada iyo hay’adda sirdoonka qaranka ee NISA. Kooxda ka socota madaxweyne Farmaajo ayaa…

DEG DEG: Guddiga doorashada oo doortay guddoomiye cusub oo r…

Muqdisho (Axadle) – Guddiga doorashada heer Federaalka ayaa goor dhaweyd doortay guddoomiye cusub oo rasmi ah kadib codeyn Maanta ka dhacday Xerada Afisyooni ee Caasimadda Muqdisho. Tartanka guddoomiyaha guddiga doorashooyinka heer Federaal ayaa waxaa u tartamay illaa 5 musharax oo kala ah:1- Maxamed Xasan Cirro, 2- Liibaan Axmed Xasan (Liiban Shuluq), 3- Cabdi Xiis Aadan 4-…

Mooshinka xil ka qaadista guddoomiyaha baarlamanka Puntland …

Garoowe (Axadle) – Golaha Wakiilada dowlad Goboleedka Puntland ayaa maanta u codeeyay wax ka badal ay lagu sameeyay xeer-hoosadka golahaas ee ku saabsan mooshinka xil ka qaadista guddoomiyaha golaha. Xeer-beddelka la sameeyey ayaa lagu go’aamiyey in mooshinka xilka ka qaadista ay tahay inay u codeeyaan ugu yaraan 44 xildhibaam, halka markii hore ay ka aheyd 34 xildhibaan. 52 Xildhibaan oo fadhiga xaadirtay waxaa Ansixinta Xeerkaan u codeeyay…

IMAARAADKA oo war kasoo saaray kulan dhex-maray Xasan Sheekh…

Muqdisho (Axadle) – Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa ka hadashay kulan maanta Caasimadda Muqdisho ay ku yeeshen Safiirkeeda u fadhiya Soomaaliya Danjire Maxamed Axmed Al-Cusmaani iyo madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud. Qoraalka kooban oo kasoo baxay Safaaradda Imaaraadka ee Soomaaliya ayaa waxaa lagu sheegay in madaxweynihii hore uu Danjire Maxamed Axmed Al-Cusmaani la wadaagay mahadnaq ku aadan kaalinta uu Imaaraadka ka…

Ciidamada DF Soomaaliya iyo Al-Shabaab oo ku dagaalamay dule…

Dhuusamareeb (Axadle) – Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa khasaaraha ka dhashay dagaal u dhexeeyey ciidamada Xoogga dalka iyo dagaalyahanada Al-Shabaab oo maanta ka dhacay qeybo ka mid ah gobolka Galgaduud. Wararka ayaa sheegaya in dagaallkaasi uu xoogiisa uu ka dhacay dhanka koonfureed ee duleedka magaalada Dhuusamareeb oo caasimad u ah Galmudug, waxaana halkaasi ka dhacay dagaal muddo qaatay, kaas oo la’isku adeegsaday hubka…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More