Dowlad goboleedkii labaad oo magacaabay guddiga qabashada do…
Baydhabo (Axadle) – Guddoomiyaha Baarlamanka dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Dr Cali Saciid Faqi ayaa maanta si rasmi ah u magacaabey Xubnaha Xildhibaanada golaha wakiilada maamulkaas ee qabashada doorashada Aqalka Sare.
Wareegto kasoo baxday xafiiska Guddoomiyaha ayaa lagu magacaabay 11 xubnood oo uu guddiga Baarlamaan ka koobnaan doono, kuwaasi oo ayagu iska soo dhex dooran doona guddoon.
Xubnaha uu magacaabay Dr Faqi ayaa waxay ka shaqeyn…