Liverpool Oo Guul Ay Ku Rafaadday Ka Gaartey Ajax, Man City
Kooxda kubadda cagta Liverpool ayaa guul ay dhibaato adag kasoo martay ka gaadhay Ajax oo ay ugu tagtay waddanka Holland, waxaana tababare…
Kooxda kubadda cagta Liverpool ayaa guul ay dhibaato adag kasoo martay ka gaadhay Ajax oo ay ugu tagtay waddanka Holland, waxaana tababare…
Real Madrid ayaa guul-darro ku bilaabatay tartanka Champions League ee xilli ciyaareedkan, waxaana 3-2 ku garaacday kooxda reer Ukraine ee Shakhtar Donetsk…
Manchester City ayaa shax xooggan kusoo bilaabatay ciyaarta ay ku martigelinayaan FC Porto ee garoonka Etihad Stadium, waxaana hoggaaminaya weeraryahanka reer Argentina…
Goolhayihii hore ee Arsenal iyo Blues ee Petr Cech ayaa lagu daray liiska ciyaartoyda Chelsea ee loo gudbiyey maamulka Premier League ee…
Marcus Rashford ayaa rumaysan in tababare Ole Gunnar Solskjaer uu mudan yahay in looga mahad-celiyo, lana siiyo amaanta guusha kulankii Paris Saint-Germain…
Liverpool ayaa tartanka Champions League ee xili ciyaareedkani uu ugu bilaabmayaa safar ay ku joogto waddanka Netherlands oo ay ugu tagtay Ajax,…
Manchester United waxay guul muhiim ah ka gaadhay kooxda finalka Champions League tagtay xili ciyaareedkii hore ee PSG oo ay marti ugu…
Chelsea ayaa barbarro ku bilaabatay tartanka Champions League ee xili ciyaareedkan, waxaana ay awoodi kari waayeen inay libin ka gaadhaan Sevilla oo…
Marcus Rashford iyo Bruno Fernandes ayaa Manchester United ka caawiyey inay guul 2-1 ah kala soo laabato Paris Saint-Germain oo ay ugu…
Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa guul ku bilaabatay xili ciyaareedka cusub ee tartanka Champions League, waxaanay garoonka Camp Nou ku garaacday naadiga…
Virgil van Dijk ayaa laga saaray liiska ciyaartoyda Liveprool ee 25ka ah ee u ciyaari doona tartanka Premier League xili ciyaareedkan, kaddib…