Tobankii Saxeex Ee Ugu Wanaagsanaa Ee Xagaagan Dhacay,
Suuqa iibka xagaaga 2020 ayaa xalay saqdii dhexe soo xidhmay, waxaana durba bilaabmay qiimaynta xiddigihii la kala iibsaday intii u dhaxaysay August…
Suuqa iibka xagaaga 2020 ayaa xalay saqdii dhexe soo xidhmay, waxaana durba bilaabmay qiimaynta xiddigihii la kala iibsaday intii u dhaxaysay August…
Xiddiga Chelsea ee Tiimo Werner ayaa laga saaray liiska ciyaartoyda xulka qaranka Germany ee isku diyaarinaya saddexda kulan ee caalamiga ah ee…
Mikel Arteta ayaa isticmaali kara laba shaxood oo adag oo uu naadigiisa Arsenal ku ciyaarsiin karo kaddib markii Gunners ay maalintii ugu…
Real Madrid ayaa suuqa xagaagani u xidhmay iyadoon hal ciyaartoy lasoo wareegin, waxaana kaliya furnaa albaabka bixitaanka oo dersin laacibiinteeda ka mid…
Manchester United ayaa xidhiidh la samaysay Mauricio Pochettino si uu u noqdo tababaraha cusub ee United oo uu shaqada uga beddelo Ole…
Suuqa iibka ciyaartoyda Yurub ayaa soo xirmay iyadoo saxiixyo badan waa weyn la sameeyay maanta iyo caawa. Kooxaha Premier League ayaa si…
Edinson Cavani ayaa farriintiisii ugu dambaysay ee macalaamaynta ahayd u diray jamaahiirta kooxdiisii hore ee Paris Saint-Germain, iyadoo uu isku diyaarinayo in…
Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa waxay wada-hadallo meel fiican la isla marayo kula jirtaa Watford oo ay ka doonayso weeraryahanka reer…
Suuqa iibka ciyaartoyda ayaa xidhmaya caawa saqda dhexe ee xilliga Geeska Afrika, waxaanay kooxaha waaweyn iyo kuwa yaryariba ku mashquulsan yihiin sidii…
Liverpool ayaa xidhiidh la samaysay kooxda kubadda cagta Tottenham oo ay ka doonayso goolhayaheeda Paulo Gazzaniga si uu xal degdeg ah ugu…
Kooxda kubadda cagta Arsenal ma rajaynayso in maanta oo uu xidhmayo suuqa iibka ciyaartoyda ee xagaagani ay samayso saxeexyo cusub, waxaanay si…