Muqdisho (Axadle) – Afhayeenka xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya, Maxamed Ibraahim Macalimuu ayaa shaaciyay in Ra’iisul wasaaraha xukumadda xil-gaarsiinta, Maxamed Xuseen Rooble uu shaqsiyan u istaagi doono wax ka qabashada khilaafka ka jira gobolka Hiiraan.
Maxamed Ibraahim Macalimuu ayaa arrintaan ka sheegay kulankii ay shalay yeesheen Golaha Wadatashiga Qaran iyo Beesha Caalamka, oo looga hadlayey arrimaha doorashooyinka dalka.
Afhayeenku…
Wararkii ugu dambeeyey ee dagaalka Soomaalida iyo
Muqdisho (Axadle) – Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay dagaal u dhexeeyey Soomaalida iyo Canfarta oo saaka markale dib uga qarxay deegaano ka tirsan gobolka City ee dowlad deegaanka Soomaalida.
Dagaalka oo ahaa mid culus ayaa yimid, kadib markii maleeshiyaadka Canfarta ay weerar ku qaadeen shacab Soomaali ah oo ku sugnaa deegaanka Biyo Cadde oo u dhow magaalada Cadheyti, waxaana halkaas ka qarxay dagaal u dhexeeyey labada…
Dibad-bax ka dhan ah Al-Shabaab oo ka dhacay
Gaalkacyo (Axadle) – Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug waxaa maanta ka dhacay dibad-bax ballaaran oo ay dhigeen shacabka iyo maamulka magaaladaasi, kuwaas oo isugu soo baxay waddooyinka waa weyn ee ku yaalla halkaasi.
Dibad-baxa ayaa waxaa looga soo horjeeday kooxda Al-Shabaab, waxaana sidoo kale ka qeyb-galay maamulka degmada, wasiiro iyo saraakiil ka tirsan laamaha amniga…
Galmudug oo xukun adag ku ridday nin afduub iyo ku
Dhuusamareeb (Axadle) – Maxkamadda gobolka Galgaduud ee maamulka Galmudug ayaa maanta soo gaba-gabeysay dacwad ka dhan ah eedeysane Maxamed Cabdi Dhoore oo loo heesto inuu afduub iyo kufsi u geystay gabar yar oo lix sano jir ah.
Maxkamadda ayaa shaaca ka qaaday in Dhoore uu falkan geystay 19-kii bishan August, isla-markaana uu ka dhacay deegaanka Godinlabe ee gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya, waxaana la sheegay in gabadha uu falkaasi ka…
Howl-gal qorsheysan oo laga sameeyey Gaalkacyo iyo
Gaalkacyo (Axadle) – Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa howl-gal qorsheysan oo ay ciidamada ammaanka Galmudug xalay ka sameeyeen koonfurta magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug, laguna soo qab qabtay tiro dad ah.
Howl-galkan ayaa intii uu socday ciidamadu waxa ay galeen qaar ka mid ah Xaafadaha magaalada, iyaga oo baarayey Gaadiidka iyo dadka socotada ah.
Saraakiil ka tirsan laamaha ammaanka ee dowlad goboleedka Galmudug ayaa…
Mareykanka oo qiimeynaya khasaaraha Al-Shabaab
Camaara (Axadle) – Taliska ciidamada Mareykanka ee Africom ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyey weerar dhanka cirka ah oo ay saacadihii lasoo dhaafay ka fuliyeen deegaanka Camaara oo dhaca koofurta gobolka Mudug ee bartamaha Soomaaliya.
Warsaxaafadeed ka soo baxay Africom ayaa waxaa lagu sheegay inay haatan wadaan qiimeyn ku aadan khasaaraha rasmiga ah ee duqeyntaasi kasoo gaaray xoogaga kooxda Al-Shabaab oo iyaga oo lagula beegsaday, xilli ay…
Beesha Caalamka oo aan soo dhameystiraan dhaqaalihii doorashada
Muqdisho (Axadle) – Saaxiibada Beesha Caalamka ee Soomaaliya ayaa illaa hadda diidan inay soo dhameystiraan dhaqaalihii doorashada qeybtii laga sugayey, xili ay gobolada qaar soo dhameystireen doorashada Aqalka Sare, taasi oo horseedi karta dib u dhac.
Beesha caalamka ayaa bixisay kaliya 7.2 milyan oo dollar oo ka mid ah 32-ka milyan ee ku baxaya dhaqaalaha doorashada, ayada oo ka cago jiideysa lacagta kale ee harsan oo gaareysa 25 milyan oo dollar.
Beesha Caalamka oo dadaal badan ku bixisay sidii ay dalka uga dhici…
IMAARAADKA oo ka baxay qeyb ka mid ah HESHIISKII
Hargeysa (Axadle) – Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa fulin weyday qoddob kamid ah heshiiskii madaarka Berbera ee ay kal hore kala saxiixdeen xukuumadda Gobaladda Waqooyi, sida uu shaaciyey Mareeyaha hay’adda duulista iyo maamulka madaaradda Gobaladda Waqooyi.
Mareeye Cumar Sayid ayaa golaha wakiiladda Gobaladda Waqooyi ka hor sheegay in heshiiskii madaarka Berbera ee ay la galeen dowladda Imaaraadka uu dhigayay inay Madaarka Berbera ka dhigtaan…
Maxay keeni kartaa diidmada midowga musharaxiinta
Muqdisho (Axadle) – Agaasime ku-xigeenka Machadka Heritage, Mursal Maxamuud Saney oo la hadlay BBC-da ayaa ka hadlay heshiiskii ay madaxda Golaha Wadatashiga Qaranka ku gaareen habraaca cusub ee doorashada, kaasi oo mucaaridka uu diiday.
Mursal Saney ayaa ugu horeyntii sheegay in doorashada haddii la isku qabsado ay dhici karto in natiijada doorashada aan lagu wada qanci, taasi oo lumineysa kalsoonidii shacabka Soomaaliyeed.
Waxa uu sheegay inay…
Israel oo ka careysan waxa ay ku hayso Falastiin
Warsaw (Axadle) – Madaxweynaha Poland Andrzej Duda ayaa ansixiyay sharci diidaya in Yaahuuda loo celiyo hantidii laga qaatay intii uu socday dagaalkii labaad ee adduunka iyo kadib.
Ansixinta sharcigaan ayaa dhalisay xiisad diblomaasiyadeed, iyadoo Israel ay dib ugu yeertay safiirkeedii Poland waxayna ku tilmaantay sharcigaan inuu yahay mid “Yuhuud naceyb ah”.
Sharcigaan ayaa la xiriiro doodii ka taagneyd in Yahuuda loo celiyo hantidii ay sheegatay…