Dhallinyaro ka tagtay Muqdisho oo aano qabiil
Muqdisho (Axadle) – Faah-faahino dheeri ah ayaa laga helaya dil labo qof oo dhallinyaro shacab ahaa loogu geystay deegaanka Balli-howd oo hoostaga degmada Ballanballe ee gobolka Galgaduud.
Sida ay dad deegaanka u sheegen Axadle, labada qof ayaa ahaa dhalinyaro saarna gaari kasoo baxay Caasimadda Muqdisho oo kusii jeeday degmada Caabudwaaq ee waqooyiga gobolka Galgaduud.
Dhalinyartaan…