Donald Trump Iyo Kooxda Leeds United Oo Warbaahinta Iskugu

Leeds UNited ayaa baraha bulshada ugu jawaabtay Madaxweynaha muddadiisu sii dhamaanayso ee waddanka Maraykanka ee Donald Trump, kaas oo baraha bulshada ka sameeyey arrin kooxdan la la xidhiidha.Madaxweyne Trump oo weerar ku qaadayay telefishanka Telefishanka FOX NEWS waxa ereyadii qallafsanaa ee uu kusoo xusay (mention-gareeyey) ama tag gareeyey barta Twitterka ee taageerada Leeds United ee “Lifelong Leeds United”, taas oo keentay in kooxduna jawaab degdeg ah oo ku maadaysi ah ay ka bixiso.Leeds United ayaa waxay qoraal ay…

Chelsea Oo Ku Biirtay Dhibbaneyaasha Xiddigaha Ku Waayey

Jamaahiirta Chelsea ayaa ka war helay in saxeexdooda cusub ee Ben Chilwell ay suurtogal tahay inuu in muddo ah garoomada ka maqnaado kaddib dhaawac kasoo gaadhay kualnkii xalay England iyo Belgium ay ku kala baxeen 2-0, taas oo Ingiriisku kaga hadheen tartanka UEFA Nations League.Difaacan bidix ayaa dhowaan kasoo laabtay dhaawac waqti dheer uu ku maqnaa ayaa muddadii uu soo laabtay waxa uu bandhig wanaagsan ka sameeyey garoomada, isagoo 10 ciyaarood oo uu Chelsea u saftay laba gool u dhaliyey, saddex caawimoodna raaciyey,…

“Murugo Iyo Qalbi-jab Ayaan Ku Dareemay Qaabkii Aan Uga

Weeraryahanka reer Uruguay ee Luis Suarez ayaa dib ugu laabtay ka sheekaynta sidii aan wanaagsanayn ee uu kusoo dhamaaday waayihiisii Barcelona oo xagaagii dhowaa uu si waji xumaan ah uga tegay, kaddib markii ay kooxdaasi go’aamisay inuu iska tago.Luis Suarez waxa uu sheegay inuu dareemay murugo iyo niyad-jab xanuun leh, isla markaana dhabarka loo jeediyey oo loo sheegay in aan la doonayn, balse uu helay koox kale oo uu ka helay soo dhoweyn iyo kalgacal, isla markaana uu ku dareemayo qab.Laacibkan oo waraysi siinayay…

Inka Ilow Dhaawacyadii Robertson, Arnold, Gomez, Van Dijk,

Kabtanka kooxda kubadda cagta Liverpool ee Jordan Henderson ayuu xalay dhaawac kasoo gaadhay kulankii xalay uu xulka qaranka England kaga hadhay tartanka UEFA Nations League ee waddanka Belgium uu ku garaacay 2-0.Tababaraha xulka qaranka England ee Gareth Southgate ayaa xaqiijiyey in Henderson uu beddelay markii uu dhaawac kasoo gaadhay muruqa, taas oo sii kordhisay musiibada dhaawacyada Liverpool.Laacibkan ayaa la beddelay waqtigii nasashada, waxaana booskiisa yimid Harry Winks, xilli ciyaartanna ay awoodi waayeen inay ka…

“Waligay Waqti Sidan Oo Kale Iigu Adag Ima Soo Marin,

Paul Pogba ayaa markii ugu horreysay ku furtuuray tababare Ole Gunnar Solksjaer oo la miciinsadayy kursiga kaydka, waxaanu xaqiijiyey in aanu ku faraxsanayn doorka laga siinayo kooxda.Laacibka reer France waxa uu hoosta ka xariiqay inuu ku jirto waqtigiisii ugu adkaa intii uu xirfadda kubadda cagta ku jiray, xilli uu kasoo muuqday 10 ciyaarood dhamaan kulamadii Premier League iyo Champions League ee xili ciyaareedkan, kuwaas oo qaarna uu beddel kusoo galay kuwo kalena uu kusoo bilowday.Tababare Ole Gunnar Solskjaer ayaa la…

Shaxda Rasmiga Ah Ee Kulanka Belgium vs England – Xiddigaha

Tababaraha xulka qaranka Belgium ayaa kusoo bilaabay kubbad-sameeyaha Manchester City ee Kevin de Bruyne, kulanka adag ee tartanka UEFA Nations League ee England ay iskaga hor imanayaan.Gareth Southgate ayaa dhinaciisa safka hore kusoo bilaabay laacibka khadka dhexe uga ciyaara Chelsea ee Mason Mount oo bandhig wanaagsan ka samaynayay kulamadii horyaalka Premier League ee xili ciyaareedkan.England oo ku jirta kaalinta saddexaad ee Group A2 ayaa guul weyn u baahan si ay kaalinta koowaad uga cidhiidhsan karto Belgium oo…

Kevin De Bruyne Oo Weerar Afka Ah Ku Qaaday Roy Keane Iyo

Kevin De Bruyne ayaa ka difaacay Kyle Walker eedayn uga timid halyeygii Manchester United ee Roy Keane oo ku tilmaamay mid edeb daran oo liita.Walker ayaa xili ciyaareedkan si joogto ah u ilaashanayay booskiisa difaaca midig, waxaase uu la kulmay dhalleecayn kulamada qaarkood, gaar ahaan qaladkii uu ku galay Sadio Mane ciyaartii Sabtidii usbuucii hore, taas oo keentay in rikoodhe lagu qabto uu gool u beddelay Mohamed Salah.Roy Keane oo fadhiyey istuudiyaha telefishanka Sky Sports ayaa dhacdadaas kaddib ku tilmaamay Walker…

“Haddii Aad Doonayso Inaad Gool Dhaliso, Waa Inaad Ka

Xiddiga khadka dhexe uga ciyaara Manchester United ee Bruno Fernandes ayaa daboolka ka qaaday in saaxiibkiisa Old Trafford ee Fred uu u sheegay inuu soo minguuriyo oo uu koobiyeeyo qaab-ciyaareedkii halyeygii Red Devils ee Paul Scholes, taas oo uu xusay inay caawisay.Bruno Fernandes oo ah ciyaartoyga ugu saamaynta badan Manchester United waqtigan, dad badanna ay barbar-dhigaan Scholes, ayaa waxa uu tilmaamay inuu talooyin guuleystay siiyey Fed.Isaga oo bixinayay waraysi lagu baahiyey United Podcast ayaa waxa uu Fernandes…

Waa Imisa Mushaharka Ciyaaryahanadda Weerarka Dhinacayada Ee

Warbaahinta Ingiriiska ayaa bilowday inay soo bandhigto mushaharka ay qaataan ciyaartoyda kooxuhu, iyadoo lagu sallaynayo boosaska ay ka ciyaaraan.Horyaalka Premier League ayaa ah kan mushaharka ugu badan bixiya sannadkii marka la isku wada geeyo ciyaartoyda kooxaha, waxaanay ka sarreeyaan LaLiga, Serie A, Bundesliga iyo Ligue 1, sababtuna waa in ciyaartoyda ka dheesha Premier League ay yihiin xiddigo waaweyn oo intooda badan lacago badan lagu soo iibsaday.Waddanka Spain, labada kooxood ee Real Madrid iyo Barcelona oo ay soo…

FIFA Oo Liverpool Siinaysa Lacag Magdhow Ah Kaddib Dhaawacii

Xidhiidhka kubadda cagta Adduunka ee FIFA ayaa bixinaya lacag magdhow ah oo la siinayo kooxda kubadda cagta Liverpool kaddib markii uu kulamada caalamiga ah kaga dhaawacmay difaaceeda Joe Gomez.Liverpool argagax ka qaadday dhaawac halis ah oo soo gaadhay Gomez, xilli uu bil ka hor garoomada macasalaameeyey Virgil van Dijk oo xili ciyaareedka oo dhan maqnaanaya.23 jirkan ayaa jilibka lagaga sameeyey qalliin, waxaana la sheegayaa in muddada ugu yar ee uu maqnaan doono ay noqonayso lix bilood taas oo ka dhigan in xili…