Xulka England Oo Ka Badiyay Markii Ugu Horeysay Xul Aysan 35
Harry Maguire ayaa ka soo kabsaday waqti adag uu ku jiray isagoo gool madax ah u dhaliyay xulka England oo…
Harry Maguire ayaa ka soo kabsaday waqti adag uu ku jiray isagoo gool madax ah u dhaliyay xulka England oo…
Scotland, Hungary, Slovakia iyo North Macedonia ayaa ka soo baxay kulamada kala baxa ee la ciyaaray xalay oo Khamiis aheyd…
Toni Kroos ayaa weerar ku qaaday Pierre-Emerick Aubameyang qaabka uu u dabaaldego iyo maaskarada uu xirto mararka qaar marka uu…
Liverpool ayaa ah kooxda ugu qiimaha badan Premier League iyadoo lagu qiimeeyay lacag ku dhow HAL BILYAN ginni. Kooxda heysata…
Maziar Kouhyar ayaa ka shaaca ka qaaday in mid ka mid ah xiddigaha ay iska garab ciyaaraan ee kooxda Walsall…
Tababaraha xulka Portugal Fernando Santos ayaa difaacay go’aankii uu kursiga keydka ku geliyay Cristiano Ronaldo kulankii xalay ee Andorra isagoo…
Nicolas Pepe ayaa ah xiddiga ugu qaalisan Arsenal taasoo soo jeedineysa inuu had iyo jeer ka mid ahaado shaxda tababare…
Qareenka Diego Maradona ayaa sheegay inay mucjiso tahay inuu weli nool yahay halyeeyga kubada cagta. Xiddigii hore ee kubada cagta…
Donny van de Beek ayaa iska gadaal mariayy dhibaatadiisa Manchester United isagoo ka caawiyay xulkiisa Netherlands inay ka soo kabsadaan…
Xaaska Mauro Icardi ayaa mar kale ku kacday fal foolxumo badan iyadoo sawiro qaawan soo dhigtay baraheeda bulshada xilli taageerayaasha…
Harry Maguire ayaa sameeyay darbooyin ka badan inta uu sameeyay Pierre-Emerick Aubameyang horyaalka Premier League xilli ciyaareedkan. Daafac dhexe ayaa…