Monthly Archives

June 2021

Maamul Gobolka Banaadir oo soo saaray amaro culus oo ku socd…

Muqdisho (Axadle) – Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa shir guddoomiyay kulan aan caadi aheyn oo looga hadlayey sidii amniga loo sugi lahaa maalmaha xuriyadda ee 26 june iyo 1da Luulyo 2021. Kulanka oo ay kasoo qeyb galeyn  Saraakiisha Laamaha Amaanka qeybahooda kala gedisan, Guddoomiyeyaasha Degmooyinka Gobolka…

Secret Side Effects of Drinking Alcohol, Says Expert

Though you may look forward to your weekly wine night or thirsty Thursday, alcohol consumption should be practiced in moderation as with any vice. Having too much booze isn't just problematic for our waistline, but it can also impact other areas of our bodies, including major organs, like our heart. If you ever notice questionable reactions after an evening of drinking, you may need to cut back. Here, a nutrition expert divulges the secret side effects drinking alcohol can have on your body—specifically your heart. Then, for…

“Ma Doonayo Inuu Ku Biiro Arsenal, Waa Koox Weyn Laakiin…..” – Andre

Halyeeyga kubadda cagta Netherlands ee Wesley Sneidjer ayaa goolhayaha Ajax ee Andre Onana uga digay inuu ku biiro kooxda Premier League ee Arsenal oo xiiso u muujisay saxeexiisa bilihii ugu dambeeyay.Sneidjer oo hore ugu soo ciyaaray Ajax ayaa aaminsan inuu Onana u qalmo wax ka badan Arsenal isla markaana uu mudan yahay mid ahaan kooxaha Real Madrid ama Barcelona.Goolhayaha heer caalami ee xulka Cemeroon ayaa la filayaa inuu iskaga tagi doono Ajax gudaha suuqa xagaagan waxaana magaciisa lagu hadal hayaa Arsenal.Gunners ayaa…

One Major Effect of Drinking Milk, New Study Says

Milk is often touted for bone health because of its calcium and vitamin D levels—which both play a role in bone growth—but a new study in the International Journal of Obesity suggests it could also be beneficial for your heart, as well. Researchers assessed genetic biomarkers for just 417,000 people and found that those who consumed milk regularly had a higher amount of body fat compared to non-drinkers, but they also tended to have lower cholesterol and reduced risk of heart disease. The study's lead researcher, Elina…

AKHRISO: Maxaa Ka Jira In Mbappe Uu Iska Dhisayo Benzema Oo Uu

Waxa maalmihii ugu dambeeyay si weyn loo hadal hayay wararka la xidhiidha xurguf dhawaan dhex martay xiddigaha weerarka xulka qaranka France ee Olivier Giroud iyo Kylian Mbappe kuwaas oo saxaafadu aad uga warrantay waxa dhex maray.Xurgufta ayaa bilaabantay kulankii dhex maray xulkaasi Les Bleus iyo dhigiisa Bulgaria oo ay 3-0 uga adkaadeen markaas oo uu Giroud ka cawday tirada baasaska kasoo gaadhaya xiddigaha la ciyaarayay.Giroud ayaa markii bedel lagu sameeyay Mbappe laba gool dhaliyay isaga oo ku dhawaaday rekoodhka gool…

DF oo soo saartay dalab ku saabsan xiriirka KENYA

Muqdisho (Axadle) – Dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa war cusub kasoo saartay xiriirka Soomaaliya iyo Kenya oo hadda kasoo hagaagayo sidii hore, waxaana ay dalbatay in la sameeyo guddi labada dhinac ah oo ka shaqeeya soo celinta xiriirkooda. War qoraal ah oo kasoo baxay wasaaradda arrimaha dibadda xukuumadda Soomaaliya ayaa sidoo kale lagu sheegay in dowladda federaalka ah ay ka go’an tahay in markale dib loo soo nooleeyo xiriirka soo jireenka ah ee labada dal oo dano wadaag & daris wadaag ah. “Wasaaradda…

Somali military wins massive towards Al-Shabaab in ongoing operations

MOGADISHU, Somalia - Somali national army continued to make significant gains against Al-Shabaab militants in Somalia, with the ongoing war recording significant gains, which have positively contributed to the stability of the Horn of Africa nation. Over the past three decades, Somalia has struggled with the instability that literally entrenched most operations, including, but not limited to, political chaos that lasted for a few months. Instability almost caused anarchy. However, the fight against Al-Shabaab almost…

MUCJISO: Taageere Sameeyay Saadaashii Abid Ugu Yaabka Badnayd Kulankii

Taageere ree Talyaani ahaa ayaa sameeyay saadaashii ugu yaabka badnayd taariikhda kubadda cagta kulankii uu xalay xulka qaranka Talyaanigu guusha 3-0 ka ah ka gaadhay dhigiida Turkey oo marti u ahaa ciyaarta furitaanka Euro 2020.Talyaaniga ayaa gaadhay guushii sagaalaad ee xidhiidh ah iyaga oo aan hal gool laga dhalinin halka ay sidoo kale guuldarro la’aan yihiin tan iyo September 2018.Xulka lagu naanayso Azzuri ayaa guusha weyn ee uu ku furtay Euro 2020 goolasheeda ka kala helay Ciro Immobile, Lorenzo Insigne iyo daafaca…

These foods can sabotage your weight loss, says New

Foods that have a high glycemic index (GI) such as white bread, potatoes and white rice are much more likely to increase the risk of weight gain after weight loss, according to a study in Diabetes care. Glycemic index measures the rate at which blood sugar levels peak after a meal. The more dramatic the swing, the more it is associated with type 2 diabetes risk and weight gain overall. In the latest study, researchers looked at data from a global study of…

Waddani iyo UCID oo kala qeybsaday xilalka maayarada – Yaa l…

Hargeysa (Axadle) – Xisbiyada mucaaradka ee ka jira deegaanada maamulka Gobaladda Waqooyi, gaar ahaan Waddani iyo UCID ayaa ugu dambeyn heshiis ka gaaray cidda qaadaneya Duqa magaalada Hargeysa oo tartan adag loogu jiray maalmihii lasoo dhaafay. Feysal Cali Waraabe oo ah guddoomiyaha xisbiga UCID oo la hadlayey Wariyeyaasha ayaa shaaca ka qaaday inay doorashada ka hiore mucaaradka heshiis ka gaareen awood qeybsiga siyaasadeed ee Gobaladda Waqooyi,…