Monthly Archives

June 2021

Can just as well assume! – The week of

Coups that are increasingly tolerated by the African Union, the sub-regional organizations and some African friends, it will be necessary to stop putting their authors in the position of having to account. Emmanuel Macron, who announced the end of Operation Barkhane, says France does not need to replace African states forever.…

Seefta Joan Laporta Oo Galka Laga Saaray, Masuul Magac Leh Oo La

Madaxweynaha Barcelona ee Joan Laporta ayaa galka seefta ka saaray, waxaanu ku dhex-dhacay maamulka kooxda oo uu ka caydhiyey agaasimihii ciyaaraha, xilli uu ku hawlan yahay inuu isbeddel dib u qaabayn ku sameeyo kooxda.Guillermo Amor oo Barcelona ka ahaa agaasimaha ciyaaraha tan iyo sannadkii 2017 ayaa Jimcihii laga caydhiyey shaqada, iyadoo uu Laporta ku wargeliyey in dibu-habayn uu ku samaynayo qaybta farsamada ee Camp Nou.Amor oo afartii sannadood ee ugu dambeeyey ahaa agaasimaha hay’adaha iyo xidhiidhka ciyaaraha ee…

Rio Ferdinand Oo Magacaabay Waddanka Ku Guuleysanaya Koobka, Xiddiga

Rio Ferdinand ayaa magacaabay waddanka ku guuleysan doona tartanka qaramada Yurub ee Euro 2020 ee xalay bilaabmay iyo xiddiga ku guuleysan doona abaal-marinta gool-dhalinta ee tartanka.Talyaaniga iyo Turkey ayaa Jimcihii lagu daahfuray tartanka, waxaana guul weyn oo 3-0 ah gaadhay Talyaaniga, halka England ay kulankeeda ciyaari doonto Axadda oo ay ballansan yihiin Croatia.Inta uu tartanku socdo, waxay indhuhu hayn doonaan ciyaartooyo badan oo magacyo waaweyn oo la eegi doono bandhiggooda, sida Cristiano Ronaldo, Kylian…

Forza Azzuri!! Wargeyska Ugu Caansan Talyaaniga Oo Xulka Qarankooda U

Wargeyska ciyaaraha ee ugu caansan Talyaaniga ee Gazzetta dello Sport ayaa taageero la garab istaagay xulka qaranka dalkaas ee ka qayb-gelaya tartanka qaramada Yurub ee Euro, kuwaas oo guul weyn ka gaadhay ciyaartii ugu horreysay oo xalay ay 3-0 ku garaaceen Turkey.Xulka qaranka Talyaaniga oo sannadkii 2016 wareegga siddeedda kaga hadhay tartankan ayaa waxay rajaynayaan inay kaalin fiican ka geli karaan tartanka qaramada Yurub ee xilli ciyaareedkan kaddib guushii weynayd ee xalay.Tababare Roberto Mancini ayaa ‘Faraska Madow’…

Muxuu Ahaa Dembigii Ay Xalay Galeen Ciyaaryahanadda Turkey?

Xulka qaranka Turkey ayaa guul-darro weyn la kulmay xalay kulankii furitaanka tartanka qaramada Yurub ee Euro 2020 ee ay la kulmeen Talyaaniga, waxaana lagu garaacay 3-0 ay goolka hore iyagu iska dhaliyeen.Goolka hore ayaa waxa iska dhaliyey difaaca reer Turkey ee Demiral, labada kalena waxa u raaciyey Insigne iyo Ciro Immobile.Intii ay ciyaartu socotay, Turkey ma samaynin khatar badan oo uu halis ku gelin karayo Talyaaniga, waxaana muuqatay in shaxdii uu tababare Senol Gunes lasoo shir-tegay ay ahaayeen kuwo ku qanacsan in…

A strong African upturn is expected in the Sahel

One week ago, Burkina Faso woke up to the news of a horrific massacre in the northern village of Solhan. You wrote a comment "warm»On social networks the day after this tragedy.Yes, there was a small personal dimension to this reaction. I learned the news of Solhan's tragedy when I landed in Dakar, after a week in Ouagadougou, as part of WATHI's advocating efforts for health system reforms in the region. So far from…

Kylian Mbappe Oo Qumbulad Ku Tuuray PSG: “Waxa Aan Rajaynayaa In

Qandaraaska uu Kylian Mbappe kula jiro PSG waxa uu dhamaanayaa xagaaga dambe, waxaanu laacibkani mugdi sii gelinayaa mustaqbalkiisa kooxdan iyo haddii uu sii joogayo, isagoo qiray in aanu garanayn inay tahay kooxda u wanaagsan isaga iyo in kale.Mbappe oo k mid h ciyaryahannada ugu wanaagsan dunida, da’diisuna tahay 22 jir, waxa si weyn u raadinaysa kooxda reer Spain ee Real Madrid iyo naadiyo kale oo ka dhisan horyaalka Premier League.Iyadoo 12 bilood oo kali ahi ka hadhsan yihiin heshiiskiisa PSG, Kylian Mbappe ayaa…

VIDEO: Go’aan Garsoore Oo Dad Badan Ka Yaabiyay Oo Ka Dhacay Kulankii

Go’aan offside oo la dhigay kulankii furitaanka koobka Qaramada Yurub ee u dhaxeeyay Talyaaniga iyo Turkiga ayaa noqday hadalheynta ugu weyn ee baraha bulshada iyadoo dad badan ay ka doodeen inay aheyd go’aan sax ah ama mid qalad ah.Daqiiqadii 46aad ee kulankii ka tirsanaa Group A xalay oo Jimce aheyd ayaa weeraryahanka Italy Lorenzo Insigne ayaa go’aansaday inuu koorno gaaban u baaso saaxiibkiisa Domenico Berardi oo taagnaa xariiqda goolka gadaashiisa.Italy with the worst corner ever lmfao offside…

“They carry heavy luggage ten hours a day”

Saturday 12 June is World Day Against Child Labor, a day organized under the auspices of the UN. Three days ago, Unicef ​​and the International Labor Organization pointed out in a report the increase in the number of children forced to work in the world due to the effects of the pandemic. Children's rights NGOs warn of the physical, health and economic consequences of these forms of exploitation for minors. The majority of them are between 5 and 11 years old. According toa report published by Unicef ​​and the…

John Gachie: Soomaaliya ayaa ku adkaatay loolankii Kenya

Nairobi (Axadle) – Dowladda Kenya ayaa Khamiistii qaaday tallaabo lama filaan ah oo ay dib ugu furtay duulimaadyadii Soomaaliya, bil un kadib markii ay sheegtay inay hakisay illaa muddo saddex bilood ah. Kenya ayaa go’aanka ay qaadatay ku macneysay “niyad wanaag muujin” ayada oo rajeyneysa inuu hoggaamin karo in xiriirka labada dal uu si buuxda caadi ugu soo noqdo. John Gachie, oo taxliiliya siyaasadda Geeska Afrika, ayaa wargeyska The Standard u sheegay in Kenya laga adkaaday oo ay dhexda ka taagan yahay xaalad adag,…