Browsing Category

Sports

Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.

Spain Iyo Portugal Oo Wada-jir Ugu Dhawaaqay Inay

Waddamada Portugal iyo Spain ayaa si wada jir ah ugu dhawaaqay inay u tartamayaan martigelinta Koobka Adduunka ee 2030.Xidhiidhada kubadda cagta ee waddamadan ayaa caawa shaaciyey inay doonayaan in si wada jir ah ay u martigeliyaan Koobka Adduunka ee ku xigi doona Qatar oo 2022 lagu qabanayo iyo saddexda waddan ee Canada, Maraykanka iyo Mexico oo wada-jir u qaban doona sannadka 2026ka.Pedro Sanchez iyo Antonio Costa oo ah madaxweyneyaasha xidhiidhada labada waddan ayaa soo bandhigay codsiga ay FIFA u gudbiyeen oo ay ku…

Dhegaysiga Dacwaddii Kufsiga Ee Cristiano Ronaldo Iyo

Maxkamadda federaalka ee Nevada ayaa dhegaysan doonta kiiskii kufsiga ee la sheegay in laacibka reer Portugal ee Cristiano Ronaldo uu kula kacay gabadh u dhalatay Maraykanka.Wakaaladda wararka ee Associated Press ayaa waxay sheegtay in kiiskii u dhexeeyey Ronaldo iyo gabadha lagu magacaabo Kathryn Mayorga uu dhegaysan doono xaakimka maxkamadda federaalka ee Nevada, taas oo meesha ka saari doonta heshiiskii ay Ronaldo iyo Mayorga gaadheen sannadkii hore ee ay iskula qaateen in meesha laga saaro dacwaddan.Ronaldo ayaa lagu…

Xiddiga Muslimka Ah Ee Mestu Ozil Oo Laga Saarayo Liiska

Fursadaha ciyaareed ee Mesut Ozil uu ka heli karayo Arsenal ayay rajadoodu sii yaraanaysaa, waxaana laacibkan uu hadda waajahayaa xaalad iyadoo laga reebayo liiska ciyaartoyda Gunners uga qayb-geli doona tartanka Europa Leauge ee xili ciyaareedkan, taas oo ka dhigan in aanu xataa hal kulan oo tartamada Yurub ah dheeli doonin.Tababare Mikel Arteta ayaa la sheegay inuu go’aansaday in Ozil aanu ku darin liiska uu u gudbinayo UEFA ee u ciyaari doona Arsenal tartanka Europa League.Ozil oo ay da’diisu tahay 31 jir, waxa uu…

Edinson Cavani Oo Magacaabay Kooxda Uu Ku Biiri Doono Marka

Weeraryahanka cusub ee Manchester United ee Edinson Cavani ayaa shaaciyey magaca kooxda uu usii ciyaari doono marka uu dhamaysto qandaraaska uu Isniintii u saxeexay United.33 jirkan reer Uruguay ayaa qalinka ku duugay hal sano oo heshiis rasmi ah iyo sannad kale oo doorasho ah oo isaga ku xidhan inuu sii joogo Manchester United iyo in kale, waxaana muddada uu joogo dhabarkiisa ka muuqan doona lambarka caanka ah ee No.7 oo ay xidhan jireen halyeeyadii naadiga soo maray.Laacibkan oo si xor ah u yimid Old Trafford kaddib markii…

Shaxda Kooxdii Ugu Fiicnayd Ee Chelsea Soo Martay Abid,

Laga soo bilaabo sannadkii 2003 oo mulkiyadda Chelsea uu la wareegay Roman Abramovich, waxa soo maray xiddigo waaweyn oo gaadhay guulo cajiib ahaa oo iskugu jiray Champions League, Premier League, FA Cup iyo League Cup.Taariikhda dahabiga ah ee Chelsea ayaa lasoo bilaabantay cahdiga Abramovich oo markii uu kooxda iibsadayba keenay ciyaartooyo badan isaga oo geliyey lacag badan, kana dhigay mid ka mid ah kooxaha ugu awoodda badan Premier League iyo dunidaba.Sannadkan ayuu mar kale maalgelin weyn sameeyey Roman Abramovich…

Lionel Messi Oo Doonayey Inuu Jose Mourinho Dartii Ug Tago

Lionel Messi ayaa sabab qariib ah u doonayay inuu uga tago Barcelona sannadkii 2004, sida ay muujiyeen xogo cusub oo la helay.Xiddiga reer Argentina ayaa la sheegay in sannadkii 2004 uu doonayay inuu iskaga tago Barcelona, si uu qayb uga noqdo Chelsea oo xilligaas oo Jose Mourinho tababare ka noqday.Messi oo ka mid ahaa ciyaartoyda da’da yar ee kasoo baxday kulliyadda La Masia ee Barcelona ayaa waxa uu la dhacsanaa falsafadda tababarenimo ee Jose Mourinho marka kaliya dunida ku qabsaday, iyadoo uu waqtigaas Champions League…

“Amaah Ku Qaata Hudson-Odoi Laakiin Waan Idiin Ganaaxeynaa

Chelsea ayaa meesha ka saartay xiisihii Bayern Munich ee Callum Hudson-Odoi iyagoo sharuudo adag ku daray heshiiskii amaahda ee ay kooxda Bundesliga ka dhisan ku dooneysay xiddigaan.Bayern Munich ayaa muddo dheer xiiseyneysay Hudson-Odoi iyadoo xiisahooda laba jibaaray xagaagan laakiin ugu danbeyn waa ay ku guuldareysteen heshiiskii amaahda ee ay doonayeen.Sida ay sheegtay jariirada Jarmalka ee Bild, markii ay Bayern Munich culeyska saartay soo xerogelinta Hudson-Odoi waxay dhowr jeer waceen gabadha agaasimaha ka ah kooxda…

Cristiano Ronaldo Oo Caawa Ka Hor Imaanaya Sergio Ramos Oo

Cristiano Ronaldo iyo Sergio Ramos 15 koob ayay wada qaadeen muddadii ay isla joogeen Real Madrid laakiin labada nin ayaa hadalka kala goostay muddo labo sannadood ah.Labadaan xiddig ayaa caawa iska horimaan doona marka Portugal ay la ciyaareyso Spain laakiin muddo labo sannadood ah ma aysan wada hadlin sababo la xiriira isku dhacoodii markii Luka Modric uu ku guuleystay Ballon d’Or sannadkii 2018.Sida ay sheegtay jariirada Marca, Ramos iyo xiddigaha kale ee Real Madrid marka laga reebo Marcelo ayaa ka fogaaday weeraryahanka…

Isbedel Weyn Oo Ku Dhacay Xulka Spain, Leeds United Oo Tiro

Shaxdii xulka Spain ee finalkii Euro 2012 waxay ka koobneyd 10 xiddig oo u ciyaarayay midkood Barcelona ama Real Madrid iyadoo ciyaaryahanka kaliya ee ka baxsanaa uu ahaa xiddigii Man City David Silva.Finalkii Koobka Adduunka ee 2010 ee ay ka badiyeen Holland shaxda Spain waxay ka koobneyd sagaal xiddig oo u ciyaareysay Barcelona ama Real Madrid iyadoo labda xiddig ee shaxda ku jiray ee aan u ciyaareynin waqtigaas labada kooxood ay kala ahaayeen daaficii bidix ee Villarreal Capdebila iyo weeraryahan David Villa kaasoo…

Sababtii Uu Jurgen Klopp U Go’aansaday Inuusan La Soo

Tababaraha Liverpool Jurgen Klopp ayaa si buuxda u filanayay in Manchester United ay la saxiixan doonto xiddiga Borussia Dortmund Jadon Sancho xagaagan.Wuxuu xitaa u sheegay saaxiibadiisa inuu aaminsan yahay in xiddiga Ingariiska uu imaan doono Old Trafford isagoo wax ku kordhin doona weerarka cusub ee Ole Gunnar Solskjaer, laakiin milkiilayaasha Man United ayaa ka seexday inay dhameystiraan saxiixa 20 jirkaan.Sancho isna wuu doonayay inuu ku biiro Man United. Wuxuu ku riyaaqay waqtigiisa Borussia Dortmund laakiin wuxuu…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More