Xildhibaan ka tirsan Garissa oo codbixiyeyaasha ugu baaqay inay hubiyaan musharraxiinta ka hor inta aysan dooran
Cod-bixiyeyaasha ku dhaqan magaalada Garissa ayaa loogu baaqay inay si qoto dheer u miisaamaan waxqabadka horumarineed, hufnaanta adeegga bulshada iyo biseylka hoggaamineed ee shakhsiyaadka u hanqal-taagaya kuraasta doorashada guud ee dhici doonta…