Browsing Tag

Itoobiya

Masar oo bilowday inay casriyayso diyaaradaheeda dagaalka xilli ay sii kordhayso xiisadda Itoobiya kala dhaxaysa

Sabti, September, 7, 2024 (AX) - Masar ayaa lagu soo waramayaa inay heshiis la gashay Shiinaha si ay u iibiso diyaaradaha dagaalka ee J-10C, iyadoo ujeedadu tahay inay baddasho diyaaradaheeda F-16 ee Fighting Falcons. Sida laga soo xigtay warbixino kala duwan, heshiiska Chengdu J-10C, ayaa la saxiixay bihsii Agoosto 19, 2024. Helitaankan ayaa Masar ka dhigi doona waddanka  labaad ee haysta J-10C, ka dib Pakistan. Talaabadan ayaa daba socota hadal heynta sii kordheysa ee ah in Masar ay raadineyso bedel ay ku casriyeyso…

Itoobiya: Hogamiyayaasha Soomaaliya waxay la shaqeeyaan cadowgeenna, waana iska difaacaynaa

Sabti, September, 7, 2024 (AX) - Xukumadda Itoobiya ayaa ku dhaleeceeysay madaxda dowladda Soomaaliya inay la shaqeeyaan waxay ugu yeertay cadowga Itoobiya, iyadoo sheegtay inay ka go’an tahay inay difaacdo madax-bannaanideeda. Taliyaha ciidammada qalabka sida ee dalka Itoobiya, Field Marshal Birhanu ayaa hadalkaan ka sheegay intii lagu guda jiray dabbaaldegga sannad-guurada 47-aad ee taliska bariga Itoobiya. Field Marshal Birhanu Jula ayaa sheegay inay ciidamadu ugu diyaar-garoobeen inay ka hortagaan wax kasta oo…

Taliyayaasha u sarreeya Askarta Itoobiya oo maanta soo gaaray magaalada Jigjiga

Khamiis, September, 5, 2024 (AX) - Taliyaha guud ee Askarta Itoobiya Berhanu Jula iyo Ku xigeenkiisa Janaraal Abebaw Taddese ayaa maanta kasoo dagay Garoonka Diyaaradaha ee magaalada Jigjiga ee Dowlad Degaanka Soomaalida. Taliyayaashan ayaa waxaa Garoonka Jigjiga kusoo dhaweeyay Hogamiyayaasha u sareeysa Dowlad Degaanka Soomaalida oo uu kamid yahay Hogaamiye Mustafe Cagjar, Hoggaanka Nabadgalyada Dayib Axmednuur iyo Masuuliyiin kale oo kamid ah xukuumadda Degaanka Soomaalida. Sida lagu sheegay Warbaahinta Ciidamada…

Jabuuti oo Itoobiya ka sugaysa inay aqbasho hannaan lagu xallin karo xiisadda Soomaaliya

 Khamiis, September, 5, 2024 (AX) - Wasiirka arrimaha dibadda ee dalka Jabuuti Mahamoud Ali Youssouf ayaa shaaca ka qaaday mar uu ka hadlayay shir madaxeedka Shiinaha iyo Afrika  in madaxda Itoobiya, ay ka filayaan jawaab wanaagsan oo ku aaddan in ay aqbalaan dalab lagu xallin karo xiisadda kala dhaxaysa Soomaaliya.Toddobaadkii hore, wasiirka arrimaha dibadda Jabuuti  ayaa caddeeyey in Djibouti ay doonayso inay Itoobiya 100% maamusho dekedda Tadjoura ee xeebta Jabuuti.Sida ay ku warrantay Bloomberg, dalabka Jabuuti waa…

Hogaamiyaha Soomaaliya oo diiday inuu magaalada Beijing kula kulmo Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya

 Sabti, September, 7, 2024 (AX) - Hogaamiyaha Xukumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku gacan seyray inuu magaalada Beijing ee Shiinaha kula kulmo ra’iisul wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed, sida ay xaqiijiyeen ilo lagu kalsoon yahay.Wararka aanu helnay waxay sheegayaan in hoggaamiyeyaal Afrikaan ah oo ay ku jiraan madaxweynaha Jabuuti, madaxweynaha Mauritania, iyo ergeyga gaarka ah ee Midowga Afrika, ahna Madaxweynihii hore ee Nigeria, Olusegun Obasanjo, ay madaxweynaha Soomaaliya usoo gudbiyeen soo…

Hogaamiye Biixi oo sheegay in uu hirgalayo heshiiska Gobaladda Waqooyi iyo Itoobiya

Jimco, September, 6, 2024 (AX) - Hogaamiyaha Gobaladda Waqooyi Muuse Biixi Cabdi, ayaa sheegay in cadaadis kasta oo jira uu hirgalayo heshiiska Gobaladda Waqooyi iyo Itoobiya. Hogaamiyaha oo boqollaal qof kula hadlayay magaalada Tog-wajaale, ayaa sheegay in heshiisku uu hirgalayo inkasta oo ay jiraan cadaadisyo. "MoU-gu wuu hirgalayaa, waa hubaal, wixii xag xaganayaana ha xag xagtaan, qolada Xamar maanta ee ciidanka Masaarida keentay waxan leeyahay laba hal isma qabtaan, Soomaali ayaanu midaynaynaa oo Xabashi ayaanu la…

Itoobiya waxay kala dooran kari la dahay dekedaha Berbera & Djibouti

Tartanka Bariga Afrika ee soo dejinta iyo ka dhoofinta ayaa sii xoogeystay, iyadoo laf dhabar uu ah dowladda Itoobiya oo aan laheyn deked isla markaaan ay dad badan ku nool yihiin. Dekedda Berbera Itoobiya waxay sahminaysaa fursadaha maalgashi ee dekedaha Berbera Gobaladda Waqooyi, oo aan haysan aqoonsi madax-bannaan oo ay ka hesho Soomaaliya, iyo Jabuuti, oo xilligan leh xiriir dejin iyo dhoofsi. Doraleh ayaa laga eryay Maamulka Dekedaha Dubai (DP World) kadib markii ay ku fashilantay balan qaadyo ay u sameysay…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More