Browsing Tag

iney

Mareykanka oo shaaciyay in Shirkadaha dalkiisa daneynayaan iney maalgashi ku sameystaan Soomaaliya

 Arbaco, Juun, 26, 2024 (AX) - Raysal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa maanta  kulan la qaatay Danjiraha cusub ee dowladda Mareykanka u fadhiya Soomaaliya Richard H. Riley oo ay ka wada hadleen arrimo dhowr ah oo quseeya labada dowladood.Raysal wasaare Xamse iyo Danjire Richard ayaa ka wada hadlay danaha labada dal iyo sidii loo xoojin lahaa xiriirka iyo iskaashiga ka dhaxeeya Soomaaliya iyo Mareykanka.Raysal wasaaraha ayaa ugu horeyn Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya uga warbixiyay xaalada…

Xildhibaan Fowsiya oo si cad u sheegtay iney ka tanaasuleyn kursiga Guddoomiyaha Midowga Afrika

 Khamiis, Juun, 20, 2024 (AX) - Xildhibaan Fowsiya Yuusuf Xaaji Aadan oo maanta shir jaraa'id ku qabatay magaalada Muqdisho ayaa shaaca ka qaaday ineysan ka tanaasuleyn musharaxnimadeeda kursiga Guddoomiyaha Midowga Afrika oo doorashadiisa la qaban doono sanadka soo socda ee 2025.Waxay sheegtay in madaxda dowladda iyo kuwa dowlad goboleedyada qaar iney ka dalbadeen in ay isaga harto tartanka kursigaas sababo la xariira codsi ka yimid madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle oo kursigaan u sharaxaya wasiirka…

NISA oo shaacisay iney gacanta ku dhigtay ganacsato macaamil la sameeyay Al-shabaab

Sabti, Juun, 1, 2024 (AX) - Ciidamada Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya ayaa maanta gacanta kusoo dhigay shaqsiyaad la sheegay in macaamil la sameeyeen kooxda Al-shabaab. War qoraal ah oo kasoo baxay NISA ayaa lagu sheegay in hay'adda soo qabatay xubno ganacsato ah oo si dhuumaaleysi ah lacago baad ah usoo weydiisay kooxda Al-shabaab, islamarkaana wali ciidanka ay ku raad joogaan xubno kale oo ganacsato ah.Hay’adda NISA ma shaacin magacyada iyo tirada ganacsatada macaamilka la sameysay kooxda…

Axmed Ciise Cawad “Xukumadda Fedaraalka waa iney Itoobiya kala hadasho damaceeda Badda Soomaaliya”

 Isniin, May, 27, 2024 (AX) - Wasiirkii hore ee wasaaradda arrimaha Dibada Soomaaliya Danjire Axmed Ciise Cawad ayaa Xukuumadda Soomaaliya ku dhaliilay diidmada iney Itoobiya kala fariisato arinta damaceeda qeyb ka mid ah biyaha iyo dhulka Soomaaliya.Danjire Axmed Ciise ayaa sheegay in dowladda Fedaraalka ay si cad u diiday kulamo dowladaha Kenya iyo Jabuuti iyo dalalka Caalamka ay ku doonayeen iney isaga hor keenaan Soomaaliya iyo Itoobiya si ay uga wada hadlaan heshiiskii Itoobiya ay la gashay Gobaladda…

Dadkii ka barakacay Fataahada Baledweyne oo bilaabay iney dib ugu laabtaan guryahooda

Axad, May, 26, 2024 (AX) - Wabiga Shabeelle ee dhexmara gudaha magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa saacadahii lasoo dhaafay naq la taaban karo ka sameeyay xaafadaha Baledweyne.Xaafadaha sida weyn u saameysay fatahaada wabiga Shabeelle ayaa kala ahaa Kooshin iyo Xaawa taako oo ay ka barakaceen qoysaska ugu badan, halka Bundaweyn iyo howlwadaag meelo kooban uu uga fatahay wabiga.Qaar ka mid ah qoysaskii barakacay ayaa durba bilaabay iney dib ugu soo laabtaan guryahooda oo wali wadooyinka loo maraya ay yihiin…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More