Abdi Daisane oo ah Soomaali-Mareykan ka tirsan xisbiga Democrat-ka oo ku guuleystay doorashada Golaha Wakiilada gobolka Minnesota
ST. CLOUD, Minn (AX) — Siyaasiga Soomaali-Ameerikaanka ah ee xisbiga Dimoqraadiga, Abdi Daisane, ayaa guul weyn ka soo hooyay doorashada Aqalka Wakiillada ee Minnesota maalintii Tuesday, isagoo ka adkaaday ninka ay loolamayeen…