Waqooyi Galbeed oo dalbatay in UK ay kordhiso dhaqaalaha horumarinta xilli ay wadahadallo la yeelatay saraakiil British ah
Hargeysa (AX) — Madaxweyne ku-xigeenka Waqooyi Galbeed, Mohamed Ali Aw Abdi, ayaa dowladda Boqortooyada Midowday ee UK ka codsaday inay kordhiso taageerada maaliyadeed ee ay siiso mashaariicda horumarka iyo gurmadka bini’aadantinimo, xilli…