Browsing Category

Somalia

Somalia | Wararka Maanta | Somali Latest Breaking News and the expert analysts you can trust.

The UN World Food Program wins the Nobel Peace Prize 2020

The World Food Program wins the Nobel Peace Prize for its efforts to combat hunger and conflict ... Weheadto South Sudan to look at the challenges facing the biggest operation. Mali's former opposition leader Soumaïla Cissé and French charity worker Sophie Pétronin are free. But there are still many questions about how the release of the hostages was secured, and we report on the Somali women taking a stand against extremists to enjoy the sport they love: basketball. .

Madaxweyne Farmajo waxa uu ku guuldareystay diyaarinta

Dr. Maxamuud Maxamed Culusow Waxaa yididiilo cusub ah in dowladda Mareykanka, gaar ahaan Wasaaradda Arrimaha dibedda ay soo saartay bayaan cad (war cad) ee ku saabsan qabashada doorashooyin furan, xor iyo xalaal ah ee ka dhaca qaaradda Afrika hadda kaddib.Bayaanka (Warka) cad wuxuu hoosta ka xariiqaya in qabashada doorashada furan, xorta iyo xalaasha ah ay muhiim u tahay dalalka Afrika iyo difaacayaasha nidaamka dimoqradiga ee Adduunka. Sidaa awgeed, doorashada ka dhaceysa…

Wasiir Caadle: Madaxweyne diiddan doorasho & kuxigeen kursi

Wasiir Arrimaha gudaha & dowladaha hoose ee Hirshabeelle Maxamed Cali Caadle oo la hadlay Axadle ayaa sheegay in uu aad uga xun yahay warar uu ku sheegay been iyo wax aan raad lahayn oo lagu faafiyey baraha Bulshada, kuwaas oo ku saabsan hab-raaca doorashooyinka Dowlad-goboleedka Hirshabeelle. Caadle oo sheegay in uu dhammaaday muddo-xileedkii hay’adaha dowlad-goboleedka Hirshabeelle ayaaa carrabka ku adkeeyey in odayaasha dhaqanku yihiin salka iyo Asaaska dhismaha…

The Ceni report on the election was not examined by the National Assembly

The National Assembly as the budgetary authority must thoroughly examine this report submitted by Ceni. Secondly, in its mission of higher control, the Board of Auditors must also carry out investigative missions on the accounting treatment of Ceni, because if you look at all the figures that Ceni presents in this report, there are many discrepancies. You have deviations of 3 million, 30 million, 50 million and there is also the issue of public contracts.…

Covid-19 oo lagu daray xannuunada Maskaxda waa dhibka ugu

Xannuunka dhanka Maskaxda ku dhaca ayaa kusii kordhay xerada qaxootiga Dhadhaab oo ay ku jiraan dad u badan Soomaali oo wajahaya dhibaatooyinka dhanka Caafimaadka, cunno la’aan iyo dhanka Waxbarashada. Boqolaal kun oo Soomaali ah ayaa Tobaneeyo sanno degen Xeraan, xaaladda ugu daran waa cabsida faafitaanka Covid-19, yareynta Gargaarka Bani aadamnimo iyo xannuunada dhanka Maskaxda ku dhaca oo kiisas la xiriira marar kala duwan la diiwaangeliyay. Walwalka dhanka nolosha ayaa…

Covid-19 ma lagu dari karaa xannuunada Maskaxda? – Axadle

Xannuunka dhanka Maskaxda ku dhaca ayaa kusii kordhay xerada qaxootiga Dhadhaab oo ay ku jiraan dad u badan Soomaali oo wajahaya dhibaato dhanka Caafimaadka, cunto  iyo Waxbarashada la’aan! Boqolaal kun oo Soomaali ah ayaa Tobaneeyo sanno degen Xeraan, xaaladda ugu daran waa cabsida faafitaanka Covid-19, yareynta Gargaarka Bani aadamnimo iyo xannuunada dhanka Maskaxda ku dhaca oo kiisas la xiriira marar kala duwan la diiwaangeliyay. Walwalka dhanka nolosha ayaa sabab u ah in…

the former hostages back in France

The plane with ex-hostages Sophie Pétronin has just landed at Villacoublay airport near Paris. The flight had started a few hours earlier from Bamako, Mali. Franco-Suisse spent almost four years in captivity in the Sahel. She was greeted by French President Emmanuel Macron. With our special envoys to Villacoublay, Marine from…

Puntland oo soo gaba-gabeysay kiiska qaraxii lagu dilay

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Ciidamada qalabka sida ee DG Puntland Maxamuud Cabdi Maxamed ayaa sheegay in lasoo gaba-gabeeyay kiis dacweedka qaraxii lagu dilay Guddoomiyihii Gobolka Nugaal Cabdisalaam Xasan Xirsi Gu’jir. Qaraxa lagu dilay Guddoomiye Cabdisalaan ayaa dhacay 29-kii Maarso 2020, waxaana loo xiray dad siyaabo kala duwan ugu eedeysan ku lug lahaanta falkaas sida uu sheegay Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee Ciidamada DG Puntland. Waxa uu sheegay in qoraal…

Kooxaha Kubadda Cagta Yurub oo taageeray Howlgalka EU ee

Howlgalka Midowga Yurub ayaa taageero ka dalbaday kooxaha kubadda Cagta ee Qaaraddaas si ay gacan ugu noqoto howlaha tababarka ciidan ay ka wadaan Soomaaliya & taageerada Dowladda Federaalka. Midowga Yurub ayaa gacan-qabasho u dalbay howlgalkooda tababarka Militariga ee Soomaaliya ee loosoo gaabiyo (EUTM-S) oo mas’uuliyadda ugu badan shaqada ururkaan ka fuliya Sooomaaliya. Mas’uuliyiinta Kooxaha waxaa loo bandhigay sidii iyaga oo kaashanaya taageerayaashooda ay gacan uga…

Booliiska Baladweyne oo qabtay Qamri loo waday Muqdisho! –

Taliska Booliiska Magaalada Baladweyne xarunta Gobolka Hiiraan ayaa sheegay in ay qabteen Qamri lagu raray mid kamid ah Gawaarida ka dhex shaqeeya Gobollada Hiiraan & Banaadir, isla markaana loo waday Magaalada Muqdisho. Hay’adaha ammaanka ayaa sheegay in Qamrigaan laga keenay dhanka Itoobiya, laguna soo qariyay Xaaqinnada laga sameeyo Baarka si aan loo dareemin ama looga shakin sida ay hadalka u dhigeen. Kontoroolka lagu qabtay Qamrigaan iyo qofkii waday waa Horseed,…