Browsing Category

Somalia

Somalia | Wararka Maanta | Somali Latest Breaking News and the expert analysts you can trust.

Maxay kawada hadleen Villa Somalia & Madax

Madaxtooyada Soomaaliya ayaa soo agaasintay kulan gaar ah oo ay la yeelatay Madax Goboleedyada la safan si ajande ay ku mideysan yihiin ula tagaan Madasha Afisiyooni oo maanta lagu daah-furayo Shirka looga hadlaya ka gudubka caqabadaha hortaagan Doorashooyinka Soomaaliya. Villa Somalia oo u muuqata Cadaadis xooggan ee uga imaanaya Madaxda DG Puntland & Jubbaland, Musharixiinta, Siyaasiyiinta & go’aanka Beesha Caalamka ee ah in muhiim tahay qabsoomidda Doorashooyinka ayaa diyaarisay Ajandaha ay ku wajaheyso…

Madaxda DFS iyo DG oo maanta kulmay

Magaaladda Muqdisho waxaa maanta oo Isniin ah ka furmaya shirka madaxda Dowladda Faderaalka ee muddo xileedkoodu dhammaaday, Dowlad-goboleedyada & Gobolka Banaadir ayaa ku ballansan fadhiga ka qabsoomaya Teendhada Afisiyooni oo kamid ah xeebdaabka Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde. Kulanka maanta waxaa shaacisay Madaxtooyada Soomaaliya kadib markii Wakiilada Beesha Caalamka oo ay hormuud u yihiin Wakiilka Xog-hayaha guud ee Qaramada Midoobay ee Arrimaha Soomaaliya & Danjiraha Mareykanka ee Dalkaan Donald Yamamota…

Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya oo

Sida uu shaaciyey Ergeyga Midowga Afirka u qaablisan Soomaaliya Ambassador Francisco Madeira howlgalka midowga Afrika ee Soomaaliya ayaa dammaanad-qaaday Nabadgelyada Shirka wadaxaajoodka doorashooyinka Soomaaliya oo ay xerada Afisyooni ku yeelanayaan hoggaamiyeyaasha Soomaaliya, Xukuumadda xilligeedu dhammaaday & madaxda Dowlad-goboleedyada ayaa kulankan kaqaybgelaya. Sida lagu sheegay Qoraal kooban oo soosaaray Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya AMISOM Francisco Madeira ayaa Axaddii la kulmay madaxweyneyaashii…

the Constitutional Courtroom declares Mohamed Bazoum

The Nigerian Constitutional Court declares Mohamed Bazoum, from the ruling PNDS party, the winner of the second round of the presidential election on 21 February with 55.66% of the vote. RDR-Tchanji's opponent Mahamane Ousmane won 44.34% of the vote. Turnout was 62.81% according to the final election results. With our Special…

Siciid Deni oo sheegay in halka ay daganyihiin

Madaxwaynaha maamulka Puntland, Saciid Cabdullaahi Deni, ayaa sheegay in xalay ciidamo ka tirsan dowladda in ay soo weerareen goobta uu wafdigiisa ka degay magaaladda Muqdisho. Deni oo waraysi siiyay laanta afka Soomaaliga ee BBC-da ayaa sheegay in ciidamadaas ay yihiin kuwii fuliyey weerarkii lagu qaadey Hotel Maa’ida iyo Banaanbaxyaasha 19-kii Febraayo, 2021. Isaga oo hadalkiisa sii wata, Deni ayaa su’aal geliyey in ay ka qeybgalayaan shirka uu madaxweynaha waqtiga ka dhacay Farmaajo u muddeeyay 22-ka Maarso oo ku…

Yamamoto oo ku amray Madaxda DG in aysan kala

Safiirka Dowladda Mareykanka u qaabilsan Soomaaliya Amp Donald Yamamoto ayaa amar ku siiyay Madaxda Dowlad Goboleedyada in aanay jirin cid Muqdisho ka tagi karta illaa heshiis laga gaaro doorashooyinka wadanka. Qoraal uu bartiisa Twitterka soo dhigay, isagoo sii adkeynayay war saxaafadeedki Beesha Caalamka ayuu ku sheegay in aanu fashilku aheyn ikhtiyaar ee loo baahan yahay in heshiis la gaaro oo aan la bixin magaaladda Muqdisho. “Dadka Soomaaliyeed waxay rabaan hadda doorasho” ayuu yiri Yamamoto oo magac dhabay shanta…

DR Congo polls open as the biggest opposition chief sick

The Democratic Republic of Congo (DRC) pushed ahead on Sunday with an election in which President Denis Sassou N'Guesso is generally expected to extend his 36 years in power, while the leading opposition candidate remained in hospital with COVID-19. The watchdog group NetBlocks reported an internet shutdown that began in the Central African country around midnight on election day. After voting, Sassou N'Guesso said the government was aware of opposition candidate Guy Brice Parfait Kolela's illness and…

Congo’s polls open as the most important opposition chief sick

The Republic of Congo pushed ahead on Sunday with an election in which President Denis Sassou N'Guesso is generally expected to extend his 36 years in power, while the leading opposition candidate remained in hospital with COVID-19. The watchdog group NetBlocks reported an internet blackout that began in the Central African country around midnight on election day. After voting, Sassou N'Guesso said the government was aware of the illness of opposition candidate Guy Brice Parfait Kolela and had taken…

the beginning of the vote and fearful mobilization

Nearly 2.5 million Congolese voters timidly began casting their ballots in the ballot box this Sunday, March 21, in more than 5,700 polling stations to elect the head of state. A total of seven opponents are present, including outgoing President Denis Sassou-Nguesso, who has spent 36 years at the helm of the country. The election campaign took place without major incidents. One notable element,…

Beesha Caalamka oo ka hadashay shirka Afasiyooni!

Beesha Caalamka ayaa soo dhaweysay shirka lagu waddo in uu ka furmo Muqdisho gaar ahaa Teendhada Afasiyooni oo ku dhow xerada Xalane oo ah saldhiga ugu wayn wakiiladda caalamka iyo Ciidanka Midowga Afrika ee AMISOM. Qoraal kasoo baxay saaxiibada caalamka ayaa lagu sheegay in ay soo dhaweynayaan wadahadalkaas xalka loogu goobayo is-mari-waaga doorashooyinka Soomaaliya una dhaxeeya hogaanka Soomaalida. “Saaxiibada Caalamka waxay soo dhaweynayaan imaatinka kaqeybgalayaasha shir madaxeedka Dowlada Federaalka Soomaaliya iyo…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish.AcceptRead More