Browsing Category

Somalia

Somalia | Wararka Maanta | Somali Latest Breaking News and the expert analysts you can trust.

spiritual representatives demand

Following an initial failure at the end of last year to try to find a successor to Corneille Nangaa, the religious authorities are proposing the candidates for president of the National Assembly to head the Independent National Electoral Commission (Céni). The African Union for Human Rights (Asadho) believes religious communities are in a hurry.…

Abaar iyo biyo la’aan ka ka jirta gobolka Waqooyi

Gobolka Soomaalidu degto ee Waqooyi bari Kenya ayaa waxaa ka jira abaaro iyo biyo la’aan baahsan sida uu sheegay maamulka Mandheera. Gobolka Mandheera waxa ka jira 3 caqabado oo waawayn kuwaas oo kala ah abaar daran, biyo la’aan baahsan iyo colaado, waxaana u sii dheer khayraadka oo ku yar maadaama dhaqaalaha gobolku uu ku tiirsanyahay xoollaha nool sida laga soo xigtay maamulka gobolka. “Markasta oo abaar dhacdo, kumanaan xoolo ah ayaa dhinta” waxaana bulshada gobolka qasab ku qonota in ay ka barakacaan gobolka ayna…

Booliiska Soomaaliya maka jawaabay Cabashada Dadka

Degmooyinka Gobolka Banaadir waxaa si joogta ah dhac uga geysta kooxo qaarkood hubeysan isla markaana xiran dharka Ciidanka Soomaaliya, qayb ayaa wadata Mootooyinka Bajaajta loo yaqaan, kuwa labada lugood leh Fekon & kuwo kale oo wata Gawaarida nuuca raaxada ah. Qaar kamid ah Shacabka Gobolka Banaadir oo qaarkood la kulmay dhaca kooxdaas geysato ayaa Mustaqbal u sheegay in ay ka qaateen Telefoonnada gacanta, Kumbiyuutarada gacanta lagu qaado Laptop & agabka kale ee gacan-qabsiga oo ay soo iibsadaan. Qof kamid ah…

Hindiya: Warshad daqiiqaddii soosaarta

Hindiya waxaa fursad wanaagsan u noqday soosaarka Tallaalka Covid-19 oo baahida loo qabo dunida inteeda kale ku batay kadib markii uu kordhay Dalabaadka ka imaanaya waddamada daneynaya in dadkooda ay ku mudaan dawadaan kahortagga ah. Warshad ku taalla Hindiya ayaa Daqiiqaddii awoodda in ay soosaarto 6,000 oo cirbadaha Tallaalka Covid-19, waana qayb kamid ah fududeynta in dalalka baahida u qabo sahal loo gaarsiiyo sida ay sheegeen mas’uuliyadda warshaddaas. Rajiv Nath oo ah Madaxa Warshaddaan waxa uu sheegay in dalabaadka…

Lafta gareen oo Muqdisho u yimid ka qaybgalka

Madaxweynaha DG Koofur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen ayaa maanta oo Axad ah soo gaaray Magaalada Muqdisho si uu uga qaybgalo Shirka looga hadlayo arrimaha Doorashooyina Dalka ee lagu wado in uu ka dhaco Caasimadda 22-ka Maarso 2021 oo ku beegan berri oo isniinta ah. Waa mas’uuliyiiinkii ugu dambeeyay ee caasimadda soo gaaro Madaxda Federaalka & Dowlad Goboleedyada, waxa uu ku maqnaa Dalka Turkiga oo uu u jiray arrimo gaar ah sida Mustaqbal ay u xaqiijiyeen ilo kala duwan. Muqdisho waxaa ku sugan…

Howlgal sababay dhimasho & dhaawac oo ka dhacay

Howlgal sababay dhimasho & Dhaawac ayay Ciidamada ammaanka DG Puntland ka sameeyeen Waqooyiga Magaalada Gaalkacyo kadib markii ay heleen xogta koox la sheegay in ay ka ganacsato walxaha maanka-dooriya. Ciidamada oo damacsanaa in ay gacatan ku dhigaan kooxdaan ayaa iska caabbin kala kulmay kooxda, waxaana iska hor imaad dhexmaray labada dhinac ku dhintay hal ruux, halka ay ku dhaawacmeen 4-kale sida Mustaqbal ay u xaqiijiyeen ilo kala duwan. Hay’adaha ammaanka DG Puntland ayaa gacanta ku dhigay xubno la socday…

Wasaaradda Arrimaha Soomaaliya oo Cambaareysay

Warqad kasoo baxday Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa lagu cambaareeyay duqeyn Kooxda Xuutiyiinta Yemen ay ka fulisay Boqortooyada Sacuudiga, waxaana loo adeegsaday diyaaradaha aan Duulliyaha lahayn. Goobta la beegsaday waa Warshadda Sifeynta Batroolka ee Magaalada Riyaad Jimcihii 19-ka Maarso 2021, inkasta oo aysan jirin faah-faahin Boqortooyada Sacuudiga ay ka bixisay waxyeelada ka dhalatay duqeyntaas. “Soomaaliya waxa ay markale ku celineysaa in Sacuudiga ku garab taagan tahay ilaalinta amnigeeda qaran &…

participation and transparency, the challenges of

Congolese are called to the vote this Sunday, March 21, 2021, to elect a new president. Seven opponents are running, including outgoing Denis Sassou-Ngueso, who is already accumulating at 77, 36 years at the helm of the country. The main focus of the vote: participation. But also transparency. In total, almost 2.5 million…

Muhiimada Shirka jaraa’id ee Wasiir Dubbe

Wasiirka Warfaafinta Xukuumada xilgaarsiinta Soomaaliya Cusmaan Abuurkar Dubbe oo ka hadlay maanta shir jaraa’id oo uu ku qabtay Muqdisho ayaa sheegay in shirka uu xalay iclaamiyay Madaxweyne Farmaajo uu ka dhacayo teendhada Afisiyooni ee ciidamada cirka. Shirkan oo la qorsheeyay in la qabto 22ka bishan ayaa loogaga hadlayaa arrimaha doorashooyinka waxaa shirkan qaban qaabadiisa ku howlan Xafiiska Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya sida uu sheegay Wasiir Dubbe. “Xataa haddii badda dhexdeeda lagu shirayo waan tageynaa,” ayuu…

Saldhigga Garoonka Aadan Cadde oo la hoos geeyey Hoggaanka Booliiska

Xukuumadda xilkeedu dhammaaday ayaa nabadgelyada garoonka Aadan cadde waxa ay hoos geysay hoggaanka Booliiska gobolka Banaadir, Saldhigga garoonka oo hoos tegi jiray Hoggaanka illaalinta Canshuuraha ee Booliiska oo ka madaxbannaanaan Hoggaanka Booliiska ayaa Xukuumaddu go’aamisay in la hoos geeyo Taliska Booliiska gobolka Banaadir Generaal Saadaq Cumar Xasan Saadaq Joon. Taliyaha ciidamadda booliska Soomaaliya, Jeneraal Xijaar, ayaa qoraal uu saaray saldhiga bileyska garoonka diyaaradaha Aadan Cadde uu hoos-geeyay taliska…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish.AcceptRead More