Browsing Category

Somalia

indignation wave after video transmission

The broadcast of videos by journalist Souleymane Raissouni, filmed almost naked without his knowledge in a Moroccan prison, caused a wave of indignation in the country. Sentenced to five years in prison for "sexual assault"The journalist was filmed without his knowledge. In these pictures sent by the Directorate-General for the…

Mareykanka oo war kasoo saaray duqeyntii MUDUG – Caasimada O…

Washington (Axadle) – Dowladda Mareykanka ayaa shaacisay in duqeyn cusub ay ka fulisay qeyb ka mid ah Soomaaliya, gaar ahaan koonfurta gobolka Mudug. Duqeynta oo aheyd mid xoogan ayaa Jimcihii ka dhacday deegaanka Qaycad oo ay  gaareen ciidamada huwanta, sida ay sheegtay afhayeenad u hadashay Pentagon-ka. Afhayeenada ayaa sidoo kale tilmaamytay in weerarkan dhanka cirka ah lagu garab siinayey ciidamada dowladda iyo kuwa Galmudug ee howl-gallada ka…

Gabar 13 jir ah oo gudaha Soomaaliya ugu geeriyootay gudniin…

Dhuusamareeb (Axadle) – Gabadh 13 jir ah oo ku nooleyd tuulada Jeerinle oo deegaan ahaan hoostagta magaalada Gaalkacyo ee maamulka Galmudug ayaa u geeriyootay dhiig-bax xoogan, kadib markii lagu sameeyay gudniinka fircooniga ah. Gabadha yar oo lagu magacaabi jirey Fartuun Xasan Axmed ayaa si weyn u qabsatay geerideedu wakaaladaha wararka caalamiga ah, ayada oo lagu soo waramayo in dhacdadaan ay tahay middii ugu horeysay ee tan iyo sanadkii…

Mustaqbalka Abiy Ahmed ee hogaaminta Ethiopia iyo xaaladaha …

Yaa keenay talada dalka Ethiopia Dr. Abiy Ahmed Ali ku yimid? Markii Dr Abiy Ahmed Ali Ethiopia taladeeda la wareegay waxa uu ku yimid kacdoonadii qoomiyada Oromo ay ka wadeen dalkaasi mudo dheer, oo ka soo bilaabantay xiligii Malez Zenawi Ethiopia Raisal wasaaraha ka ahaa. Waxyaabaha xiligaasi kiciyey waxa uu ahaa in Axadle Addis-Ababa la rabay in la fidiyo oo loo sii qorsheeyo dhul kale oo ka mid ah xayndaabka magaalada Addis-Ababa, dhulkaasi…

confusion in responsibility for 13 years of death

According to confirming sources, the victims, who could be more, were young traders who traveled by motorcycle to the Kouki market. The government immediately attributed responsibility for the tragedy to the CPC's rebel coalition, in which the region is one of the strongholds, but many sources point instead to Russian intervention in the area.…

Musharaxiinta oo war kasoo saaray xilal ka-qaaditsii uu same…

Muqdisho (Axadle) – Golaha Midowga Musharaxiinta Madaxweyne ee Soomaaliya ayaa war-saxaafadeed ka soo saaray tallaabadii uu Ra’iisul wasaare Rooble xilalkii uga qaaday saraakiil ka tirsaneyd hey’adda NISA, waxay fariin u direen Madaxweyne Farmaajo. Ugu horeyn golaha ayaa taageeray go’aankii uu Ra’iisul Wasaaruhu xilalkii uga qaaday madaxii shaqaalaha ee hey’adda NISA Cabdullahi…

Sidee ayuu madaxweyne FARMAAJO uga faa’iidayaa xil-ka-qaadis..

Muqdisho (Axadle) – Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda xil-gaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta xilalka ka qaaday taliyaha NISA ee Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde Cabdiwahaab Sheekh Cali iyo madaxa shaqaalaha NISA, Cabdullaahi Aaden Kulane (Kulane Jiis). Kulane Jiis, waxa uu ka soo jeedaa gobolka lagu muransan yahay habraaciisa doorashada ee Gedo, waxaana la aaminsan yahay in uu ahaa masuulka labaad ee ugu awoodda badan hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Soomaaliya ee NISA kadib Fahad Yaasiin. Dad badan ayaa soo…

Mahad Salad oo sheegay hal arrin oo ay ka dhigan tahay talla…

Muqdisho (Axadle) – Kadib markii uu galabta Ra’iisul Wasaare Rooble xilalkii ka qaaday Agaasimihii Shaqaalaha ee hey’adda NISA Cabdullaahi Kullane iyi Taliyihii Nabad-sugidda ee garoonka Aadan Cadde Cabdiwaab Sheekh Cali, ayaa waxaa tallaabadaas qoraal ka soo saaray Xildhibaan Mahad Salaad oo ka mid ah siyaasiyiinta mucaaradka ah. Xildhibaanka oo tallaabadaas ku taageeray Ra’iisul wasaare Rooble ayaa sheegay in taasi ay digniin kama dambeys ah u…

DEG DEG: Rooble oo xilalkii ka qaaday madax sare oo ka tirsa…

Muqdisho (Axadle) – Ra’iisal Wasaaraha xukuumadda xil-gaarsiinta, Maxamed Xuseen Rooble ayaa goordhoweyd xilalkii ka qaaday Agaasimihii Shaqaalaha hay’adda NISA iyo Taliyihii Nabad-sugidda ee groonka Aadan Cadde. Afhayeenka xukuumadda xil-gaarsiinta, Maxamed Ibraahim Macalimu ayaa sheegay in Cabdullaahi Kullane iyo Cabdiwaab Sheekh Cali xilkii looga qaaday kadib markii ay ka hor-imaadeen amarkii Ra’iisal wasaaraha ee dhigayey in qofna lagu celin…