Browsing Category

Somalia

Afar qodob oo sababtay in Sheekh Shariif iyo Xasan Sheekh ay…

Muqdisho (Axadle) – Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta gaaray degmada qadiimiiga ee Cadale, taasoo dhacda xeebta gobolka Shabeelada Dhexe ee koofurta Soomaaliya. Sheekh Shariif iyo Xasan Sheekh safarka waxaa ku wehliya Xildhibaano, saraakiil ciidan iyo masuuliyiin kale oo degaanka ah oo ay ku jiraan odayaal dhaqan iyo ganacsatada Shabeellada Dhexe, waxayna halkaas soo joogi…

Wararkii ugu dambeeyey baaritaanka lagu hayo kiiska Ikraan T…

Muqdisho (Axadle) – Faah-faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya baaritaanka lagu hayo kiiska Ikraan Tahliil Faarax, oo ah gabar u shaqeysa hay’adda NISA oo hadda la la’yahay muddo ku dhow bil, kadib markii la waayey 26-ka June. Ikraan ayaa aheyd gabar aqoonyahanad, oo aad ugu wanaagsan qorista warqadaha xiriirka xafiisyada sida dowlad ama hay’adaha kale. Ikraan ayaa dhex-daganeyd xeendaabka NISA, ee ka xiran cirifka global iyo kan KM-0, taasi oo…

Doorashada xildhibaanada BF ee Koonfur Galbeed oo la geeyey …

Baydhaba (Axadle) – Guddiga doorashada heer maamul gobaleed ee maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa la sheegay in la dejiyay, islamarkaana lagu amray in ay ku shaqeeyaan Madaxtooyada Maamulka Koonfur Galbeed gaar ahaan qeybta degaanka u ah Madaxweyne Lafta-gareen. Ilo wareedyo kala duwan ayaa Axadle u sheegay in guddiga la siiyay qolkii fadhiga ee Madaxweyne Lafta-gareen,…

DF oo war kasoo saartay kulankii Rooble iyo wasiirka arrimah…

Muqdisho (Axadle) – Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Wasiirka Arrimaha Dibedda ahna Wasiirka Difaaca dalka Ireland Simon Coveney oo maanta booqasho ku yimid Muqdisho. Kulanka ayaa looga hadlay iskaashiga iyo xoojinta xariirka ladabada dowladood iyo joogteynta taageerada Midowga Yurub ee Ireland xubinta ka tahay, arrimaha doorashooyinka, taageerada amniga iyo Tageerada arragtida Soomaaliya ee ku…

positive South Africans despite another loss

The South African men's soccer team lost 1-0 against Japan on July 22, 2021 in Tokyo for their first match in the Olympics. Olympics that the South Africans could not prepare calmly after the fall of Covid-19 in their delegation. From our special correspondent in Tokyo,In recent days, the South African delegation to the 2021…

DF oo shaacisay natiijada Imtixaanka shahaadiga ah iyo arday…

Muqdisho (Axadle) – Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ayaa goordhoweyd si rasmi ah u shaacisay natiijada imtixaanka shahaadiga fasalka 12-aad ee sanad-dugsiyeedka 2020-2021-ka iyo ardeyda ka galay kaalmaha hore. War-saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda ayaa lagu sheegay in tirada ardayda imtixaanka sannadkan u fariisatay ay tahay 34,908 arday oo ku galay 122 xarumood oo ku kala yaalla gobolka Banaadir iyo dowlad goboleedyada.…

Rooble oo isku keenay Cabdi Xaashi iyo Mahdi Guuleed iyo ama…

Muqdisho (Axadle) – Ra’iisal Wasaaraha xukuumadda xil-gaarsiinta, Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula yeeshay Guddoomiyaha Aqalka Sarre iyo Ra’iisal Wasaare ku-xigeenka dalka. Kulanka uu Ra’iisal wasaaraha la qaatay Cabdi Xaashi iyo Mahdi Guuleed ayaa ku qabsoomay jawi wanaagsan, ayada oo looga hadlay arrimaha doorashooyinka iyo khilaafka kuraasta gobollada…

new attack in the Bossangoa region

A group of young people was killed on Wednesday 21 July in Bongboto, 12 kilometers from Bossangoa. No official record yet, but it is believed there are at least eight dead. For the government, this is the element of the CPC's armed coalition who attacked villagers moving on the Nana-Bakassa axis. In the images consulted, the…

Madaxweyne kale oo Afrikan ah oo toddobaad gudihiis ka bad-b…

Antananarivo (Axadle) – Xafiiska dacwad-oogaha guud ee dalka Madagascar ayaa sheegay inay fashiliyeen isku day lagu dili lahaa madaxweyne Andry Rajoelina, islamarkaana ay xireen dhowr tuhmane oo “Ajaaniib iyo Malagasi ah.” Laba qof oo Faransiis ah ayaa ka mid ah dhowr qof oo Talaadadii lagu xiray jasiiraddan ku taalla Badweynte India, “taasi oo qeyb ka ah baaritaan ku saabsan waxyeeleynta amniga dalka,” sida ay sheegeen ilo-wareedyo…

Sawirro: Wasiirka difaaca dalka Ireland oo lagu soo dhoweeye…

Muqdisho (Axadle) – Magaalada Muqdisho ee Axadle Soomaaliya waxaa maanta soo gaaray wafdi sare ee oo ka socda dalka Ireland, waxaana garoonka weyn ee diyaaradaha Aadan Cadde kusoo dhoweeyey mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya. Wafdigan ayaa waxaa horkacayey wasiirka difaaca Ireland Simon Coveney TD, waxaana garoonka ugu hortegay dhiggiisa Soomaaliya, Xasan Xuseen Xaaji oo uu…