Browsing Category

Somalia

Somalia news, politics, security, diplomacy, and public affairs from Axadle, with breaking updates and analysis from Mogadishu and across the country.

Dalalka Khaliijka ‘oo soo jeediyey’ dalab cusub oo la xiriir…

Riyadh (Axadle) – Dalalka Khaliijka ayaa Arbacadii sheegay inay halis noqon doonto in wada-hadallada quwadaha caalamka ay kula jiraan Iran ee barnaamijkeeda nukliyeerka laga reebo banraamijka gantaallada iyo “dhaqanka xasilooni darrada ah” ee Tehran, waxayna mar kale ku celiyeen inay wada-hadallada qeyb ka noqdaan. Dalalka ugu awoodda badan caalamka iyo Iran ayaa waxaa Sabtdii Vienna ugu billowday wareeggii lixaad ee wada-hadallada la doonayo in…

Xog: Farmaajo oo ka baaqday safarkii Turkiga

Muqdisho (Axadle) – Madaxweynaha waqtigiisu dhamaaday ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka baaqday shirka Antalya Diblomacy Forum oo berri ka furmaya magaalada Antalya ee dalka Turkiga, kaasi oo lagu waday inuu ka qeyb-galo. Farmaajo ayaa kamid ahaa madaxdii lagu martiqaaday shirkaas, ayada oo qorshaha uu ahaa in shirkaas kadib uu kulan-doceed la qaato madaxweynaha dalka Kenya, Uhuru Kenyatta, sida ay Axadle u sheegen xubno ka tirsan Villa Somalia. Xogta ayaa sheegaysa in Farmaajo uu ka qeyb-galka…

the objections of the Prime Minister’s rapporteur

The Prime Minister's rapporteur presented his conclusions in the debate on access to French public archives. A collective of historians and archivists had taken it on the law text IGI1300 which prevents automatic declassification of archives over 50 years old. Its opinion is advisory only, but it is usually very influential.…

Magaaladee ayey ka dhici doontaa doorashada ugu adag ee baar…

Dhuusamareeb (Axadle) – Inkasta oo si guud ay sanadkaan u adag tahay doorashada xildhibaanada ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa haddana waxaa jira saddex magaalo oo ah kuwa uga adag ama cabsida weyn laga qabo ee doorashooyinka ay ka dhici doonaan.  Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug ayaa la aaminsan yahay in ay tahay meesha ay ka dhici doonto doorashada ugu adag, waxaana laga cabsi qabaa in uu dhiig ku daato.  Waxaa ku loolami doono…

Dhageyso: Dhallinyaradii loo qaaday Eritrea oo la hadlay VOA…

Muqdisho (Axadle) – Barnaamijkii Bandhigga VOA ayaa waxaa toddobaadkan lagu soo qaatay qaar kamid ah dhalinyaradii kal hore Askarnimada loogu qaaday dalka Eritrea, oo xiligan wajahaya xaalada halis ah. Qaar kamid ah dhalinyaradaas oo lagu wareystay barnaamijka ayaa ka sheekeyay xaalad nololeed oo aad u liidata oo ku haysata xeryaha lagu hayo, halka qaarkood ay ku dhinteen. Waxay sheegen in qaarkood ay soo gaareen dhaawacyo halis ah, oo dhalinyarada qaarkood ay ku indho-beelen, halka kuwa kale aysan helin wax daryeel…

Xaaf: 2016-kii wixii ka dhacay Cadaado haddii ay soo laabtaa…

Muqdisho (Axadle) – Madaxweynihii hore ee Galmudug, Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) oo khudbad ka jeediyey kulan ka dhacay Muqdisho ayaa ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka, gaar ahaan doorashooyinka la aadayo ee ka dhacaya Soomaaliya. Xaaf oo soo hadal qaaday doorashadii xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya ee sanadkii 2016-kii ayaa ka digay musuq-maasuq iyo in la soo celiyo wixii horey u dhacay, isaga oo tusaale u soo qaatay doorashadii lagu…

Tigray’s request for rights “expires immediately”:

A new commission of inquiry into the Tigray region by an African Union organization must "cease immediately", the Ethiopian government said. The Tigray region has been locked in a deadly conflict, which has led to warnings of famine and "ethnic cleansing". A statement from Ethiopia's Foreign Ministry on Thursday criticized the independent inquiry as "misleading" and lacked a legal basis and instead proposed a common probe. But members of the new commission, created under the African Commission on…

Amar culus oo la dul-dhigay gaadiidka madaxda iyo kuwa shaca…

Muqdisho (Axadle) – Guddoomiyaha gobolka Banaadir ayaa amar cusub kusoo rogay dhamaan Gaadiidka ka dhex shaqeeya Caasimadda Muqdisho iyo kuwa sida gaarka ah loo leeyahay ee lagu dhex wato gudaha axadle. Taliska ciidamada ilaalada wadooyinka ee taraafikada ee gobolka ayaa faray in gaadiidka kuwa garka loo leeyahay iyo kuwa Madaxda ay wataan in loo sameeynayo Sharciga gaadiidka, sida Buuga iyo Aqoonsiga Darawalnimo. Bishaar Abshir Geedi, Taliyaha…

Qoor Qoor oo magacaabay xubnaha guddiga doorashada (Aqriso M…

Muqdisho (Axadle) – Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-Qoor) ayaa goordhoweyd oo maanta ah xafiiska ra’iisal wasaaraha xukuumadda xil-gaarsiinta u gudbiyey liiska xubnaha bedelka ah ee cabashada laga soo gudbiyay. Wareegto ka soo baxday xafiiska Madaxweyne Qoor-Qoor ayaa lagu magacaabay xubnaha guddiga doorashooyinka heer federaal ku meteli doona…

Poor countries left unvaccinated against COVID-19

A sense of dread grows in some of the poorest countries in the world as virus cases grow and more contagious variants tackle a crippling shortage of vaccines. The crisis has alerted public health officials along with millions of unvaccinated people, especially those who are struggling in the informal economy that is not the book, living hand-to-mouth and paying cash in health crises. With intensive care units filled in cities overwhelmed by the pandemic, serious illness can be a death sentence. Africa…