Browsing Category

Somalia

Somalia | Wararka Maanta | Somali Latest Breaking News and the expert analysts you can trust.

QM oo walaac ka muujisay go’aankii DF ee diidmada John Maham…

Muqdisho (Axadle) – Wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya, James Swan oo khudbad ka jeedinayey kulanka golaha ammaanka ayaa ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka, gaar ahaan arrimaha doorashooyinka 2021. Swan ayaa khudbadiisa kusoo hadal qaaday go’aankii ay dowladda federaalka ah ku diiday ergeygii ka socda Ururka Midowga Afrika ee John Mahama oo dib isaga laabtay. Ergeyga Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa…

Weerar lagu dilay dad isku qoys ahaa oo ka dhacay gobolka Ga…

Dhuusamareeb (Axadle) – Wararka laga helayo gobolka Galgaduud ee bartamaha dalka Soomaaliya ayaa sheegaya in saacadihii lasoo dhaafay maleeshiyaad hubeysan ay weerar lagu dilay dad shacab ahaa ka fuliyeen qeybo ka mid ah gobolkaasi. Weerarka oo ahaa mid qorsheysan ayaa si gaar ah uga dhacay deegaanka Garasle oo hoostaga magaalada Balanballe ee gobolka Galgaduud, waxaana lagu soo warramayaa in dadka lagu dilay oo gaarayey illaa saddex qof ay…

Swan oo madaxda ku shirsan Muqdisho uga digay waxa dhici kar…

New York (Axadle) – Wakiilka xoghayaha guud ee QM u qaabilsan Soomaaliya James Swan ayaa sheegay inay qasab tahay in shirka wadatashiga ee Muqdisho ka socda uu dhaliyo heshiis horseedi kara in dalka doorasho looga qabto waqtiga ugu gaaban ee ugu macquulsan. “Heshiis la’aan, iyo daacadnimada iyo niyad-wanaagga lagu fulinayo, guulihii la gaaray sanadihii tegay waa ay lumi doonaan, taasi oo keeni karta amni iyo xasillooni darro dheeraad ah,” ayuu ka…

Xog: Hal arrin oo Guudlaawe ka hor-taagan in uu heshiis la g…

Beledweyne (Axadle) – Ilo wareedyo ka tirsan xafiiska Madaxweynaha HirShabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe ayaa sheegay in Madaxweynaha HirShabeelle uu dhowr jeer isku dayay in uu la heshiiyo Beesha Xawaadle oo diidan maamulkiisa laakiin uu la kulmay caqabad ilaa hadda taagan.  Xubnahaan ka tirsan xafiiska Madaxweynaha ayaa sheegay in Madaxweyne ku-xigeenka HirShabeelle Yuusuf…

Xog: 130 ka mid ah ardayda Muqdisho oo halis ugu jira inay i…

Muqdisho (Axadle) – Axadle ayaa xaqiijisay in ugu yaraan 130 arday ah oo ku nool Caasimadda Muqdisho ay wajahayaan halis weyn oo ay uga baaqan karaan Imtixaanka Qaranka ee dugsiga sare, kaasoo Sabtida ka billaaban doono Muqdisho.  Waaliidin badan ayaa Axadle u sheegay in ardaydooda oo Iskuulka joogay muddo aan ka yareen 12 sano in laga waayay liiska ardayda Imtixaanka galaya oo ay shaacisay Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya, markii la baarayna ay…

Qatar oo isku dayeysa inay bedesho dhex-dhexaadintii uu Imaa…

Doha (Axadle) –  Wasiirka Arrimaha Dibedda, Sheekh Maxamed Bin Cabdiraxmaan Al-Thani ahna ku-xigeenka Ra’iisul Wasaaraha dalka Qatar ayaa maalmahan booqasho ku jooga Caasimadda Sudan ee Khartoum, xili ay taagan tahay xiisad ka dhex aloosan Ethiopia iyo Sudan. Al-Thani ayaa kulan la qaatay ra’iisal wasaaraha Sudan, Dr. Cabdalla Xamduuk, ayada oo qaabilaadaasi ay goobjoog ka ahaayeen Wasiiradda Arrimaha Dibedda iyo Arrimaha Golaha Wasiirada ee dalka Sudan. Ra’iisal wasaaraha Sudan ayaa Sheekh Maxamed Bin Cabdiraxmaan…

the inhabitants of Goma faced the problem of access

the recent eruption of the Nyiragongo volcano disrupted access to drinking water in the city of Goma and its surroundings in northern Kivu; the cistern that supplied the city was damaged by lava. The technical teams estimate ten million US dollars, the amount to rehabilitate the damage. During this time, it is difficult for the residents of Goma.…

in Tigray, the very old El Nejashi Mosque

According to Reuters, soldiers have entered a camp for displaced people in Shire, in western Tigray. They are said to have beaten and stripped civilians before taking hundreds of them. The conflict that has been going on since November has cost thousands of lives. But also significant damage. In the Negash, the El Nejashi Mosque, one of the most important Muslim sites in Africa, was bombed and looted.…

5.3 magnitude earthquake shakes Congo, raises fears

An earthquake measuring 5.3 on Rwanda's seismic monitor hit the border with Congo and Rwanda on Tuesday. Several buildings collapsed in the city of Goma, raising fears that a nearby volcano would erupt again three days after dozens of people were killed and 17 villages destroyed by lava. The quake was the largest of more than 100 quakes that followed the eruption of the Congolese volcano Nyiragongo on Saturday, one of the world's most active and dangerous. "We know that children were injured when a…

DF oo sheegtay in heshiis laga gaaray doorashooyinka – Caasi…

Muqdisho (Axadle) – Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey ayaa maanta shir gaar ah ka yeeshay xaaladda Soomaaliya, waxaana hor tegay oo khudbado ka jeediyey xubno ay ka mid yihiin wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Maxamed Cabdirisaaq iyo wakiilka Qaramada Midoobey ee Soomaaliya James Swan. Ugu horeyn wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Maxamed Cabdirisaaq ayaa khudbadiisii uu ka hor jeediyey Golaha Ammaanka waxa uu ku sheegay in heshiis laga…