Rasmi: Carlo Ancelotti Oo Shaaciyey Liiska Xiddigaha Real Madrid Ee
Carlo Ancelotti ayaa magacaabay liiska xiddigaha Real Madrid ee kulanka saaxiibtinimo ee caawa ay kula ballansan yihiin Rangers oo ay kula ciyaarayaan garoonka Ibrox Stadium ee magaalada Glasgow.Real Madrid ayaa u duushay Scotland oo ay ciyaar saaxiibtinimo kula soo ciyaarayso kooxda difaacanaysa horyaalka Scottish Premier League ee Rangers oo ay marti ugu tahay qalcadda xamaasadda iyo xiisaha ay u yeelaan taageereyaashu ee Ibrox Stadium.Tababare Ancelotti ayaan liiska ciyaartoygiisa kusoo darin Raphael Varane, David Alaba,…