Liverpool Oo Luminaysa Afar Ciyaartoy Oo Muhiim Ah Kaddib Isbeddel Ay
Kooxda kubadda cagta Liverpool ayaa madax-xanuun kusoo socdaa toddobaadyada soo aaddan, sababtuna waxay tahay in isbeddel ay FIFA ku samaysay sharcigeedu uu sabab u noqonayo in Reds ay lumiso afar ka mid ah ciyaartoygeeda muhiimka ah bisha soo socota.Tababare Jurgen Klopp oo ay kooxdiisu si fiican ku bilaabatay horyaalka Premier League oo ay kulankii furitaanka 3-0 ku garaaceen Norwich City ayaa waxa uu dareemayaa in qalalaase uu kusoo socdo uu uu waayi karo xiddigaha waaweyn ee naadigiisa bisha dambe ee September.Liverpool…